GGGGGG
Tuesday, October 23rd, 2018
header

Dhalinyaro Baraha Bulshada ku soo bandhigay Sawiro Anshaxa ka baxsan

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on June 14, 2018 by   ·   No Comments

Waxa dhawaan soo if baxay dhalinyaro Rar iyo Dumar isugu jira oo Arrimo Cajiib ah oo aad loola yaabay ku soo ban dhigay Baraha Bulshada, kuwaasoo ka Caraysiiyey Dadbadan.

Dhalinyaradan Oo iskugu jira wiilal iyo gabdho ayaa bulshada la wadaagayey sawiro anshaxa dhaqanka suuban ee Soomaalida ka baxsan, Sidoo kalene Diiniyan laga dayriyey sida ay Rag iyo dumar iskugu dhag-dhaganyihiin oo aan hore loo arag  isla markaana aan la garanayan waxay ay ka turjumayaan iyo u jeedada rasmiga ah ee ka damaysa.

markasta oo aad booqatid baraha bulshadu ku wada xidhiidho ee facebook Twitter Snabchat Iyo waca kale waxa ay  indhahaagu qabanayaan sawirro ay ka muuqdaan wiilal iyo gabdho da`yar oo inta ay ku soo labisteen hu` modow oo isla markaana isku kala qaybiyay laba qaybood oo ka kooban rag iyo dumar dibna samaynaya ficilo kala duwan sida iyagoo laabta isku haya ama iyagoo banaynaya (Qaawinaya) qaybo ka mid ah jidhkooda, sida hablaha qaar oo lugna ku istaagaya lugna saaraha Wiilka meelo Jidhkiisa ka mid ah.

waxaa si wayn loo hadal hayaa sawiradan layaab ka leh ee wiilasha iyo  gabdhuhu ku wada jiraan  oo lagu soo bandhigay baraha bulshadu ku wada xishiidho ee loo yaqaano facebook  oo cid kasta oo isticaamsha ay aad ulla layaabayaan sawiran waxaana aad arkaysaa dadkii oo qaybta rayi dhiibashada ama loo yaqaano (Comment) iskula wadaagaya fikiro kala duwan oo ay ku kala qayb sameen dadyowga kala duwan ee isticamaala facebook-gu.

Arrintan ayaa imanaysa ka dib markii maalmo kooban uun laga nastay sawiro Mudoomiyinkii u dambeeyey aad u haystay Baraha Bulshadu ku wada xidhiidho Oo laysku waydarsanyay sawirro kala duwan oo la xidhiidha sanadkan aynu ku jirno iyo sanadihii  hore ee la soo dhaafay.

Waxana  muddo badan lagu soo celcelinayay baraha bulshada oo qofkastaa uu samaynayay in uu  is barbar-dhig ku sameeyo  sawirradiisa kala duwan ama uu wakhti fara badan ka soo wareegay iyo kuwa uu dhawaan galay.

Illaa wali alaankaasi lama garanayo sababta ka dambaysa iyo u jeedada ay ka leeyihiin dadkan baraha bulshada ku soo bandhigayay inay sameeyaan is barbar-dhiga sawirada (BEFORE AND After) oo xitaa ay samaynayeen masuuliyiin xilal ka haya deegaanadda ay soomaalidu degto.

arintani ayaa dad badan ka yaabisay isla markaan waxa lays waydiinayay sobobta ka dambaysa in wakhti xadirkan la soo bandhigo laba sawir oo ah sanadkan iyo sanadadii tagay.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

dhageyso ;xiisah badanaa bar’ xulka wreysiyad ee radio vos c’wqa

October, 23, 2018
halakn ka dhageyso baraamijkiii  xiiisah badanaa ee xulka ...

Waraysi:Cadaymo ah in somaliland ku lug leedahay Dagaalada sool oo la shaaciyay

October, 23, 2018
Mohamuud Xasan Soo Cadde Oo ka mid ah ...

Dhagayso:Aqalka Sare oo sheegay in xukuumadda ay ka heleen jawaabtii ay ka sugayeen

October, 23, 2018
Golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ...

Akhriso:-Musharixiinta Madaxweynaha Puntland Oo Digniin Soo Saaray

October, 23, 2018
Puntland Focus Group ayaa warsaxafeed ka soo saartay ...

Waraysi:Muxuu Salka Ku hayaa Khilaafka Siyaasadeed Ee ka Dhaxeeya Madaxda Maamul Goboleedyada Qaarkood Iyo Dawladda Dhexe?

October, 23, 2018
Khilaafka Siyaasadeed Ee Ka Dhaxe-Aloosan Madaxda Maamul Goboleedyada ...

Sawirro:-Wasiirka Boostada & Isgaarsiinta Oo Furay Shirweynaha Teknolojiyada Muqdisho

October, 23, 2018
Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada, Md. Eng Cabdi ...

Hogaamiye ku xigeenkii Daacishta Soomaaliya oo lagu dilay Muqdisho.

October, 23, 2018
Sida ay sheegayaan wararka  hogaamiye ku xigeenkii dagaalamayaasha ...

Madaxweynaha Turkiga oo caalamka Warbixin ka siiyay dilkii Khashoggi

October, 23, 2018
Madaxweynaha Turkiga Reccep Tayyip Erdogan ayaa shaaca ka ...

DHAGEYSO: RW Kheyre oo Amar siiyay Wasiirka Difaaca iyo Taliyaha Xoogga

October, 23, 2018
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan ...

Dowladda Soomaaliya oo War kasoo saartay dagaalka Sool

October, 23, 2018
Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ...

Maqaallo