GGGGGG
Wednesday, January 16th, 2019
header

Wararkii ugu dambeeyay Shabaab oo weeraray Qansax-dheere

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on June 13, 2018 by   ·   No Comments

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya, weerar xalay fiidkii Xoogag ka tirsan ururka Al-shabaab ay ku qaadeen fariisin ciidanka Maamulka Koonfur Galbeed ku lahaayeen degmada Qansax-dheere ee gobolka Baay.

Ilo xog ogaal ah oo soo xiganaya saraakiil dhinaca Millitariga ah ayaa allsaaxo u sheegay in weerarkaasi ay ku geeryoodeen laba ka mid ah ciidankii ku sugnaa fariisinka, halka ay ku dhaawacmeen laba kale.

Saraakiil ka tirsan maamulka Koonfuir Galbeed ayaa inoo sheegay inaanay jirin khasaare buuran oo weerarkaasi ka soo gaaray ciidankooda, waxayna tilmaameen in lagu daba jiro raggii weerarka ka geystay degmada Qansax-dheere.

Shabaab weli wax war ah kama aanay soo saarin weerarkan ay xalay ku qaadeen fariisin ciidanka maamulka  Koonfur Galbeed ku lahaayeen degmada Qansax-dheere ee gobolka Baay.

Dhinaca kale Shabaab ayaa duleedka deegaanka Buula-mareer ee gobolka Shabeellaha Hoose waxa ay fiidnimadii xalay ku gubeen gaari Qaad siday, iyada oo ay halkaasi ku geeryoodeen afar qof oo ka mid ahaa rakaabkii gaariga saarnaa.

Waxaa muuqata in Shabaab ay kordhiyeen weerarada ay ka geysanayaan deegaanada maamulka Koonfur Galbeed, tan iyo markii la guda galay bisha barakeysan ee Ramadaan, iyada oo Koonfur aysan weli jawaab muuqata ka bixin weerarada Shabaab.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Akhriso:-Madaxda Ka Qeyb Galeysa Xaflada Caleemo Saarka Madaxweynaha KGS

January, 16, 2019
Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa lagu ...

-Booliska Somalia Oo Ka Hadlay Cabashadii Xildhibaan Muno Key

January, 16, 2019
Xildhibaan Muno Sheekh Khaliif Abuu ( Muno Key) ...

Sawirro:-Booliska Somalia Oo Lagu Wareejiyay Qalab Lagu Ogaanayo Faraha Dadka Dembiilayaasha Ah

January, 16, 2019
Shabakadda Wararka ee AMISOM ayaa qortay inay Taliska ...

Ciidammada Kenya oo weli wada howlgal lagu soo afjarayo weerrarkii Nairobi

January, 16, 2019
Ciidammada ammaanka ee Kenya ayaa weli iskudayaya inay ...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo la caleema saarayo

January, 16, 2019
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ayaa lagu wadaa in ...

Dowladda Soomaaliya Oo Ka Hadashay Weerarkii Magalada Nairobi

January, 16, 2019
War-saxaafadeed ka Soo soo Wasaaradda arrimaha Dibadda Xukuumadda ...

Taliyaha guud ee ciidanka Booliska Kenya Joseph Boinett oo Faahfaahiyay Weerarkii Galabtay Nairobi ka dhacay

January, 15, 2019
Taliyaha guud ee ciidanka Booliska Kenya Joseph Boinett ...

Madaxweynaha Jubbaland oo gaaray Magaalada Dhoobley

January, 15, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ...

Madaxweyne Xaaf Oo Ka Badbaaday Weerar Qaraxyo Ku Bilowday Oo Ka Socda Nairobi

January, 15, 2019
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf ayaa wax ...

Akhriso:-Xisbiga Cadaaladda Iyo Horumarka”Waa In Lala Socdaa Hab Dhaqanka Guracan Ee Dowladda Farmaajo & Kheyre”

January, 15, 2019
Xisbiga Cadaalada iyo Horumarka oo ka mid ah ...

Maqaallo