GGGGGG
Saturday, August 18th, 2018
header

Waraysi:wax ka ogow sababta ka dambeysa dib u dhicii ku yimid magacaabista golaha wasiirada galmudug

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on June 13, 2018 by   ·   No Comments
Xili Todobaadyadii la soo dhaafay uu si weyn u soo if baxay khilaafka u dhaxeeya Madaxda Uga sareysa Maamulka Galmudug Ayaa waxaa weli taagan khilaafka u dhaxeeya madaxda Galmudug, Taasi oo sababtay in uu Dib xakad kalo shaqadii maamulkii.
khilaafka ayaa sidoo kale waxaa uu saameeyey Ku dhawaaqista Golaha wasiirada Galmudug Taa oo lagu waday in Maalamaha soo socda lagu dhawaaqo hase ahaatee uu dib u dhacay ka dib markii uu sii xoogeystay khilaafka ka dhex Taagan Madaxda Galmudug.
Xidhibaan Duraan Cali Farey (Al-Cadaala) Oo wareysi siiyey Radio Vos iyo allsaaxo Ayaa waxaa uu sheegay in dib u dhac ku yimid Ku dhawaaqista Golaha wasiirada ay sabab u tahay khilaafka iyadoo aan xaal laga gaarin khilaafkasina aysan Suura gal ahayn in lagu dhawaaqo Golaha wasiirada.
xidhibaan duraan ayaa sidoo kale waxaa uu ka hadlay halka ay kala Taagan Yihiin Axmed Docaale iyo QOlada Taageersan iyo Madaxweyne ku xigeenka Galmudug iyo Qolada kale ee La safan.
Uga Dambeyn Xidhibaan Duraan Cali Farey (Al-Cadaala). ayaa Baaq u diray dadka ka soo Hor jeeda Hormarka Galmudug.
Wariyaha Vos Aweys Bashiir C.raxmaan (Tima Jilac) ayuu u waramay
      wareysiga Xidhibaan Duraan Galmudug

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Duqa Muqdisho oo dib ugu soo celiyey Gurigooda qoys dan-yar ah+Sawirro

August, 18, 2018
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan ...

Dowladda Qatar Oo Soo Saartey Eedeyn Ka Dhan Ah Sacuudiga Oo Ku Saabsan Arrimaha Xajka

August, 18, 2018
War ka soo baxay Dowladda Qatar ayaa waxaa ...

Xubno ka tirsan dekadda Muqdisho oo xabsiga la dhigay

August, 18, 2018
Ciidamada amaanka ayaa goordhaw waxa ay xabsiga dhigeen ...

Guddoomiyihii Baarlamaanka Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Oo Iscasilay

August, 18, 2018
Wararka aanu hadda ka helayno magaalada Jigjiga ee ...

Akhriso:-Garsoorayaasha Maxkamadda Sare oo la dhaariyey

August, 18, 2018
Gudoomiyaha maxkamada Racfaanka ayaa maanata Dhaariyay Garsoorayaasha Maxkamada ...

Dawlada Tukiga oo sheegtay inaysan jirin cid ay kula tartamayso Soomaaliya

August, 18, 2018
Turkigu kula tartami mayo wadan kale isku dayga ...

Xoghayihii hore ee Qaramada Midoobay Kofi Annan oo geeriyooday isagoo 80 jir ah

August, 18, 2018
Xoghayihii hore ee Qaramada Midoobay, Kofi Annan ayaa ...

Guddoomiyaha Baarlamaanka oo xil u magacaabay ku xigeenkii NISA ee uu Farmaajo xilka ka qaaday

August, 18, 2018
Ku-simaha Madaxweynaha Soomaaliya, ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Mursal ...

RW Kheyre oo ku amray Diblomaasiyiinta Safaaradda Sudan inay degdeg ku soo galaan dalka

August, 18, 2018
Wasaaradda arrimaha dibadda iyo Iskaashiga caalamiga ah oo ...

Mooshin loo gudbiyay Guddoonka Baarlamaanka Puntland

August, 18, 2018
Gudoomiyaha Baarlamaanka maamulka Puntland ayaa ka aqbalay mooshin ...

Maqaallo

SAWIRRO:RW kheyre oo bilaabay la xisaabtanka wasiirada

August, 18, 2018
Raiisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa bilaabay ...

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com