GGGGGG
Tuesday, October 23rd, 2018
header

AKHRISO:- Duufaantii ku dhufatay Soomaaliya oo sababtay Khasaare badan

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on May 20, 2018 by   ·   No Comments

Duufaan xoog leh ayaa ka dhacday degaanada ku teedsan Gacanka Cadmeed, taas oo sababtay roobab culus oo ka da’ay waqooyiga Soomaaliya labadii maalmood ee la soo dhaafay, waxaana ku burburay guryo badan ,iyadoona ay ku dhinteen ku dhawaad 2,000 oo xoolo ah, sida ay Qaramada Midoobay sheegtay .

Xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan Xiriirinta Arrimaha Bani’aadamnimada (OCHA) ayaa ka digay in roobabka culus ee la filayo inay ka sii socdaan xeebaha Somaliland iyo sidoo kale Puntland.

“Hay’adaha bani’aadamnimada ayaa si dhow ula soconaya xaaladda waxyeelada duufaanta kasoo gaartay dadka kunool Puntland iyo Somaliland,” ayaa lagu yiri war kasoo baxay hay’adda gargaarka ee Qaramada Midoobay.

Qaramada Midoobey ayaa sheegtay in Puntland, roobab culus ay ka da’een , waxaana ka mid ah meelaha ugu daran Bareeda, Caluula, Murcanyo, Gumbax.

“Qiyaastii 35 guri , 15 doomood oo yaryar ayaa ku burburay, Waxaa sidoo kale ku dhintay ​​1,260 xoolo ah degmada Lasqoray” sidda ay sheegtay Hay’adda.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

dhageyso ;xiisah badanaa bar’ xulka wreysiyad ee radio vos c’wqa

October, 23, 2018
halakn ka dhageyso baraamijkiii  xiiisah badanaa ee xulka ...

Waraysi:Cadaymo ah in somaliland ku lug leedahay Dagaalada sool oo la shaaciyay

October, 23, 2018
Mohamuud Xasan Soo Cadde Oo ka mid ah ...

Dhagayso:Aqalka Sare oo sheegay in xukuumadda ay ka heleen jawaabtii ay ka sugayeen

October, 23, 2018
Golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ...

Akhriso:-Musharixiinta Madaxweynaha Puntland Oo Digniin Soo Saaray

October, 23, 2018
Puntland Focus Group ayaa warsaxafeed ka soo saartay ...

Waraysi:Muxuu Salka Ku hayaa Khilaafka Siyaasadeed Ee ka Dhaxeeya Madaxda Maamul Goboleedyada Qaarkood Iyo Dawladda Dhexe?

October, 23, 2018
Khilaafka Siyaasadeed Ee Ka Dhaxe-Aloosan Madaxda Maamul Goboleedyada ...

Sawirro:-Wasiirka Boostada & Isgaarsiinta Oo Furay Shirweynaha Teknolojiyada Muqdisho

October, 23, 2018
Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada, Md. Eng Cabdi ...

Hogaamiye ku xigeenkii Daacishta Soomaaliya oo lagu dilay Muqdisho.

October, 23, 2018
Sida ay sheegayaan wararka  hogaamiye ku xigeenkii dagaalamayaasha ...

Madaxweynaha Turkiga oo caalamka Warbixin ka siiyay dilkii Khashoggi

October, 23, 2018
Madaxweynaha Turkiga Reccep Tayyip Erdogan ayaa shaaca ka ...

DHAGEYSO: RW Kheyre oo Amar siiyay Wasiirka Difaaca iyo Taliyaha Xoogga

October, 23, 2018
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan ...

Dowladda Soomaaliya oo War kasoo saartay dagaalka Sool

October, 23, 2018
Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ...

Maqaallo