GGGGGG
Tuesday, May 21st, 2019
header

(Dhageyso+Sawirro)Deeq lacageed oo ka timid DF oo Raashin Gargaar ah loogu qeybiyey ilaa shan Boqol oo qoys oo ku dhaqan degmada Baardheere

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on May 21, 2018 by   ·   No Comments
Qoysaska la gaarsiiyey Raashinkan Gargaarka ah ayaa isugu jirey Beeraley wax soosaarkoodii ku Baaba,ay Fatahaadaha webiga jubba  uu ka sameeyey Baardheere iyo Qoysas kale oo danyar ah kuna barakacay Fatahaada webiga ,kuwaasi oo laga soo xuley Xaafahada Magaalada .
Gargaarkani raashineed ee la siiyey qoysaska ku barakacay daadadka  fatahaada webiga magaalada Baardheere  ku dhuftay ayaa loo qeybiyey cunto isugu jirta Bariis,saliid iyo  Sonkor,deeqdani ayaa ahayd Lacag dhowaan ka timid DF oo loogu talagaley in wax loogu qabto Qoysaska Barakacayaasha .
Mas,uuliyiintii ka hadashey qeybinta raashinka gargaarka ah ayaa waxaa ka mid ahaa Cabdulaahi Nuur Xasan oo ah Gudoomiyaha degmada Baardheere,Maxamed C/Raxmaan Matow oo ah Gudoomiyaha Beeraleyda Baardheere iyo Xubno kale dhamaantoodna waxay ku dheeraadeen ahmiyada gargaarka noocani oo kale uu u leeyahay dadka dhibaateysan ee wax yeelada ay ka soo gaartey Fatahaadaha webiga Jubba ee Mar Baardheere.

       Halkaan Ka Dhagayso Dhmaan Cododka

      Z0000070 - My Recording

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Faah faahin:-Weerar lagu qaaday Saldhig Ciidamada Kenya ku leeyihiin Jubbada Hoose

May, 21, 2019
Wararka laga helayo Gobolka Jubbada Hoose ee Dowlad ...

dhageyso;’ ma;suuliyiiin ka tirsan DFS oo buuqaday marwo Baxsan oo ah fananad qaran oo xauunsan

May, 21, 2019
Wasiirka warfaafinta xukuumadda FS iyo maareeyaha guud ee ...

Kenya oo xirtay Xawaalado ay Soomaali leeyihiin

May, 21, 2019
Dowladda Kenya ayaa xilligaan wado isku-day ku aadan ...

Dhageyso:-Madaxweynayaasha Galmudug iyo Puntland Gaalkacyo ku Kulmaya

May, 21, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug oo maalmahan ku sugnaa ...

Raiisal Wasaare Ku xigeenka Somaliya iyo Wafdi uu hoggaaminaayo oo u ambabaxay Turkiga

May, 21, 2019
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ...

Masuuliyiintii DFS ee Ku Xanibnaa Jomo Kenyatta oo Muqdisho Lagu Soo Celiyay

May, 21, 2019
Wasiir ku-xigeen ka tirsan Xukuumadda Federaalka Somaliya iyo ...

Guddoomiye Cusub oo loo Magacaabay degmo ka tirsan Gobolka Bakool

May, 21, 2019
Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha, dib u Heshiisiinta iyo ...

SAWIRO:-Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wada hadlay arrimo muhiim ah

May, 21, 2019
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire ...

Mamulka Jubbaland oo War kasoo saaray darbiga ay Kenya ka dhiseyso xadka Soomaliya

May, 21, 2019
Madaxweyne ku-xigeenka 1-aad ee dowlad goboleedka Jubbaland Maxamuud ...

Dhageyso:-Madaxweynaha Puntland oo faah faahiyey safar uu ku tagayo Shiinaha

May, 21, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ...

Maqaallo