GGGGGG
Monday, July 16th, 2018
header

DAAWO WAREYSI:- “Carabta is heysata Soomaaliya Maxaa dhexgeliyay..?” Waxa yiri…

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on May 17, 2018 by   ·   No Comments

Dibloomaasi Maxamed Maxamuud Nuur (Caalim) oo ka foolooda arimaha siyaasadda Soomaaliya horayna us soo noqday Danjiraha Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya oo si toos ah kaga qeyb galayay barnaamij Online Ah ayaa waxa uu banaanka keenay xogo dhab ah oo ku saabsan khilaafka Khalej-ka iyo waxa soo dhexgeliyay Soomaaliya , Siyaasadaha Arimaha Maamul Goboleedyada Dalka , iyo Arimaha Dastuurka Soomaaliya,

Danjire Caalim ayaa marka hore sheegay in aaney carabta ka carareerin Soomaaliya, waxaana uu Tilmaamay in doorashadii ka dhacday 2012-kii Soomaaliya in ay ku dagaalameen dalalka Imaaradka Iyo Qatar kuwaa oo kala watay labo musharax oo danahooda u fuliya , waxaana uu sidoo kale carabka ku dhuftay in doorashadii 2017-dii ka dhacday dalka in saameyn toos ah ay ku yeesheen, waxaana Qatar ay dhaqaalo ku bixisay inuu soo baxo Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo isagoo xusay in lixdii sano ee ugu dambeesay dalalka Qatar Iyo Imaaradka in ay ku hartamayeen Soomaaliya.

Dowladda ayuu sheegay in aysan dhexdhexaad ka aheyn khilaafka Khalej-ka isagoo xusay In Madaxweyne Farmaajo loo daayo Qatar si loo arko halka siyaasadda ku dambeyn doonto, waxaana mucaaradka uu ugu baaqay in ay joojiyaan faragelinta ay ku hayaan xeriirka Soomaaliya Iyo Qatar.

Danjire caalim ayaa sheegay in hadda la isku heysto doorashada 2020-ka isagoo ka digay in dalka uu Madaxweyne ka noqdo musharax ay wataan mid kamid ah dalalka Khaleej-ka.

Intii uu socday Barnaamijka uu ka qeyb qaatay Professor Maxamed Nuur Caalim ayaa waxa uu ku nuux-nuuxsaday in Dowladda Soomaaliya ay fadhiid tahay isagoo gaashaanka ku dhuftay in aysan ka soobixin kaalintii looga baahna.

Madaxweynaha iyo Xukuumadda ayuu tilmaamay ugu dambeyntii in ay ku guuldareesteen xalinta khilaafka kala dhaxeeyo maamul goboleedyada dalka.

HALKAN HOOSE KA DAAWO

Readers Comments (0)




Wararkii ugu dambeeyay

Xog Farshaxan : Wax ka baro abtirka Barack Obama

July, 16, 2018
Waxaa dalka Kenya soo gaaray madaxweynihii hore ee ...

Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Soomaaliya oo furay fadhigga 1-aad ee shirka Madasha Iskaashiga Soomaaliya ee Brussels

July, 16, 2018
Brussels–Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahad ...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo qaar kamid ah guddiyada Golaha Shacabka ku wareejiyay Xafiisyadii ay ku shaqeyn lahaayeen+Sawirro

July, 16, 2018
Muqdisho - Kusimaha Madaxweynaha Dalka ahna Guddoonka Golaha ...

Weer lagu dilay dad rayid ah oo ka dhacay Waqooyiga dalka Mali

July, 16, 2018
Mali- Ugu yaraan 12 qof oo rayid ah ...

Agaasimaha Hey`adda NISA oo shaqada ka joojiyay ku xigeenadiisa

July, 16, 2018
Sida ku cad warqad ka soo baxday Xafisska ...

Midowga Yurub Oo Wafdigii Axmed Madoobe Ku Qanciyey Ka Qeybgalka Shirka Brussels

July, 16, 2018
Warar goor dhow ay Goobjoog News, ka heshay ...

Shirka arrimaha Soomaaliya oo ka furmay Brussels ee dalka Belgiumka+Sawirro

July, 16, 2018
Brussels(SONNA);- Magaalada Brussels ee Xarunta dalka Belgium-ka, waxaa ...

Maxaa laga filan karaa Shirka Brussels? (Faallo)

July, 15, 2018
Shirar badan oo looga hadlayay Arrimaha Soomaaliya ayaa ...

Waraysi:Xayiraad Wali saaran Dagmada Xudur Gobalka Bakol

July, 15, 2018
Xudur, Waa magaalo madaxda gobolka bakool mudo ka ...

Labo Sano kadib Turkey & Afgambigii Dhicisoobay (Warbixin)

July, 15, 2018
Wuxuu ahaa Habeen Taariiqi ah 15 July sanadkii ...

Maqaallo

Xog Farshaxan : Wax ka baro abtirka Barack Obama

July, 16, 2018
Waxaa dalka Kenya soo gaaray madaxweynihii hore ee ...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo qaar kamid ah guddiyada Golaha Shacabka ku wareejiyay Xafiisyadii ay ku shaqeyn lahaayeen+Sawirro

July, 16, 2018
Muqdisho - Kusimaha Madaxweynaha Dalka ahna Guddoonka Golaha ...

Weer lagu dilay dad rayid ah oo ka dhacay Waqooyiga dalka Mali

July, 16, 2018
Mali- Ugu yaraan 12 qof oo rayid ah ...

Midowga Yurub Oo Wafdigii Axmed Madoobe Ku Qanciyey Ka Qeybgalka Shirka Brussels

July, 16, 2018
Warar goor dhow ay Goobjoog News, ka heshay ...

Shirka arrimaha Soomaaliya oo ka furmay Brussels ee dalka Belgiumka+Sawirro

July, 16, 2018
Brussels(SONNA);- Magaalada Brussels ee Xarunta dalka Belgium-ka, waxaa ...

Maxaa laga filan karaa Shirka Brussels? (Faallo)

July, 15, 2018
Shirar badan oo looga hadlayay Arrimaha Soomaaliya ayaa ...

Waraysi:Xayiraad Wali saaran Dagmada Xudur Gobalka Bakol

July, 15, 2018
Xudur, Waa magaalo madaxda gobolka bakool mudo ka ...

Labo Sano kadib Turkey & Afgambigii Dhicisoobay (Warbixin)

July, 15, 2018
Wuxuu ahaa Habeen Taariiqi ah 15 July sanadkii ...

Wasiirka amniga oo eedeyn u jeediyay dadka xirnaanshaha wadooyinka dhaliila

July, 15, 2018
Wasiirka Amniga dowladda Soomaaliya ayaa eedeyn u jeediyay ...

(WARBIXIN) Wafdi Ka Socda Sirdoonka Imaaraadka Carabta Oo La Sheegay Inay Somalia U Yimaadeen Si Ay U Maalgeliyaan Maleeshiyo-Beeleedyo

July, 15, 2018
Xeel-dheere Siyaasadeed oo lagu magacaabo C/llaahi Faarax Mire ...

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com