GGGGGG
Sunday, June 17th, 2018
header

Al-Shabaab oo xiray Garoon kubadda cagta lagu ciyaaro (Halka uu ku yaal)

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on May 23, 2018 by   ·   No Comments

Amar ka soo baxay Ururka Al-Shabaab ayaa gabi ahaanba lagu xiray Salax Kubadda Cagta lagu ciyaaraayay oo ku yaalla Xaafadda Shiirkoole ee Degmada Hodan.

Salaxan oo si wayn dadka ay u garanayaan, ayaa dhalinyaradii ku ciyaareysay waxa ay sheegeen amar ka soo baxay Shabaab in lagu soo wargeliyay, taasi oo aheyd in la xiro Salaxa.

Salaxan oo sanado badan dhalinyarada ay ku ciyaari jireen ayaa ah markii ugu horeysay oo Shabaab ay xiraan, iyadoo halkaasi uu ka socday tartan kubadda Cagta ah oo ay wada ciyaarayeen dhalinyaro kala duwan.

Inta badan Bisha Barakeysan ee Ramadan, ayaa dhalinyarada Salaxan ay ku ciyaaraan Kubadda Cagta, xittaa waxaa lagu ciyaari jiray iyadoo xaaladda Magaalada sidan ka adag oo waqtigii ciidamada Itoobiya ay joogeen Magaalada Muqdisho.

Dhalinyarada gacanta ku haysa Salaxan, waxa ay sheegeen in Ururka Al-Shabaab ay u soo direen Taleefoon laguna wargeliyay kaliya inay xiraan Salaxa, loomana sheegin sabab kale.

Xoogaga Al-Shabaab ayaa horay u xiray Salaxyo Kubadda Cagta lagu Ciyaaro oo ku yaalla Magaalada Muqdisho, kuwaasi oo qaarkood dib loo furay kadib markii labada dhinac uu dhexmaray wada hadal.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

AKHRISO:Madaxada Xukuumada Maamulka Galmudug oo magacabayagasimha war faafinta xafiska madaxa xukuumada

June, 17, 2018
Wareegto ka soo Baxaday Xafiiska madaxa Xukuumada maamulka ...

WAR NAXDIN LEH : Wiil dhalinyaro ah oo Sabab La Yaab leh isugu dal dalay Gobolka Mudug +DHAGEYSO

June, 17, 2018
Wararka ka imaanaya Degmada Camaara ee Gobolka Mudug ...

AKHRISO: Dowladda Soomaaliya oo soo saartay Digniin ku socota Kalluumeysatadda Soomaaliyeed ( MAXEY TAHAY)

June, 17, 2018
Wasaaradda Kaluumeeysiga iyo Kheyraadka Badda ayaa uga digtay ...

SAWIRRO: Wafdi uu hoggaaminaayo Ra’iisul Wasaare Kheyre oo kusii jeedda Yurub (OGOW UJEEDKA)

June, 17, 2018
Wafdi uu hoggaaminaayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa ...

DAAWO:- Hibo Nuuro oo ka hadashay Waxay kusoo Aragtay Xamar iyo Safarkii MD. Farmaajo ay u raacday

June, 17, 2018
Fanaanada Soomaaliyeed Hibo Nuuro oo kamid ah Hoboladii ...

Waraysi:Wiil Dhalin Yara ah oo isku Dilay Camaara

June, 17, 2018
Wararka Ka imaanaya Degmada Camaara Ee Gobolka Mudug ...

SAWIRRO: Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo xafiis cusub ka furatay Buula-burde

June, 17, 2018
Hay’adda Socdaalka iyo jisniyadda Soomaaliya ayaa markii ugu ...

Muwaadiniin U Dhashay Wadanka Britain Oo Galbiyey dalxiisayaal Ku Safrayey xeebaha Wadanka Soomaaliya

June, 17, 2018
Wargeyska Daily Mail ee ka soo baxa dalka ...

Waa Kuma Kabtanka Xulka Brazil Kulanka Caawa Ee Switzerland?

June, 17, 2018
Tababaraha xulka qaranka Brazil ee Tite ayaa magacaabay ...

Muhaajiriin Afrikaan ah oo Badda Laga Soo Samata bixiyay oo Gaaraya Spain

June, 17, 2018
In ka badan lix kun oo qof oo ...

Maqaallo

Waraysi:Madaxda Ugu Sareysa Maamulka Gal-mudug Oo Lagu Eedeeyey In Ay Baalmareen Dastuurka U Degsan Dawlad Goboleedka Gal-mudug…

June, 17, 2018
Xilli Uu Weli taagan yahay Khilaafka Siyaasadeed Ee ...

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com