GGGGGG
Saturday, August 18th, 2018
header

Faah faahin:- Khasaaraha ka dhashay Dagaal dhexmaray ciidanka dowladda iyo Al-Shabaab

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on June 14, 2018 by   ·   No Comments

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar xalay fiidkii ka dhacay xaafada ka tirsan magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, kaasi oo geystay khasaare kala duwan.

Weerarkan ayaa yimid kadib markii rag ka tirsan xoogaga ururka Al-shabaab oo tiro ahaan lagu qiyaasay Sagaal nin ay wadada u galeen ciidan xero ka soo baxay kuna wajahnaa xero kale, halkaasi waxaa labada dhinac ku dhexmaray iska hor imaad daqiiqado badan socday.

Taliyaha Ciidanka xoogga Guutada 5-aad ayaa  sheegay dagaalkaasi in ay ku dileen nin Shabaab ka tirsanaa, laba kalnena ay ka dhaawaceen, dhankooda ayuu sheegay in dhaawac fudud uu ka soo gaaray Hal askari oo ka tirsan ciidanka xoogga dalka.

“Waxaan kuu sheegaa nimankii cadowga ahaa oo tiro ahaan gaarayay Sagaal nin in ay wadada u galeen ciidan xero isku bedalayay, waxaa dhexmaray iska hor imaad, waxaan ka dilnay Hal Argagixisada ka tirsanaa, laba kanena waan ka dhaawacnay oo waa ay jiiteen, dhankeena Hal askari ayaa nooga dhaawacmay dagaalkan.” Ayuu yiri Taliyaha Ciidanka xoogga Guutada 5-aad.

Wararkii ugu dambeeyay ee saakay naga soo gaaraya magaalada Beledweyne ayaa waxa ay sheegayaan in ciidanka dowladda ay bilaabeen hawlgal ay ku raadinayaan raggii xalay weerarka soo qaaday, waxayna u jiheysteen dhanka ay ka yimaadeen xoogaga Al-Shabaab.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Duqa Muqdisho oo dib ugu soo celiyey Gurigooda qoys dan-yar ah+Sawirro

August, 18, 2018
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan ...

Dowladda Qatar Oo Soo Saartey Eedeyn Ka Dhan Ah Sacuudiga Oo Ku Saabsan Arrimaha Xajka

August, 18, 2018
War ka soo baxay Dowladda Qatar ayaa waxaa ...

Xubno ka tirsan dekadda Muqdisho oo xabsiga la dhigay

August, 18, 2018
Ciidamada amaanka ayaa goordhaw waxa ay xabsiga dhigeen ...

Guddoomiyihii Baarlamaanka Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Oo Iscasilay

August, 18, 2018
Wararka aanu hadda ka helayno magaalada Jigjiga ee ...

Akhriso:-Garsoorayaasha Maxkamadda Sare oo la dhaariyey

August, 18, 2018
Gudoomiyaha maxkamada Racfaanka ayaa maanata Dhaariyay Garsoorayaasha Maxkamada ...

Dawlada Tukiga oo sheegtay inaysan jirin cid ay kula tartamayso Soomaaliya

August, 18, 2018
Turkigu kula tartami mayo wadan kale isku dayga ...

Xoghayihii hore ee Qaramada Midoobay Kofi Annan oo geeriyooday isagoo 80 jir ah

August, 18, 2018
Xoghayihii hore ee Qaramada Midoobay, Kofi Annan ayaa ...

Guddoomiyaha Baarlamaanka oo xil u magacaabay ku xigeenkii NISA ee uu Farmaajo xilka ka qaaday

August, 18, 2018
Ku-simaha Madaxweynaha Soomaaliya, ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Mursal ...

RW Kheyre oo ku amray Diblomaasiyiinta Safaaradda Sudan inay degdeg ku soo galaan dalka

August, 18, 2018
Wasaaradda arrimaha dibadda iyo Iskaashiga caalamiga ah oo ...

Mooshin loo gudbiyay Guddoonka Baarlamaanka Puntland

August, 18, 2018
Gudoomiyaha Baarlamaanka maamulka Puntland ayaa ka aqbalay mooshin ...

Maqaallo

SAWIRRO:RW kheyre oo bilaabay la xisaabtanka wasiirada

August, 18, 2018
Raiisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa bilaabay ...

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com