GGGGGG
Thursday, December 13th, 2018
header

Weerar Lagu Dilay Soomaali Oo ka Dhacay Koofur Afrika

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on May 17, 2018 by   ·   No Comments

Wararkii ugu danbeeyay ee ka imaanaya Koofur Afrika ayaa ku waramaya in gudaha dalkaasi lagu dilay Ganacsato Somaali ah oo ka ganacsanayay Koofur Afrika

kooxo burcad koofur afrikaan ah ayaaa magaalada Cape town waxey ku dileen nin magaciisa lagu soo koobay bashiir oo kamid ahaa ganacsatada soomaalida ee ka ganacsada dalkaasi.

mid kamid ah ganacsatada Soomaalida ee ku sugan Koofur Afrika oo la hadlay Warbaahinta  ayaa sheegay in marxuum bashiir ka hor inta uusan geeriyoon, uu soo gaaray dhaawac, balse markii danbe uu ku geeriyooday isbitaal ku yaal gudaha Koofur Afrika.

Burcada dilka geystay ayaa goobta ka baxsaday waxaana ay dhac u geysteen goobta ayaga oo ka qaatay lacago iyo alaabo kale oo fudfud sida kaararka telfoonada lagu shufto, iyo waxyaabo kale.

Soomaalida South Afrika ayaa ah dhibanayaal si joogta ah loogu dilo dalka South Afrika, mana jirto cid muuqaata oo ku howlan wax ka qabashada dilka iyo dhaca loo geysto Soomaalida South Africa, marka laga reebo soomaalida isticmaasha baraha bulshada oo aad u canbaareeya dilalkaasi foosha xun.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

DFS oo ka hadashay xariga Mukhtaar Rooboow

December, 13, 2018
War qoraal ah oo kasoo baxay Wasaaradda Amniga ...

Xildhibaano cambaareeyay xarigii Mukhtaar Rooboow

December, 13, 2018
Qaar kamid xildhibaanada golaha Shacabka Soomaaliya gaar ahaan ...

sawiro;’Dawladaha Soomaaliya Iyo Qatar Oo Kala Saxiixday Heshiisyo Muhiim Ah

December, 13, 2018
Dowladaha Soomaaliya iyo Qatar ayaa magaalada Dooxa ku ...

Sawiro:- Ra’iisul Wasaare Khayre Oo La Kulmay Dhiggiisa Dawladda Qatar

December, 13, 2018
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali ...

Guddiga Doorashada Koonfur Galbeed: Doorashada Waxaa Ay Dhaceysaa 19-ka December

December, 13, 2018
December 13, 2018 Guddiga doorashada maamulka koonfur galbeed ee ...

DAAWO SAWIRO: Sidda Madaxweynaha Eritrea Muqdisho loogu soo dhaweeyay

December, 13, 2018
Wafdi uu hoggaaminaayo madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki ayaa ...

Dagaal Culus Oo Ka Dhacay Gobolka Galgaduud

December, 13, 2018
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal ...

DEG DEG:-Muqtaar Roobow Oo La Sheegay In Baydhabo Lagu Xiray

December, 13, 2018
Wararka naga soo gaaraya Magalada Baydhabo ee Xarunta ...

Amaro lagu soo rogay Shacabka kunool Baydhabo

December, 13, 2018
Taliska Booliska Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxa ay ...

Xukuumadda Soomaaliya oo ka hadashay Mooshinka laga keenay Farmaajo

December, 13, 2018
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed ...

Maqaallo