GGGGGG
Wednesday, January 16th, 2019
header

DAAWO:- Soomaalida Minnesota oo dhigay Banaanbax (Ogow Sababta)

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on May 22, 2018 by   ·   No Comments

Jaaliyadda Soomalaiyeed ee Minnesota oo ka jawaabayay warbixin uu sii daayay Telefishinka FOX 9 oo uu ku weeraray Jaaliyadda iyo Hindise sharci oo ka mid ah xarumaha xanaanada caruurta iyo hanaanka xawilaadaha lacagaha ee Soomaalida ay leeyihiin ayaa waxa ay dibadbax ku qabteen aqalka sharci dejinta ee gobolka Minnesota.

Telefishinka FOX 9 ayaa jaaliyadda ku eedeeyay in ay musuq maasuqaan lacagaha Dowladda ay ku taageerto xarumaha xanaanada caruurta ee ay leeyihiin Jaaliyadda Soomaaliyeed, islamarkaana lacagahaasi ay u diraan kooxaha Argagixisada.

Hoggaamiyeyaasha bulshada Jaaliyadda ee Soomaalida ayaa eedahaasi waxay ku tilmaameen been abuur ay ka dambeeyaan kooxaha neceb muslimiinta iyo dadka aan cadaanka aheyn.

“Ujeedada waxaa weeye in ay fuliyaan sharciyo annaga lidi nagu ah, sharciyada lidka nagu ah waxaa ka mid ah in ay Soomaalida u muujiyaan in ay yihiin dad fasahaad wada, iyo in bulshada ay u isticmaalaan hadafkooda siyaasadeed.” Ayuu yiri Cusmaan oo ka mid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed.

Dibadbaxayaasha ayaa u muuqda kuwa doonaya in ay helaan cadaalad, islamarkaana aan la jarin lacagaha ay Dowladda ku bixiso xarumaha xanaanada caruurta.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo la caleema saarayo

January, 16, 2019
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ayaa lagu wadaa in ...

Dowladda Soomaaliya Oo Ka Hadashay Weerarkii Magalada Nairobi

January, 16, 2019
War-saxaafadeed ka Soo soo Wasaaradda arrimaha Dibadda Xukuumadda ...

Taliyaha guud ee ciidanka Booliska Kenya Joseph Boinett oo Faahfaahiyay Weerarkii Galabtay Nairobi ka dhacay

January, 15, 2019
Taliyaha guud ee ciidanka Booliska Kenya Joseph Boinett ...

Madaxweynaha Jubbaland oo gaaray Magaalada Dhoobley

January, 15, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ...

Madaxweyne Xaaf Oo Ka Badbaaday Weerar Qaraxyo Ku Bilowday Oo Ka Socda Nairobi

January, 15, 2019
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf ayaa wax ...

Akhriso:-Xisbiga Cadaaladda Iyo Horumarka”Waa In Lala Socdaa Hab Dhaqanka Guracan Ee Dowladda Farmaajo & Kheyre”

January, 15, 2019
Xisbiga Cadaalada iyo Horumarka oo ka mid ah ...

Sawirro:-Wafdi Gaaray Magalada Baydhabo

January, 15, 2019
Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa Maanta ...

Sawirro:-Rag Hubeysan Oo Weli Ka Dhex Dagaalamayo Hotelka Dusit Ee Magaalada Nairobi Iyo Ciiddan Oo Loo Daad-Gureeyey

January, 15, 2019
Ciiddan ka tirsan kuwa GSU ee dalka Kenya ...

Shabaab oo sheegtay Mas’uuliyada weerarka Nairobi CaalamkaWararka Shabaab oo sheegtay Mas’uuliyada weerarka Nairobi

January, 15, 2019
Ugu yaraan laba qarax oo waaweyn ayaa lagu ...

Weerar Qaraxyo ku bilawday oo ka dhacay Magaalada Nairobi

January, 15, 2019
Wararka Allsaaxo ay ka heleyo magaalada Nairobi ee ...

Maqaallo