GGGGGG
Wednesday, January 16th, 2019
header

Madaxweyne Farmaajo oo ku Wajahan Baydhabo Iyo Shir u Bilaabanaya DFS & Madaxda Maamul Gobaledyada

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on May 17, 2018 by   ·   No Comments

Magalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Baay wararka ka imaanaya ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ay ka socoto qaban qaabada shirka Golaha Amniga Qaranka kaas oo la filayo in uu dhawaan halkaasi ka furmo.

Golaha Amniga Qaranka ayaa waxaa guddoomiye u ah Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo,iyada oo maanta laga yaabo in uu u ambabaxo Magalada Baydhabo Madaxweyne Farmaajo.

Golaha Iskaashiga Dowlad goboleedyada oo qeyb ka ah Golaha Amniga Qaranka ayaa weli Baydhabo ku sugan kadib shir halkaasi shalay ugu soo gaba gaboobay,iyaga oo halkaasi ay u joogaan ka qeybgalka shirka Golaha Amniga Qaranka.

Shirka Golaha Amniga Qaranka ayaa horay loogu qabtay Magaalooyin ka mid ah dalka,waxana inta badan looga hadlayaa amniga dalka iyo sidii ay iskaga kaashan lahaayeen Madaxda dowladda iyo kuwa dowlad goboleedyada.

Magalada Baydhabo ammaankeeda ayaa aad loo adkeeyey,waxana sidoo kale gaari doono Xubno ka socday gobolka Banaadir oo ka mid ah Golaha Amniga Qaranka,iyada oo gaba gabada shirkaas Warmurtiyeed laga soo saari doono.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Akhriso:-Madaxda Ka Qeyb Galeysa Xaflada Caleemo Saarka Madaxweynaha KGS

January, 16, 2019
Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa lagu ...

-Booliska Somalia Oo Ka Hadlay Cabashadii Xildhibaan Muno Key

January, 16, 2019
Xildhibaan Muno Sheekh Khaliif Abuu ( Muno Key) ...

Sawirro:-Booliska Somalia Oo Lagu Wareejiyay Qalab Lagu Ogaanayo Faraha Dadka Dembiilayaasha Ah

January, 16, 2019
Shabakadda Wararka ee AMISOM ayaa qortay inay Taliska ...

Ciidammada Kenya oo weli wada howlgal lagu soo afjarayo weerrarkii Nairobi

January, 16, 2019
Ciidammada ammaanka ee Kenya ayaa weli iskudayaya inay ...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo la caleema saarayo

January, 16, 2019
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ayaa lagu wadaa in ...

Dowladda Soomaaliya Oo Ka Hadashay Weerarkii Magalada Nairobi

January, 16, 2019
War-saxaafadeed ka Soo soo Wasaaradda arrimaha Dibadda Xukuumadda ...

Taliyaha guud ee ciidanka Booliska Kenya Joseph Boinett oo Faahfaahiyay Weerarkii Galabtay Nairobi ka dhacay

January, 15, 2019
Taliyaha guud ee ciidanka Booliska Kenya Joseph Boinett ...

Madaxweynaha Jubbaland oo gaaray Magaalada Dhoobley

January, 15, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ...

Madaxweyne Xaaf Oo Ka Badbaaday Weerar Qaraxyo Ku Bilowday Oo Ka Socda Nairobi

January, 15, 2019
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf ayaa wax ...

Akhriso:-Xisbiga Cadaaladda Iyo Horumarka”Waa In Lala Socdaa Hab Dhaqanka Guracan Ee Dowladda Farmaajo & Kheyre”

January, 15, 2019
Xisbiga Cadaalada iyo Horumarka oo ka mid ah ...

Maqaallo