GGGGGG
Tuesday, October 23rd, 2018
header

Xog Culus Akhriso Magacyada Sarakiisha Galmudug Dagalkii Shabab Koonfurta Mudug lagula galay ku dhintay iyo Sarakiisha Galmudug oo Xaqijiyay

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on July 10, 2018 by   ·   No Comments

Dagaalkii ka Dhacay Deganada u dhaw Dhaw Deganka Caaad Waxaa Halkaasi ka Dhacay Dagaalo socday Mudo Sadax Maalin ah iyadoona Dagaalka markii hore uu ku Bilowday Mid u dhaxeyay Dadka Deganka iyo Sidoo kale  Kooxda Alshabab  waxana ugu Danbeyn dagaalka ka qayb galay Ciidamo ka Socad kuwa Galmdug oo marki danbe gadaal  uga soo biiray

inkastoo Warbahinta Galmudug loo diiday in ay Si faah faahsan uga hadlaan Dagalkaasi isla markana Warbahinta gudaha aysan  soo hadal qaadin dhibatada shabab ay ka geysteen degankaasi aya waxa soo ifbaxaya  qasaaro la shegayo in dhanka Galmudug dagaalkaasi uu ka soo gaaray

Sarakiil ka tirsan Galmudug oo ay alsaaxo.com la xariitay aya shegay in ay jiran ciidan dhanka galmudug dagaalkaasi uga dhintay inkastoo sarakiisha qaarkood aan uga gaabsanay in aan qorno magacooda arimo la xariira amaankooda

Waxa ay sarakiisha shegeen in ay jiran ciidan ka tirsana dadka deganka oo u qorna ciidan ahaan in dagaalka ay ku dhinten iyadoo sidoo kalena shegay in ay jiran ciidan kale kuwa dagaalka gadaal uga biiray in ay ka soo gaartay waxyelo dagaalkaasi

Akhriso Magacyada Magacyada Ciidanka galmudug dagaalka loga Dilay

1: Maxamed Nuur Jamac

2: Cali  barsame 

3: Mohamed  Gelle

4: Goobe Gurey

5;Sadaq  roobow Ahmed

6: Nuunow Qoje Cali

7: Xasan Rasmiir 

Waa Qayb Ka mida Magacyada Ciidanka Galmudug Dagalkii ka dhacay Koonfurta Gobalka Mudug ee lala Galay Shabab looga Dilay Waxana tirada Ciidankaasi  Warhinta allsaaxo u shegay sarakiil ka tisan Lamaha Amaanka Galmudug oo diiday in Magacooda la  baahiyo

Warar lagu kalsoon yahay aya shegay in tirada dadkaasi ay qayb ka yihiin dadka deganka oo ciidan ahaan iyagoo abaabulan ugu qorna fgalmudug waxana sidoo kale jira ilo inta ka madax banan oo shegaya in tirada dadka ku dhintay  marka la isku daro  ciidanka iyo dadkii deganka dagaalka ka qayb galay in intaasi ay ka badan yihin.

Ma jiro warar inta ka baxsan oo dhanka galmudug ka soo baxay ee ku adan tirada  dadka galmudug dagaalka uga dhimatay ama uga dhawacantay balse warbaahinta alshabab oo dagaalkaasi ka hadlay waxa ay shegeen in dagaalka ay ku dhinteen ku dahwaad 25 askari oo ka mid ahaa ciidanka Maamulka galmudug

Sikastaba ha ahaate  arintan waxa ay ku soo  beegmaysa Xili Alshabab ay isku sii balarinayan deganada dhaca Koonfurta Gobalka Mudug iyadoo mudooyin badan maamulayay qaybo ka mida degankaasi

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Shirka maamul goboleedyada oo maanta la filayo in la soo gaba gabeeyo

October, 23, 2018
Magaalada Garowe waxaa ka socda shir maalinkii Saddexaad ...

Hay’adaha ammaanka oo Muqdisho ku qabtay burcad dhac ka geysan jirtay Muqdisho

October, 23, 2018
Ciidamada ammaanka dowladda federaalka Soomaaliya oo maalmahan dambe ...

Sawirro:-Ciidamo Ka Socda AMISOM Oo Ku Soo Wajahan Soomaaliya

October, 22, 2018
Dhawaan  ayaa la filayaa in Ciidamo ka socda ...

Sawirro:-Mas’uul Matalaya Maamulka G/Banaadir Oo Ka Qeyb Galaya Shirka Golaha Maayarada Caalamka

October, 22, 2018
Guddoomiye Ku-Xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Maamulka Gobolka Banaadir ...

Wasiirka amniga oo furay shir looga hadlayo dardar gelinta hawlaha Hayadda socdaalka.

October, 22, 2018
Wasiirka amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar ...

Daawo:-Telefishinka CNN Oo Soo Bandhigay Muuqaal Video Cusub Ee Kiiska Saxafigii Jamaal Khashoggi

October, 22, 2018
Muuqaal ay Kaamerooyinka Qarsoon duubeen ayaa waxaa si ...

Puntland Oo Si Kulul Uga Hadashay Dagaal Ka Dhacay Gobolka Sool

October, 22, 2018
Dowlad Goboleedka Puntland ayaa si kulul uga hadlay ...

Sawirro:-Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Maanta Kormeer Sameeyay

October, 22, 2018
Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan ...

Sawirro:-War Laga Soo Saaray Dagaal Beeleed Ka Dhacay Gobolka Sool

October, 22, 2018
Saakay waaberigii ayaa dagaal beeleed waxa uu ka ...

Dhagayso:Dowlad Goboleedyada Oo Ka Jawaabay Qoraalkii Wasaaradda Arrimaha Gudaha

October, 22, 2018
Afhayeenka Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Cabdullaahi Sheekh Xasan ...

Maqaallo