GGGGGG
Thursday, December 13th, 2018
header

Midowga Yurub oo sare u qaadaya taageerada dhaqaale ee uu siiyo Soomaaliya

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on July 12, 2018 by   ·   No Comments

Midowga Yurub oo ka mid ah Hay’adaha taageerada dhaqaale siiya Soomaaliya ayaa sheegay in deeqaha banii’aadnimo ee Soomaaliya uu sanadkan 2018 gaarsiiyay €89.5, kadib markii laga deyriyay xaalada bani’aadanimo ee Soomaaliya.

Qoondada Soomaaliya loo kordhiyay ayaa waxaa kaloo qeyb ka ah dalka Jabuuti, sida ku cad warka ka soo baxay Midowga Yurub.

Deeqdan lacageed ayaa waxa uu ujeedka yahay in wax looga qabto arrimaha Barakacayaasha, Abaaraha, Caafimaadka, Biyo nadiif ah in la helo iyo waxyaabo kale oo la xiriira dadka danta yar.

Wuxuu sheegay Midowga Yurub in €500,000 la siin doono dalka Djibouti si loo taageero qaxootiga halkaas ku nool, kuwaas oo ka soo qaxay dalalka Yemen, Somalia, Ethiopia iyo Eritrea,

Warbixinta Midowga Yurub ayaa sidoo kale waxa ay sheegtay in kordhinta daqliga ay wax badan ka bedeli doonto arrimaha bani’aadanimo ee Soomaaliya, oo hada mareysa meel liidata

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

DFS oo ka hadashay xariga Mukhtaar Rooboow

December, 13, 2018
War qoraal ah oo kasoo baxay Wasaaradda Amniga ...

Xildhibaano cambaareeyay xarigii Mukhtaar Rooboow

December, 13, 2018
Qaar kamid xildhibaanada golaha Shacabka Soomaaliya gaar ahaan ...

sawiro;’Dawladaha Soomaaliya Iyo Qatar Oo Kala Saxiixday Heshiisyo Muhiim Ah

December, 13, 2018
Dowladaha Soomaaliya iyo Qatar ayaa magaalada Dooxa ku ...

Sawiro:- Ra’iisul Wasaare Khayre Oo La Kulmay Dhiggiisa Dawladda Qatar

December, 13, 2018
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali ...

Guddiga Doorashada Koonfur Galbeed: Doorashada Waxaa Ay Dhaceysaa 19-ka December

December, 13, 2018
December 13, 2018 Guddiga doorashada maamulka koonfur galbeed ee ...

DAAWO SAWIRO: Sidda Madaxweynaha Eritrea Muqdisho loogu soo dhaweeyay

December, 13, 2018
Wafdi uu hoggaaminaayo madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki ayaa ...

Dagaal Culus Oo Ka Dhacay Gobolka Galgaduud

December, 13, 2018
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal ...

DEG DEG:-Muqtaar Roobow Oo La Sheegay In Baydhabo Lagu Xiray

December, 13, 2018
Wararka naga soo gaaraya Magalada Baydhabo ee Xarunta ...

Amaro lagu soo rogay Shacabka kunool Baydhabo

December, 13, 2018
Taliska Booliska Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxa ay ...

Xukuumadda Soomaaliya oo ka hadashay Mooshinka laga keenay Farmaajo

December, 13, 2018
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed ...

Maqaallo