GGGGGG
Monday, July 16th, 2018
header

Sawirro:Wasiirka Difaaca iyo mas’uuliyiin kale oo kormeerey Xerada Janaraal Dhaga-badan

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on July 10, 2018 by   ·   No Comments

Xerada tabbabarada ciidanka xoogga dalka ee Janaral Dhaga-badan, ayay kormeer howleed maanta ku tageen wasiirka Gaashaandhigga, Taliyaha ciidanka xoogga dalka, xoghayaha guddiga difaaca ee golaha shacabka iyo saraakiil kale.

Qaar kamid ah askartii horey, Imaaraadka gacanta ugu hayeen ayaa hadda lagu leyliyaa xerada, waxayna mas’uuliyiinta soo indha indheeyeen qeybaha xerada, sida goobaha tabbabarka iyo qeybta cuntada, iyadoo mas’uuliyiinta ay la kulmeen saraakiisha midowga Yurub ee Tabbabarta ciidanka xoogga dalka oo ugu warbixisay howlaha ay halkaas ka hayaan.

Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliya, sareeyo Gaas, C/weli Jaamac Gorod, oo la hadlay askasta tabbabarka u socday ayaa ku booriyay in ay u adkeystaan leyliga, si dalka ay u anfacaan.

Xoghayaha guddiga difaac ee golaha shacabka, xildhibaan Sadiiq Warfaa, ayaa sheegay in miisaaniyadda wasaaradda Gaashaandhigga la kordhin doono sanadka soo aadan maadaama uu dalka dagaal ku jiro.

Mudane Xasan Cali Maxamed (Amar-dambe) wasiirka difaaca ee Soomaaliya ayaa sheegay in dhismaha ciidanka xoogga dalka ay ka go’an tahay madaxda dowladda Soomaaliya, isla markaana uu u taagan yahay fulinta hadafkaas.

Sidoo kale, wasiirka Gaashaandhigga, Mudane Xasan Cali Maxamed (Amar-dambe) iyo mas’uuliyiinta kale, ayaa saldhiga howlgalka ciidanka Midowga Yurub ee tabbabarada siiya ciidanka xoogga dalka waxaa ay kula kulmeen Taliyaha cusub ee howlgalkaas BRIGADIER GENERAL MATTEO SPREAFICO iyo GENERAL PIETRO ADDIS oo xilkaas baneeyay, ayagoo kala hadlay dardargelinta howlaha dib loogu dhisayo ciidanka xoogga dalka oo ay wadaan Midowga Yurub.

Dhanka kale, wasiirka Gaashandhigga Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Maxamed (Amar-dambe) ayaa la kulmay sarkaalka Midowga Yurub siyaasadda dibadda ee bariga iyo Koonfurta Afrika u qaabilsan ERIC GALVIN, ayagoo isku afgartay in midowga Yurub ay kordhiyaan taageerada Wasaaradda Gaashaandhigga.

Wasiirka difaaca Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Maxamed (Amar-dambe), oo la hadlay warbaahinta qaranka, ayaa sheegay in Midowga Yurub ka caawin doonaan dib u dhiska xeriyaha ciidanka xoogga dalka, kor u qaadista xirfadda shaqaalaha shacabka ah ee wasaaradda iyo arrimaha kale oo muhiim ua ah howlaha wasaaradda.

Wasiirka Gaashandhigga xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Maxamed (Amar-dambe) ayaa sheegay in ay ku dadaalayaan helitaanka xuquuqda askarta ciidanka Soomaaliya isla markaana loo baahan yahay in loo diyaar garoobo sidii nabad diidka dalka looga xoreyn lahaa.

?

 

?

 

?

 

?

 

?

 

?

Readers Comments (0)




Wararkii ugu dambeeyay

Xog Farshaxan : Wax ka baro abtirka Barack Obama

July, 16, 2018
Waxaa dalka Kenya soo gaaray madaxweynihii hore ee ...

Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Soomaaliya oo furay fadhigga 1-aad ee shirka Madasha Iskaashiga Soomaaliya ee Brussels

July, 16, 2018
Brussels–Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahad ...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo qaar kamid ah guddiyada Golaha Shacabka ku wareejiyay Xafiisyadii ay ku shaqeyn lahaayeen+Sawirro

July, 16, 2018
Muqdisho - Kusimaha Madaxweynaha Dalka ahna Guddoonka Golaha ...

Weer lagu dilay dad rayid ah oo ka dhacay Waqooyiga dalka Mali

July, 16, 2018
Mali- Ugu yaraan 12 qof oo rayid ah ...

Agaasimaha Hey`adda NISA oo shaqada ka joojiyay ku xigeenadiisa

July, 16, 2018
Sida ku cad warqad ka soo baxday Xafisska ...

Midowga Yurub Oo Wafdigii Axmed Madoobe Ku Qanciyey Ka Qeybgalka Shirka Brussels

July, 16, 2018
Warar goor dhow ay Goobjoog News, ka heshay ...

Shirka arrimaha Soomaaliya oo ka furmay Brussels ee dalka Belgiumka+Sawirro

July, 16, 2018
Brussels(SONNA);- Magaalada Brussels ee Xarunta dalka Belgium-ka, waxaa ...

Maxaa laga filan karaa Shirka Brussels? (Faallo)

July, 15, 2018
Shirar badan oo looga hadlayay Arrimaha Soomaaliya ayaa ...

Waraysi:Xayiraad Wali saaran Dagmada Xudur Gobalka Bakol

July, 15, 2018
Xudur, Waa magaalo madaxda gobolka bakool mudo ka ...

Labo Sano kadib Turkey & Afgambigii Dhicisoobay (Warbixin)

July, 15, 2018
Wuxuu ahaa Habeen Taariiqi ah 15 July sanadkii ...

Maqaallo

Xog Farshaxan : Wax ka baro abtirka Barack Obama

July, 16, 2018
Waxaa dalka Kenya soo gaaray madaxweynihii hore ee ...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo qaar kamid ah guddiyada Golaha Shacabka ku wareejiyay Xafiisyadii ay ku shaqeyn lahaayeen+Sawirro

July, 16, 2018
Muqdisho - Kusimaha Madaxweynaha Dalka ahna Guddoonka Golaha ...

Weer lagu dilay dad rayid ah oo ka dhacay Waqooyiga dalka Mali

July, 16, 2018
Mali- Ugu yaraan 12 qof oo rayid ah ...

Midowga Yurub Oo Wafdigii Axmed Madoobe Ku Qanciyey Ka Qeybgalka Shirka Brussels

July, 16, 2018
Warar goor dhow ay Goobjoog News, ka heshay ...

Shirka arrimaha Soomaaliya oo ka furmay Brussels ee dalka Belgiumka+Sawirro

July, 16, 2018
Brussels(SONNA);- Magaalada Brussels ee Xarunta dalka Belgium-ka, waxaa ...

Maxaa laga filan karaa Shirka Brussels? (Faallo)

July, 15, 2018
Shirar badan oo looga hadlayay Arrimaha Soomaaliya ayaa ...

Waraysi:Xayiraad Wali saaran Dagmada Xudur Gobalka Bakol

July, 15, 2018
Xudur, Waa magaalo madaxda gobolka bakool mudo ka ...

Labo Sano kadib Turkey & Afgambigii Dhicisoobay (Warbixin)

July, 15, 2018
Wuxuu ahaa Habeen Taariiqi ah 15 July sanadkii ...

Wasiirka amniga oo eedeyn u jeediyay dadka xirnaanshaha wadooyinka dhaliila

July, 15, 2018
Wasiirka Amniga dowladda Soomaaliya ayaa eedeyn u jeediyay ...

(WARBIXIN) Wafdi Ka Socda Sirdoonka Imaaraadka Carabta Oo La Sheegay Inay Somalia U Yimaadeen Si Ay U Maalgeliyaan Maleeshiyo-Beeleedyo

July, 15, 2018
Xeel-dheere Siyaasadeed oo lagu magacaabo C/llaahi Faarax Mire ...

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com