GGGGGG
Wednesday, January 16th, 2019
header

Sergio Busquets Ayaa Wuxuu Dhaleeceen U Diray Madaxweynaha Kooxda Barcelona Ee Josep Maria Bartomeu

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on June 13, 2018 by   ·   No Comments

Laacibka qadka dhaxe  kooxda  Barcelona ee Sergio Busquets ayaa wuxuu dhaleeceen u diray madaxweynaha kooxda Josep Maria Bartomeu, kadib markii uu sheegay in koobka aduunka uu taageeri doono xulka qaranka Argantina uu hogaaminayo Lionel Messi.

Sergio Busquets ayaa wareysi uu siiyay wargayska “Mundo Deportivo” ee gobolka Catalonia wuxuu kaga hadlay hadalka naxdinta leh ee kasoo yeeray madaxweynaha Barcelona Josep Maria Bartomeu.

“Tani waa wax cajiib ah, sababtoo ah Josep Maria Bartomeu wuxuu hestaa cayaaryahano dhowr ah, hadaladiisa ayaa noqon kara qaab diblomaasi ah markii la weydiiyay Lionel messi.

“Laakiin hadii la su’aalay waa inaan weydiino sababta” Sergio Busquets ayaa si jees jees ah hadalkiisa u sii raaciyay “Laga yaabee inuu leeyahay qoys reer Argentina ah”.

“Waan ka carooday hadalkiisa, laakiin qof walba waxa uu leeyahay fikrad, waxaana laga yaabaa inuu jecel yahay xidigaha Lionel Messi iyo Mascherano oo kooxda nagula sugnaa”.

Jordi Alba ayaa sidoo kale dhaleeceeyay hadaladii Josep Maria Bartomeu ee ku saabsan in koobka aduunka uu taageeri doono qaranka Argantina sababa la xiriira Lionel Messi. wuxuuna carabka ku adkeeyay inuu doonayo in xulkiisa Spain uu ku guuleysan doono Koobka Aduunka.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Dowladda Soomaaliya Oo Ka Hadashay Weerarkii Magalada Nairobi

January, 16, 2019
War-saxaafadeed ka Soo soo Wasaaradda arrimaha Dibadda Xukuumadda ...

Taliyaha guud ee ciidanka Booliska Kenya Joseph Boinett oo Faahfaahiyay Weerarkii Galabtay Nairobi ka dhacay

January, 15, 2019
Taliyaha guud ee ciidanka Booliska Kenya Joseph Boinett ...

Madaxweynaha Jubbaland oo gaaray Magaalada Dhoobley

January, 15, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ...

Madaxweyne Xaaf Oo Ka Badbaaday Weerar Qaraxyo Ku Bilowday Oo Ka Socda Nairobi

January, 15, 2019
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf ayaa wax ...

Akhriso:-Xisbiga Cadaaladda Iyo Horumarka”Waa In Lala Socdaa Hab Dhaqanka Guracan Ee Dowladda Farmaajo & Kheyre”

January, 15, 2019
Xisbiga Cadaalada iyo Horumarka oo ka mid ah ...

Sawirro:-Wafdi Gaaray Magalada Baydhabo

January, 15, 2019
Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa Maanta ...

Sawirro:-Rag Hubeysan Oo Weli Ka Dhex Dagaalamayo Hotelka Dusit Ee Magaalada Nairobi Iyo Ciiddan Oo Loo Daad-Gureeyey

January, 15, 2019
Ciiddan ka tirsan kuwa GSU ee dalka Kenya ...

Shabaab oo sheegtay Mas’uuliyada weerarka Nairobi CaalamkaWararka Shabaab oo sheegtay Mas’uuliyada weerarka Nairobi

January, 15, 2019
Ugu yaraan laba qarax oo waaweyn ayaa lagu ...

Weerar Qaraxyo ku bilawday oo ka dhacay Magaalada Nairobi

January, 15, 2019
Wararka Allsaaxo ay ka heleyo magaalada Nairobi ee ...

SAWIRO: Dagaal khasaare geystay oo ka dhacay Magaalada Boosaaso

January, 15, 2019
Wararka Allsaaxo ay ka heleyso Magaalada Boosaaso ee ...

Maqaallo