GGGGGG
Sunday, June 17th, 2018
header

Abaanduulihii hore ee ciidanka xoogga dalka oo geeriyooday

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on June 14, 2018 by   ·   No Comments

aliyaha Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed S/gaas C/wali Jaamac Gorod, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray Qoyskii, Eheladii, Asxaabtii iyo Ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Allah u naxariistee Abaanduulihii hore ee Ciidanka Xoogga dalka Gen. Cali Baashi Maxamed Cumar oo ku geeriyooday Dalka Ingiriiska.

S/gaas C/wali Jaamac Gorod, ayaa Alle uga baryey Marxuumka inuu naxariistiisa janno ka waraabiyo, wuxuuna Eheladiiii, Asxaabti iyo qaraabadii uu ka tagayna Rabbi ugu baryay inuu samir iyo iimaan ballaaran ka siiyo.

Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, ayaa sheegay in Meydka Marxuumka la keenayo magaaladda Muqdisho, si aas Qaran loogu sameeyo.

Sidoo kale Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/guud Bashiir Maxamed Jaamac Keynaan iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/guuto Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko, ayaa tacsi u diray Qoyskii, Eheladii iyo Ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Allah u naxariistee Abaanduulihii hore ee Ciidanka Xoogga dalka Gen. Cali Baashi Maxamed Cumar.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

AKHRISO:Madaxada Xukuumada Maamulka Galmudug oo magacabayagasimha war faafinta xafiska madaxa xukuumada

June, 17, 2018
Wareegto ka soo Baxaday Xafiiska madaxa Xukuumada maamulka ...

WAR NAXDIN LEH : Wiil dhalinyaro ah oo Sabab La Yaab leh isugu dal dalay Gobolka Mudug +DHAGEYSO

June, 17, 2018
Wararka ka imaanaya Degmada Camaara ee Gobolka Mudug ...

AKHRISO: Dowladda Soomaaliya oo soo saartay Digniin ku socota Kalluumeysatadda Soomaaliyeed ( MAXEY TAHAY)

June, 17, 2018
Wasaaradda Kaluumeeysiga iyo Kheyraadka Badda ayaa uga digtay ...

SAWIRRO: Wafdi uu hoggaaminaayo Ra’iisul Wasaare Kheyre oo kusii jeedda Yurub (OGOW UJEEDKA)

June, 17, 2018
Wafdi uu hoggaaminaayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa ...

DAAWO:- Hibo Nuuro oo ka hadashay Waxay kusoo Aragtay Xamar iyo Safarkii MD. Farmaajo ay u raacday

June, 17, 2018
Fanaanada Soomaaliyeed Hibo Nuuro oo kamid ah Hoboladii ...

Waraysi:Wiil Dhalin Yara ah oo isku Dilay Camaara

June, 17, 2018
Wararka Ka imaanaya Degmada Camaara Ee Gobolka Mudug ...

SAWIRRO: Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo xafiis cusub ka furatay Buula-burde

June, 17, 2018
Hay’adda Socdaalka iyo jisniyadda Soomaaliya ayaa markii ugu ...

Muwaadiniin U Dhashay Wadanka Britain Oo Galbiyey dalxiisayaal Ku Safrayey xeebaha Wadanka Soomaaliya

June, 17, 2018
Wargeyska Daily Mail ee ka soo baxa dalka ...

Waa Kuma Kabtanka Xulka Brazil Kulanka Caawa Ee Switzerland?

June, 17, 2018
Tababaraha xulka qaranka Brazil ee Tite ayaa magacaabay ...

Muhaajiriin Afrikaan ah oo Badda Laga Soo Samata bixiyay oo Gaaraya Spain

June, 17, 2018
In ka badan lix kun oo qof oo ...

Maqaallo

Waraysi:Madaxda Ugu Sareysa Maamulka Gal-mudug Oo Lagu Eedeeyey In Ay Baalmareen Dastuurka U Degsan Dawlad Goboleedka Gal-mudug…

June, 17, 2018
Xilli Uu Weli taagan yahay Khilaafka Siyaasadeed Ee ...

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com