GGGGGG
Monday, May 21st, 2018
header

QM Oo Burburisay Qorshaha ka Bixitaanka Ciidaanka AMISOM Ee Soomaaliya

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on May 17, 2018 by   ·   No Comments

War qoraal ah oo kasoo baxay golaha amaanka ee qaramada midoobey ayaa waxaa lagu sheegay in ay laashay hishiis ay horay usaxiixday oo ahaa in la dhimayo ciidamada midowga Africa ee amisom ee nabad ilaalinta ujooga gudaha gayiga Soomaaliya .

Ciidamada midowga Africa ee Amisom ee ku sugan Soomaaliya ayaa horay waxaa golaha amaanka ee Qaramada Midoobey iyo midowga afrca hishiis ay wada galeen ayaa waxaa uu ahaa in la dhimi doono ciidamada Amisom dhamaadka bisha Octobar ee sanadkan iyadoona haatan war kasoo baxay golaha amaanka ee Qaramada Midoobey lagu sheegay in gabi ahaanba hishiis kaasi ay iskaga baxday.

Dhanka kale warkan kasoo baxay golaha amaanka ee Qaramada Midoobey Waxaa sidoo kale codsi dheer loogu diray xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay in ay sii wadaan taageerada taakuleynta AMISOM, 70-ka shaqaale rayid ah iyo 10,900-askari oo ka tirsan Ciidamada dowlada federaalka ah ee Soomaaliya oo si wadajir ah ula shaqeynaya AMISOM iyo hawlgalka Qaramada Midoobay ee kaalmooyinka Soomaaliyaee marka magacooda lasoo gaabiyo looyaqaan (UNSOM)

Sanadii aynu kasoo gudubnay goluhu amaanka ee Qaramada Midoobey ayaa waxaa uu ka codsaday Midowga Yurub iyo Qaramada Midoobay in ay sameeyaan qiimeyn wadajir ah oo ku saabsan hawlaha AMISOM – balse qiimeyntan ayaa dib loo dhigay, taasoo keentay in la ballaariyo ciidamada AMISOM muddo laba bilood ah si loo qiimeeyo mudnaanta dheereynta ciidamada AMISOM

Looma baahna in dib-u-habeyn qoto-dheer lagu sameeyo ciidamada midowga afica ee AMISOM ee nabad ilaalinta ujooga Soomaaliya, maadaama hormaro dhanka amniga ay ka sameeyeen guud ahaan Soomaaliya , ayuu yiri Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey

Midowga Africa ayaa sanadii 2007dii waxaa ay ciidamo usoo direen gudaha dalka Soomaaliya si ay ugab istagaan dowlada soomaaliya loona wiiqo awooda dagaalyahanada Xarakada Al-shabaab ee ka dagaalama Soomaaliya, iyadoona kudhawaad in kabadan 22,000 oo askari oo qeyb ka ah ciidamada AMISOM ay haatan kusugan yihiin gudaha dalka .

Ciidamada ku sugan guud ahaan Soomaaliya ee qeybta ka ah Amisom waxaa ugu badan ciidamada ka socda dalkaasi Uganda si ay qeyb kaga noqdaan howlgalka nabad ilaalinta guud ahaan Soomaaliya.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Dhegayso:Xidhibaan Daahir Aamiin Jeesow oo markale ka hadlay xaaladda magaalada Beledweyne

May, 21, 2018
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka mid ah ...

Sawirro:-Maxaa Kasoo Baxay Kulankii Guddiga Gurmadka Iyo Xubnaha Beesha Caalamka

May, 20, 2018
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mahdi ...

Dhageyso:-Xildhibaan Dr Cabdi Cali ”Xarunta Golaha Shacabku Waxay Isku Bedeshay Gole Geel”

May, 20, 2018
Xildhibaan Dr Cabdi Cali oo ka mid ah ...

Dowladda Soomaaliya Oo Jawaab Ka Bixisay Hadal Kasoo Yeeray Kenya Oo La Xiriiray Dacwada Badda

May, 20, 2018
Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya  Axmed Ciise Cawad ayaa ...

Dhageyso:- Khasaaro Horleh Oo Uu Geystay Roobkii Ka Da’ay Muqdisho

May, 20, 2018
Saacadahii lasoo dhaafay ayaa waxaa roob uu ka ...

Soomaaliland Oo Markale Xukun Culus Ku Riday Boqor Buurmadow

May, 20, 2018
Maxkamada Magalada Hargeysa ee Gobolka la yiraahdo Maroodi ...

Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Dalka OoWarbaahinta la hadlay kana War Bixiyay Safar Uu Ku Tegay Dalka Turkiga

May, 20, 2018
Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi ...

Magalada Baydhabo Oo Laga Mamnuucay Gaadiidka Inay Galaan Xilliyada

May, 20, 2018
Waxaa siweyn loo adkeeyey Amniga Magalada Baydhabo ee ...

AKHRISO:- Imtixaankii dowladda ee dugsiyadda Sare oo baaqday

May, 20, 2018
Wasaaradda Waxbarashadda dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in ...

Somaliland oo xabsiga u taxaabtay  Nabaddoon Maxamed Muuse 

May, 20, 2018
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Burco ee gobolka ...

Maqaallo

AKHRISO:- Duufaantii ku dhufatay Soomaaliya oo sababtay Khasaare badan

May, 20, 2018
Duufaan xoog leh ayaa ka dhacday degaanada ku ...

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com