GGGGGG
Monday, March 25th, 2019
header

Kala fadhigii 4aad ee Baarlamanka Hirshabeele oo Furmay.

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on July 12, 2018 by   ·   No Comments

Maxamed Cabdi Waare Madaxweynaha maamul goboleedka Hirshabele ayaa maanta si rasmi ah u furay kalfadhigii 4aad  ee baarlamanka hirshabeele guddoomiyaha golaha shacabka qaranka Maxamed Sheekh Mursal iyo guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle Sheekh Cismaan Barre ayaa sidoo kale goob joog ka ahaa munaasabada lagu furayay kalfadhiga baarlamanka.

Sheekh Cismaan Barre Maxamed Gudoomiyaha baarlamanka Hirshabeele oo ugu horayn kal fadhiga ka hadlay waxa uu ka warbixiyay shaqooyinka u yaala golaha baarlamanka hirshabeele kuwaas oo loo baahan yahay in la qabto mudada u dhaxaysa kalfadhiga kale, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan gudoomiyaha baarlamanka Soomaaliya dhankiisa waxa uu tilmaamey in farxad ay u tahay in markii ugu horaysay uu khudbad u jeediyo baarlamanka Hirshabeele, sidoo kalena waxa uu ka codsaday in shaqooyinkooda ay u gutaan hab waafaqsan sharciga.

Maxamed Cabdi Waare madaxweynaha hirshabele oo ugu danbayn goobta ka hadlay waxa uu khudbadiisa diirada ku saaray arimaha amniga, dhaqaalaha, dib u dhiska hirshabeele iyo arimo kale “Waxa aan dooneynaa in dhowaan amniga guud ahaan Hirshabelle nabad lagu soo dabaalo isla markaana aan ka xoreyno kooxaha” ayuu yiri madaxweyne Waare.

Ugu danbayn madaxweynuhu waxa uu ugu baaqay xildhibaanada in ay dardargeliyaan shaqooyinka adag ee horyaala si hirshabeele ay u gaarto horumar muuqda.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Doorasho Maanta ka dhaceysa Magalada Gaalkacyo

March, 25, 2019
  Magalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug waxaa ka ...

Akhriso:-Sababta loo xiray Wadooyinka qaar ee Muqdisho

March, 25, 2019
Waxaa Maanta xiran wadooyinka qaar ee Magalada Muqdisho,waxaana ...

Wararkii Ugu Dambeeyay Dhul-Gariir Caawa Ka Dhacay Kenya

March, 25, 2019
Dhul ruxankii xalay saacaddu markay ahayd 7.22 daqiiqo ...

Yuusuf Madaale”Amniga Muqdisho meeshii ugu xumeyd ayuu joogaa Isbarbar yaac ayaana ka jira”

March, 25, 2019
Iyada oo maalmihii dambe uu sii xumaanayay amniga ...

Wasiir kale oo ka mid ah Somaliland oo Musuq loo heysto

March, 25, 2019
Xeer ilaalinta guud ee Somaliland ayaa sheegtay in ...

Howlgal ka dhacay Muqdisho & dad badan oo lagu qabqabtay

March, 25, 2019
Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya waxaa ay ...

Faah Faahin Dagaal ka dhacay Gobalka Doollo.

March, 24, 2019
Inta la xaqiijiyey 2 ruux ayaa ku dhimatay ...

DEG DEG: Dhulgariir ruxay Kenya

March, 24, 2019
Sidda ay xaqiijiyeen Warbaahinta Kenya Dhulka ayaa ruxmay ...

Ciidamo kale oo ku dhawaaqay in ay kasoo baxayaan Furimaha dagaalka

March, 24, 2019
Cutubyo ka mid ah Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ...

Sawirro:-Ciidanka Danab Oo Al-Shabaab Kala Wareegay Deegaano Hor Leh

March, 24, 2019
Ciidamada Kumaandooska ee Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa wada ...

Maqaallo