GGGGGG
Saturday, August 18th, 2018
header

Somaliland oo Warbaahinta,siyaasiyiinta & Shacabka magaalada Laascaanood amaro culus ku soo rogtay

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on May 23, 2018 by   ·   No Comments

Maamulka Somaliland ayaa amaro cusub ku soo rogtay Shacabka magaalada Laascaanood, kaas oo ah in aysan qabsan Karin wax shir ah oo aysan ogeyn xubnaha maamulka ugu magacaaban ee kusugan magaaladaas, waxayna amartay in aysan Saxaafaddu tabin Karin war aysan ogeyn xubnaha wasiiradda iyo Afhayeenka baarlamaanka ee kusugan laascaanood.

Amarkan oo la sheegay in uu kasoo baxay guddiga Nabadgalyadda ee magaalada Laascaano ayaa ka dambeeyey markii ay xubnaha u dhashay magaalada ee taabacsan siyaasadda Muuse Biixi ay ku hungoobeen damacoodii ku aadanaa in ay taageero ka helaan waxgaradka magaalada.

Waxgaradka, Odayaasha & Dhalinyarada magaalada Laascaanood waxay si cad u diideen in ay garab iyo gaashaanba unoqdaan Somaliland, waxayna go`aansadeen in ay gudaha magaalada ka cadeeyaan mawqifkooda, taas oo keentay in lagu dhiiran waayey.

Saraakiil ciidan oo kayimi Hargeysa ayaa la keenay shalay magaalada Laascaano, si ay u sameeyaan waxa loogu yeeray howlgal ay ku doonayaan in ay ku qabtaan qaar kamid ah waxgaradka beesha Jaamac Siyaad, laakiin ciidamo u dhashay beshaas oo kusugnaa Gambara ayaa dib ugu laabtay magaalada.

Amarkan waxay dadka reer Laascaano goor horeba ugu yeereen kii ugu dambeeyey ee Laascaano ay ku soo rogto Somaliland, xili ay ku soo wajahan yihiin ciidamada DIfaaca ee Puntland oo magaaladaas laga qabsaday 11 sanno kahor.

Odayaasha iyo waxgaradku waxay shalay iyo doraadba qabsadeen kulam gooni-gooni ah oo ay uga tashanayaan aayahooda, waxayna si cad u sheegeen in aysan marnaba taageersaneyn qorshaha Muuse Biixi ee dagaal abuurka ah, ayna yihiin Puntlandes ku jira gacanta maamulka Somaliland.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Duqa Muqdisho oo dib ugu soo celiyey Gurigooda qoys dan-yar ah+Sawirro

August, 18, 2018
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan ...

Dowladda Qatar Oo Soo Saartey Eedeyn Ka Dhan Ah Sacuudiga Oo Ku Saabsan Arrimaha Xajka

August, 18, 2018
War ka soo baxay Dowladda Qatar ayaa waxaa ...

Xubno ka tirsan dekadda Muqdisho oo xabsiga la dhigay

August, 18, 2018
Ciidamada amaanka ayaa goordhaw waxa ay xabsiga dhigeen ...

Guddoomiyihii Baarlamaanka Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Oo Iscasilay

August, 18, 2018
Wararka aanu hadda ka helayno magaalada Jigjiga ee ...

Akhriso:-Garsoorayaasha Maxkamadda Sare oo la dhaariyey

August, 18, 2018
Gudoomiyaha maxkamada Racfaanka ayaa maanata Dhaariyay Garsoorayaasha Maxkamada ...

Dawlada Tukiga oo sheegtay inaysan jirin cid ay kula tartamayso Soomaaliya

August, 18, 2018
Turkigu kula tartami mayo wadan kale isku dayga ...

Xoghayihii hore ee Qaramada Midoobay Kofi Annan oo geeriyooday isagoo 80 jir ah

August, 18, 2018
Xoghayihii hore ee Qaramada Midoobay, Kofi Annan ayaa ...

Guddoomiyaha Baarlamaanka oo xil u magacaabay ku xigeenkii NISA ee uu Farmaajo xilka ka qaaday

August, 18, 2018
Ku-simaha Madaxweynaha Soomaaliya, ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Mursal ...

RW Kheyre oo ku amray Diblomaasiyiinta Safaaradda Sudan inay degdeg ku soo galaan dalka

August, 18, 2018
Wasaaradda arrimaha dibadda iyo Iskaashiga caalamiga ah oo ...

Mooshin loo gudbiyay Guddoonka Baarlamaanka Puntland

August, 18, 2018
Gudoomiyaha Baarlamaanka maamulka Puntland ayaa ka aqbalay mooshin ...

Maqaallo

SAWIRRO:RW kheyre oo bilaabay la xisaabtanka wasiirada

August, 18, 2018
Raiisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa bilaabay ...

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com