GGGGGG
Saturday, September 22nd, 2018
header

XOG: Villa Somalia oo heshay Shaqsigii Xilka ka tuuri lahaa Axmed Madoobe & Abaabul culus oo Muqdisho ka socda…

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on May 16, 2018 by   ·   No Comments

Warar lagu kalsoon yahay oo laga helay ilo muhiim ah oo ku dhaw Madaxtooyada Villa Somalia ayaa xaqiijinaya in Cabdi Cali Raage oo ah la Taliyaha Arimaha Siyaasada ee Madaxweynaha Maamulka Jubaland uu ku biiray Kooxda dagaalka siyaasadeed kaga soo hor jeedo Axmed Madoobe.

Cabdi Cali Raage oo Miisaan siyaasadeed ku leh Maamulka Jubaland ayaa la sheegay in arintan uu ku dhiirigeliyey Xildhibaan Cabdirashiid Xidig oo Kuna xiray Madaxtooyada.

Xildhibaan Cabdirashiid Xidig oo ay ilma Adeer yihiin Cabdi Cali Raage ayaa loo balanqaaday in loo Magacaabayo Xilka Wasiiru Dawlade halka Cabdi Cali Raage loo balanqaaday Dhaqaale uu ku furfuro Jubaland si looga guulaysto Axmed Madoobe.

Xildhibaan Xidig ayaa dhankiisa ka wada Ololaha ugu balaaran ee looga soo horjeedo Axmed Madoobe isagoo dantiisu tahay Xilka Wasiiru Dawladaha.

Dawlada FS ayaa dadaal weyn ugu jirta inay xilka ka tuurto Axmed Madoobe oo Taageero weyn u muujiyey Dawladda UAE arintaasoo ka caraysiisay Farmaajo.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

MALADHIHI KARAA WAXUU YAXYE EERSADAY QORAALKAAN(Airportka Dahabka ah ee Barawe.)

September, 22, 2018
Hala yaabin in Airport Dahab ah laga dhisayo ...

DAAWO:LAMAANIHII IS CALMADAY EE DHALISAY IN LA GUBO WIILKA ADEERKII OO HADLAY

September, 22, 2018
https://youtu.be/1_tX0yvvzc4?t=2

WARARKII UGU DANBEEYAY QARAXII KADHACAY XAMAR

September, 22, 2018
Laba qarax oo is xig xiga ayaa kadhaca ...

WARDEGDEG AH QARAX HADA KADHACAY MOGADISHO

September, 22, 2018
Deg Deg: Qaraxyo ka dhacay Muqdisho September 22, 2018 Muqdisho-Labo ...

M FARMAAJO OO AHMIYADA SIINAYA ARIMAHA GUDAHA UNA DIRAY WASIIR SHIRKA GOLAHA QM

September, 22, 2018
Muqdisho-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda ...

Hay’adda (IMF) oo sheegtay in Soomaaliya ay buuxisay shuruudihii looga baahnaa

September, 22, 2018
Muqdisho - Warbixin ay soo saartay hay’adda lacagta ...

Dowladda Soomaaliya oo tacsi u dirtay Xukuumadda iyo Shacabka Tanzania.

September, 22, 2018
Dowladda Federaalka Soomaaliya war qoraal ah oo ka ...

Madaxweyne Farmaajo oo shir degdeg ah isugu yeeray madaxda Galmudug

September, 22, 2018
Muqdisho -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi ...

Nin loo gubay beeshiisa oo gabar ka guursatay beel ka mid ah kuwa ku xooggan Muqdisho

September, 21, 2018
Dil noociisa oo kale uusan waayadan soo marin ...

Gabar Jaamacad dhexdeed lagu dilay iyo cida Ufududeeysay In Jaamacada dad Hubaysan Soo Galaan Oo la Isweeydiinayo

September, 21, 2018
Koox hubeysan ayaa Jaamacadda Soomaaliya (UNISO) qeybta Baar ...

Maqaallo