GGGGGG
Sunday, February 17th, 2019
header

General Gorod oo la kulmay saraakiil dhalinyaro ah (SAWIRRO)

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on July 9, 2018 by   ·   No Comments

Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliya S/gaas C/wali Xuseen Jaamac iyo Abaandullaha ciidanka xoogga dalka oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga dalka ayaa kulan dhiiragalin iyo bogaadin ah u sameeyay saraakiisha dhalinyarada ah ee ka tirsan xoogga dalka.

Kulanka ayaa waxaa intiisa badan looga hadlay sidii saraakiisha dhalinyarada ah ay u hogaamin karaan howlgalada dalka looga xureynayo ururka Al-shabaab

Abaandullaha ciidanka xoogga dalka General Cabdullaahi Cali (Caanood) ayaa waxa uu sheegay in saraakiisha dhalinyarada looga baahan yahay in ay si daacad ah ku hogaamiyaan howlgalada dalka looga saarayo Al-shabaab.

Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliya S/gaas C/wali Xuseen Jaamac (Gorod) ayaa saraakiisha dhalinyarada ah faray in ay u diyaar garoobaan Howlada ka dhanka ah Al-shabaab.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Amar la dul-dhigay Maareeyayaasha Garoomada Diyaaradaha Hir-Shabeelle

February, 17, 2019
Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawada ...

Xarun waxbarasho lacag la’aan ah oo laga hirgeliyay deegaan waqooyi bari ka xiga Gaalkacyo

February, 17, 2019
Dugsigaan Hoose Dhexe oo ah mid loogu talagalay ...

Dowladda Kenya Oo Sheegtay Inay Soomaaliya Tahay Dal Caddow Ku Ah

February, 17, 2019
Dowladda Kenya waxay sheegtay in dalka Soomaaliya oo ...

Baarlamaanka Puntland Oo Maanta Kulan Yeelanaya

February, 17, 2019
Golaha Wakiilada maamulka Puntland ayaa manta kulan kul ...

Puntland Oo Sheegtay Inay Ka Hortageyn Weeraro Ka Dhan Ah Al-Shabaab

February, 17, 2019
Ciidamada amniga maamulka  Puntland ee PSF ayaa howlgal ...

Maamulka degmada Qoryooley oo faah faahiyay dagaalkii ka dhacay degmadaas

February, 17, 2019
Xalay fiidkii ayay aheyd markii degmada Qoryooley ee ...

Saraakiisha xoogga oo sheegay inay howlgal ku dileen Sarkaal ka tirsan Shabaab

February, 17, 2019
Ciidamada xoogga dalka ayaa waxaa ay saacadihii la ...

Al-Shabaab oo xalay weeraray degmada Qoryooleey & dagaal ka dhacay

February, 17, 2019
Wararka naga soo gaaraya degmada Qoryooley ee Gobolka ...

Kenya oo xiriirka Diplamaasi u jartay Soomaaliya

February, 17, 2019
Dowladda Kenya ayaa  ku dhawaaqday in ay xiriirka ...

SONSA OO KU BAAQDAY IN LAGA CAFIYO DEEMAHA LAGU LEEYAHAY DALKA SOOMAALIYA

February, 16, 2019
: Dallada Bulshadda Rayidka ee SONSA oo horay ...

Maqaallo