GGGGGG
Wednesday, November 14th, 2018
header

XOG CUSUB: R/wasaare Kheyre oo Cafis u Fidiyay Shaqsi Caan ah oo Xabsi Guri uu ka dhigay….

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on May 17, 2018 by   ·   No Comments

Warar hoose  ayaa sheegaya in Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre uu cafis u fidiyay Afhayeenka Maamulka Gobalka Banaadir Cabdi Fitaax Xalane.

Cabdi fitaax Cumar Xalane ayaa xabsi guri laga dhigay ka dib markii uu Ra’iisul wasaaraha ku eedeeyay inuu dayacay masuuliyad laga doonayay inuu kula xisaabtamo wariyeyaal uu u yeeray.

Xalane ayaa isugu yeeray qaar ka mid ah saxafiyiinta Muqdisho iyadoo Ra’iisul wasaaraha uu doonayay inuu la hadlo Ciidanka loo diyaariyay inay amniga sugaan Bishan Ramadaan.

Ra’iisul wasaare Kheyre ayaa ka carooday in baraha Bulshada lagu faafiyay cod uu ku canaanayo Askari ka tirsan Ciidanka Xasilinta oo Kheyre oo hadlayo hadalka ka dhex galay, iyadoo Ra’iisul wasaaraha oo taasi ka carooday wuxuuna hadalo bahdilaad u badan ku yiri Askariga, waxaana aad kaga xumaaday hab dhaqankaasi Shacabka Soomaaliyeed.

Cabdi fitaax Cumar Xalane ayaa Xildhibaano iyo Wasiiro usoo diray Ra’iisul wasaaraha waxayna ku qanciyeen inuu iska cafiyo oo xabsi guriga laga saaro, waana lagu guuleystay

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Golaha Shacabka oo maanta Cod u qaadaya ku noqoshada Miisaaniyadda

November, 14, 2018
Xildhibaanada Golaha Shacabka BJFS ayaa maanta kulan ka ...

SAWIRO: Wasiir Cawad oo Itoobiya kula kulmay Xulka Qaranka Soomaaliya

November, 14, 2018
Danjire Axmed Ciise Cawad  Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo ...

Dagaal saakay ka dhacay Mooyaale.

November, 14, 2018
Wararka ka imaanaya deegaanka mooyaale ayaa sheegaya in ...

(Dhageyso)War Deg Deg ah :Wasiiru Dowlaha Amniga Jubaland oo Iska Casiley Xilkaasi

November, 13, 2018
Maxamed Cabdi Kaliil oo ahaa Labadii Sanno ee ...

Raiisal Wasaare Ku xigeenka dalka oo maanta daah furay Shirka Madasha Siyaasadda Dhaqaalaha Qaranka

November, 13, 2018
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed(Khadar) ...

Sawirro:-Wafdi Ka Socda QM Oo Gaaray Baydhabo Lana Kulmay Kusimaha Madaxweynaha KGS

November, 13, 2018
Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa Maanta ...

UK oo wali ka walaacsan dilkii Wariye Jamaal Khashoggi

November, 13, 2018
Wasiirka Arrimaha Dibadda UK Jeremy Hunt ayaa sheegay ...

Ciidanka Kenya oo toogtay haweenay Soomaali ah

November, 13, 2018
Sidda ay xaqiijiyeen Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka degmada ...

Khasaare ka dhashay Qarax ka dhacay Spain

November, 13, 2018
Saddex qof ayaa ku geeriyootay, saddex kalena waa ...

SAWIRO: Banaanbax ka socda Gaalkacyo

November, 13, 2018
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ayaa waxa ...

Maqaallo