GGGGGG
Wednesday, January 16th, 2019
header

Dhageyso:- Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Ka Hadlay Xirnaanshaha Wadooyinka Ee Muqdisho

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on June 13, 2018 by   ·   No Comments

Maalmihii la soo dhaafay waxaa xirnaa isku-socodka Wadooyinka qaar ee muqdisho taas oo loo diidayey in ay Gaadiidku isticmaalaan,waxana cabasho Xoogan ka muujiyey Shacabka Caasimadda ku nool.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali kheyre ayaa sheegay in xirnaanshaha Wadooyinka iyo baaritaanada waqtiga dheer qaata looga gol leeyahay sugida amniga Caasimadda,isla markaana Shacabka looga dhankooda baahan yahay in ay dul qaataan.

“Aniga oo ku hadlaya magaca taliyayaasha ciidamada,waxan shacabka uga mahad celinayaa dulqaadka ay muujiyeen waan ogahay in ay dhibtahay waqtiyo badan qaadato meeshii la aadi jiray sababtoo ah in baaritan badan baabuurta lagu sameeyo,waxan idiin balan qaadayaa in aan sii dardar gelin doono howlaha baaritaanada inta laga gaarayo in aan loo baahan baaritaan badan oo uu amniga soo hagaago laakin inta laga gaarayo waa in shacabku ay dul qaataan ayuu yiri Ra’iisul Wasaaraha.

Sikastaba xirnaanshaha Wadooyinka qaar ee Muqdisho ayaa maal mahaan saameyn badan waxa ay ku yeelatay Shacabka Soomaaliyeed oo u diyaar garoobayo maalinta ciidul fidriga,waxana madaxweyne Farmaajo uu horay u amray in Shacabka Wadooyinka loo furo balse aan la fulin.

Hoos Ka Dhageyso Codka Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya.

      Cod-Kheyre-Jidadka

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Taliyaha guud ee ciidanka Booliska Kenya Joseph Boinett oo Faahfaahiyay Weerarkii Galabtay Nairobi ka dhacay

January, 15, 2019
Taliyaha guud ee ciidanka Booliska Kenya Joseph Boinett ...

Madaxweynaha Jubbaland oo gaaray Magaalada Dhoobley

January, 15, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ...

Madaxweyne Xaaf Oo Ka Badbaaday Weerar Qaraxyo Ku Bilowday Oo Ka Socda Nairobi

January, 15, 2019
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf ayaa wax ...

Akhriso:-Xisbiga Cadaaladda Iyo Horumarka”Waa In Lala Socdaa Hab Dhaqanka Guracan Ee Dowladda Farmaajo & Kheyre”

January, 15, 2019
Xisbiga Cadaalada iyo Horumarka oo ka mid ah ...

Sawirro:-Wafdi Gaaray Magalada Baydhabo

January, 15, 2019
Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa Maanta ...

Sawirro:-Rag Hubeysan Oo Weli Ka Dhex Dagaalamayo Hotelka Dusit Ee Magaalada Nairobi Iyo Ciiddan Oo Loo Daad-Gureeyey

January, 15, 2019
Ciiddan ka tirsan kuwa GSU ee dalka Kenya ...

Shabaab oo sheegtay Mas’uuliyada weerarka Nairobi CaalamkaWararka Shabaab oo sheegtay Mas’uuliyada weerarka Nairobi

January, 15, 2019
Ugu yaraan laba qarax oo waaweyn ayaa lagu ...

Weerar Qaraxyo ku bilawday oo ka dhacay Magaalada Nairobi

January, 15, 2019
Wararka Allsaaxo ay ka heleyo magaalada Nairobi ee ...

SAWIRO: Dagaal khasaare geystay oo ka dhacay Magaalada Boosaaso

January, 15, 2019
Wararka Allsaaxo ay ka heleyso Magaalada Boosaaso ee ...

SAWIRO: Madaxweyne Deni oo qaabilay Wafdi ka socda Shiinaha

January, 15, 2019
Madaxweynaha  Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta ...

Maqaallo