GGGGGG
Wednesday, January 16th, 2019
header

Madaxweyne Axmed Madoobe oo digniin Culus u jeediyay Hay’adaha ka hawlgala Deeganada Jubbaland (OGOW SABABTA)

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on May 22, 2018 by   ·   No Comments

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed ( Madoobe) oo kulan gaar ah magaalada Kismaayo ee caasimadda KMG ah ee maamulkaasi kula qaatay Hay’adaha samafalka ee ka hawlgala degaanada Jubbaland ayaa eedeyn u jeediyay xubnaha uu la kulmay.

Wuxuu sheegay Hay’adaha qaarkood in aysan si sax ah ugu adeegin shacabka qaar ee ku nool degaanada Jubbaland ee xaaladaha adag ku jira, wuxuu tilmaamay in maamulkaasi uusan caqabad ku aheyn Hay’adaha balse ay ku dhaliilayaan qaabka ay u hawlgalaan.

“Annagu ma lihin Hay’adaha hangu soo wareejiyaan shaqadooda, annaga ha noo dhiibaan mashruuca, intaas oo dhan ma dooneyno, keliya aragti ayaan ku leenahay iyo inaan saxno wixii qalad ah ee dhaca, waxaan ka daba tageynaaa mshaariicda been abuurka ah, waxaan rabnaa inaan ku yeelano door la xisaabtan.” Ayuu yiri Axmed Madoobe.

Madaxweynaha Jubbaland ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin in ay si nidaam ah kula shaqeeyaan, wuxuuna ka dalbaday in ay dib u saxaan wixii qaladaad ah ee jira.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Dowladda Soomaaliya Oo Ka Hadashay Weerarkii Magalada Nairobi

January, 16, 2019
War-saxaafadeed ka Soo soo Wasaaradda arrimaha Dibadda Xukuumadda ...

Taliyaha guud ee ciidanka Booliska Kenya Joseph Boinett oo Faahfaahiyay Weerarkii Galabtay Nairobi ka dhacay

January, 15, 2019
Taliyaha guud ee ciidanka Booliska Kenya Joseph Boinett ...

Madaxweynaha Jubbaland oo gaaray Magaalada Dhoobley

January, 15, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ...

Madaxweyne Xaaf Oo Ka Badbaaday Weerar Qaraxyo Ku Bilowday Oo Ka Socda Nairobi

January, 15, 2019
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf ayaa wax ...

Akhriso:-Xisbiga Cadaaladda Iyo Horumarka”Waa In Lala Socdaa Hab Dhaqanka Guracan Ee Dowladda Farmaajo & Kheyre”

January, 15, 2019
Xisbiga Cadaalada iyo Horumarka oo ka mid ah ...

Sawirro:-Wafdi Gaaray Magalada Baydhabo

January, 15, 2019
Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa Maanta ...

Sawirro:-Rag Hubeysan Oo Weli Ka Dhex Dagaalamayo Hotelka Dusit Ee Magaalada Nairobi Iyo Ciiddan Oo Loo Daad-Gureeyey

January, 15, 2019
Ciiddan ka tirsan kuwa GSU ee dalka Kenya ...

Shabaab oo sheegtay Mas’uuliyada weerarka Nairobi CaalamkaWararka Shabaab oo sheegtay Mas’uuliyada weerarka Nairobi

January, 15, 2019
Ugu yaraan laba qarax oo waaweyn ayaa lagu ...

Weerar Qaraxyo ku bilawday oo ka dhacay Magaalada Nairobi

January, 15, 2019
Wararka Allsaaxo ay ka heleyo magaalada Nairobi ee ...

SAWIRO: Dagaal khasaare geystay oo ka dhacay Magaalada Boosaaso

January, 15, 2019
Wararka Allsaaxo ay ka heleyso Magaalada Boosaaso ee ...

Maqaallo