GGGGGG
Tuesday, October 23rd, 2018
header

Ivan Rakitic Oo Qiimeeyay Rajada Xulka Spain Ku Hanan Karo Koobka Aduunka 2018

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on June 13, 2018 by   ·   No Comments

Xidiga khadka dhexe uga dheela naadiga Barcelona ee Ivan Rakitic ayaa waxaa uu rumeysan yahay in dalka Spain uu kamid yahay kuwa ugu cad-cad ee koobka aduunka 2018-ka.

Dhacada ugu wayn kubada cagta ayaa waxaa si rasmi ah ay uga bilaaban doontaa dalka Ruushka 14-ka bishaan June, kaliya Hal maalin ayaa hadda naga xigta ah, taasoo ka dhigan inuu Khamiista furi doono.

Rakitic oo wareysi siinayay Majalada MARCA ee dalka Spain ayaa shaaca ka qaaday in Spain uu haysto ciyaaryahano wanaagsan, islamarkaana ay suuragal tahay xitaa inuu koobka aduunka.

“Spain wuxuu kamid yahay xulalka ugu cad-cad inay qaadaan Koobka Aduunnka, maxaa yeelay waxay yihiin kuwa aad u xoog badan,” ayuu Rakitic ku bilaabay hadalkiisa.

“Laakiin, waxaa jir 32 kooxood [Xulal], kuwaasoo udagaalamaya inay ku guuleystaan koobka, mid walbana wuxuu diyaar uyahay inuu ka dhabeeyo riyadiisa,” ayuu hadalkiisa raaciyay.

“Marka, waxaa jiri doono loolan adag iyo tartan badan, waxaana filaynaa in waxyaabuhu udhici doonaa si aan la filayn, ama aysan udhicin,” ayuu hadalkiisa kusoo gaba gabeeyay Rakitic.

Spain ayaa waxa ku Group ah xulka Portugal oo kulanka furitaanka ay la dheeli doonto, halka Croatia oo Rakitic uu kasoo jeedo ay isku arki doonan Group-yadda Argentina, Nigeria iyo Iceland.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

dhageyso ;xiisah badanaa bar’ xulka wreysiyad ee radio vos c’wqa

October, 23, 2018
halakn ka dhageyso baraamijkiii  xiiisah badanaa ee xulka ...

Waraysi:Cadaymo ah in somaliland ku lug leedahay Dagaalada sool oo la shaaciyay

October, 23, 2018
Mohamuud Xasan Soo Cadde Oo ka mid ah ...

Dhagayso:Aqalka Sare oo sheegay in xukuumadda ay ka heleen jawaabtii ay ka sugayeen

October, 23, 2018
Golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ...

Akhriso:-Musharixiinta Madaxweynaha Puntland Oo Digniin Soo Saaray

October, 23, 2018
Puntland Focus Group ayaa warsaxafeed ka soo saartay ...

Waraysi:Muxuu Salka Ku hayaa Khilaafka Siyaasadeed Ee ka Dhaxeeya Madaxda Maamul Goboleedyada Qaarkood Iyo Dawladda Dhexe?

October, 23, 2018
Khilaafka Siyaasadeed Ee Ka Dhaxe-Aloosan Madaxda Maamul Goboleedyada ...

Sawirro:-Wasiirka Boostada & Isgaarsiinta Oo Furay Shirweynaha Teknolojiyada Muqdisho

October, 23, 2018
Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada, Md. Eng Cabdi ...

Hogaamiye ku xigeenkii Daacishta Soomaaliya oo lagu dilay Muqdisho.

October, 23, 2018
Sida ay sheegayaan wararka  hogaamiye ku xigeenkii dagaalamayaasha ...

Madaxweynaha Turkiga oo caalamka Warbixin ka siiyay dilkii Khashoggi

October, 23, 2018
Madaxweynaha Turkiga Reccep Tayyip Erdogan ayaa shaaca ka ...

DHAGEYSO: RW Kheyre oo Amar siiyay Wasiirka Difaaca iyo Taliyaha Xoogga

October, 23, 2018
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan ...

Dowladda Soomaaliya oo War kasoo saartay dagaalka Sool

October, 23, 2018
Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ...

Maqaallo