GGGGGG
Monday, July 23rd, 2018
header

XOG:RW Kheyre oo xilka qaadis kusameyn rabo mid kamid ah wasiirada ugu saameynta badan Golahiisa

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on May 16, 2018 by   ·   No Comments

Sida ay shegayaan wararka aan ka heleyno xafiiska Xasan Cali Kheyre ra’isulwasaaraha dalka soomaaliya ayaa shegaayo in oo qorsheynaayo xilka qaadista wasiirka arimaha dibada.

Wasiirka ayaa lasheegay in kala aragti duwanaasho siyaasadadeed soo kala dhex gashay asaga iyo kooxda talada heyso madaama oo wasiirka oo damacsanyahay in xiriirka Imaaraadka la xumeyn.

Wasiir Cawad ayaa lasheegay in madaxweynaha iyo ra’isulwasaaraha dhowr jeer kala hadlay in xiriirka Imaaraadka carabta aan la xumeyn oo la xoojiyo lana dhameeyo waxyaabaha haatan khilaafka dhaliyay.

Kala aragti duwanaashaha ayaa si rasmi ah usoo shaac baxday maalin kahor kadib markii wasiirka arimaha dibada garoonka Muqdisho looga tagay xili oo kamid ahaa wafdiga madaxweyne Farmaajo oo usocdalaaye dalka Qadar.

Xogta ayaa sheegeyso in ra’isulwasaare Xasan Cali Kheyre baadi goobaayo shaqsiga oo ku badali doono wasiir Cawad waxaana laga yabaa isku shaadheynta golaha wasiirada iyo magacaabista wasiirada cusub in kasoo hormaro.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Sawirro:-Sahmintii Ugu Horeysay Oo Maanta Lagu Sameeyey Halka Laga Dhisayo Dekeda Hobyo

July, 22, 2018
Magaalada Hobyo ee Gobalka Mudug Waxaa Maanta Ka ...

Taliyaha Ciidanka Booliska “ Gaalkacyo waxaa kusoo arkay Ciidan iyo Shacab isku duuban oo adkeynta Nabadda ka shaqeynayo “

July, 22, 2018
Muqdisho (SONNA0, Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye guuto ...

SAWIRRO: Guddoomiyaha golaha shacabka oo kulan la qaatay guddiga difaaca

July, 22, 2018
Guddoomiyaha golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane ...

DHagayso:Farmaajo oo amar siiyay laamaha ammaanka (SAWIRRO)

July, 22, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ...

DEG DEG:-Wariyeyaasha Oo Looga Yeeray Xarunta Taliska Ciidamada Ee Garoowe

July, 22, 2018
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Garoowe ee Xarunta ...

Qaar ka mid ah Booliiska K/Galbeed oo loo diyaariyay Xakameynta rabshadaha

July, 22, 2018
Saraakiisha Ciidamada AMISOM ee ku sugan deegaanada maamulka ...

Warbixin: Awoodda NISA iyo Sida loogu ciyaarayo!

July, 22, 2018
Ha’yadaha sirdoonka uu Dal kastaa leeyahay waa meesha ...

Xubno Shabaab ka mid ah oo lagu arkay Gudaha Kenya

July, 22, 2018
Qaar ka mid ah Saraakiisha Ciidamada Ammaanka dalka ...

200 oo qof oo Soomaali ah oo ku xayiran degaanka Guji

July, 22, 2018
Ku dhawaad 200 oo qof oo Soomaali ah ...

Al-Shabaab oo xukun Gacan Goyn ah Ku Fuliyay Wiil dhalinyaro ah

July, 22, 2018
Al Shabaab ayaa xukun gacan goyn ah waxa ...

Maqaallo