GGGGGG
Monday, May 21st, 2018
header

XOG CUSUB: Dowlada Imaaraadka oo ku Dhawaaqday Shirweyne ka dhan ah Dowlada Farmaajo

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on May 17, 2018 by   ·   No Comments

Warar hoose oo ay heleyso Wakaalada Wararka ee allsaaxo.com ayaa sheegaya in Dowlada Imaaraadka ay Shirka dhan Dowlada Soomaaliya isugu yeereyso Madaxda Maamul Gobaleedyada iyo Mucaaradka Dowlada Madaxweyne Farmaajo.

Shirkan ayaa lagu wadaa inay dalkeeda ku qabato Imaaraadka, waxaana casuumaad loo fidiyay qaar ka mid ah Madaxda maamul Gobaleedyada iyo Siyaasiyiin caan ah oo ku kacsan Maamulka Farmaajo iyo Kheyre.

Imaaraadka ayaa doonaya inuu xiisad culus u abuuro Dowlada Soomaaliya oo u muuqata inay sii xumeyneyso isku soo dhawaanshaha labada dowladood, waxayna Imaaraadka ka caroodeen safarkii uu Madaxweyne Farmaajo ku tagay magaalada Doha ee Dalka Qatar.

Si kastaba ha ahaatee waxaa la rumeysan inay aqbali doonaan Madaxda Maamul Gobaleedyada iyo qaar ka mid ah Siyaasiyiinta caan ka ah oo shirkan lagu casuumay, waxaanse si rasmi loo ogaan waqti uu qabsoomi doono.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Dhegayso:Xidhibaan Daahir Aamiin Jeesow oo markale ka hadlay xaaladda magaalada Beledweyne

May, 21, 2018
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka mid ah ...

Sawirro:-Maxaa Kasoo Baxay Kulankii Guddiga Gurmadka Iyo Xubnaha Beesha Caalamka

May, 20, 2018
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mahdi ...

Dhageyso:-Xildhibaan Dr Cabdi Cali ”Xarunta Golaha Shacabku Waxay Isku Bedeshay Gole Geel”

May, 20, 2018
Xildhibaan Dr Cabdi Cali oo ka mid ah ...

Dowladda Soomaaliya Oo Jawaab Ka Bixisay Hadal Kasoo Yeeray Kenya Oo La Xiriiray Dacwada Badda

May, 20, 2018
Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya  Axmed Ciise Cawad ayaa ...

Dhageyso:- Khasaaro Horleh Oo Uu Geystay Roobkii Ka Da’ay Muqdisho

May, 20, 2018
Saacadahii lasoo dhaafay ayaa waxaa roob uu ka ...

Soomaaliland Oo Markale Xukun Culus Ku Riday Boqor Buurmadow

May, 20, 2018
Maxkamada Magalada Hargeysa ee Gobolka la yiraahdo Maroodi ...

Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Dalka OoWarbaahinta la hadlay kana War Bixiyay Safar Uu Ku Tegay Dalka Turkiga

May, 20, 2018
Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi ...

Magalada Baydhabo Oo Laga Mamnuucay Gaadiidka Inay Galaan Xilliyada

May, 20, 2018
Waxaa siweyn loo adkeeyey Amniga Magalada Baydhabo ee ...

AKHRISO:- Imtixaankii dowladda ee dugsiyadda Sare oo baaqday

May, 20, 2018
Wasaaradda Waxbarashadda dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in ...

Somaliland oo xabsiga u taxaabtay  Nabaddoon Maxamed Muuse 

May, 20, 2018
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Burco ee gobolka ...

Maqaallo

AKHRISO:- Duufaantii ku dhufatay Soomaaliya oo sababtay Khasaare badan

May, 20, 2018
Duufaan xoog leh ayaa ka dhacday degaanada ku ...

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com