GGGGGG
Thursday, December 13th, 2018
header

Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Soomaaliya Oo Ay Jir Dileen Ciidanka Kenya Oo Isbitaalka La Dhigay

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on May 16, 2018 by   ·   No Comments

Xildhibaan Maxamuud Sheekh Siraaji oo ka tirsan Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa shalay subax la dhigay Isbitaal ku yaalla magaalladda Nairobi, kadib, markii ay Ciiddan ka tirsan Boliska dalkaasi jir-dileen.

Xildhibaanka oo ay Walaalo ahaayeen Wasiirkii la dilay ee  Cabaas Sheekh Maxamuud Siraaji Allaha u Naxariiste waxaa Waaberigii hore ee shalay Isbitaalka la dhigay isagoo ay  dhaawacyo culus ,ka soo gaareen jir-dilkaasi.

Saraakiisha Booliska ee tacadigaasi u geystay Xildhibaan Siraaji ayaa sheegay inay ka shakiyeen inuu gaariga uu la socday Xildhibaanka la soo xaday.

“Xildhibaanka waxay Booliska soo weerareen kadib, markii uu nin ay saaxiib yihiin ku soo dejiyey Xaafadda Westland ee magaalladda Nairobi, wuxuuna Xildhibaanka ka badbaaday dhimasho” ayaa lagu yiri farriin uu Saxafi fadhigiisu yahay magaalladda Nairobi u soo diray Radio Dalsan.

Sidoo kale a Booliska Kenya ayaa xaqiijiyay inuu dhacay Shilkaasi, waxayma  sheegeen inay xilligaasi baacsanayeen Gaari noociisu yahay TOYOTA LEXUS oo loo sheegay in laga soo xaday Kiambu.

Dhinaca kale, Xildhibaan Maxamuud Sheekh Siraaji waxa uu xilligii ay Booliska dhaawaceen watay Gaari uu soo kireystay oo noociisu ahaa TOYOTA RAV4, mana kala cadda sababta ay Booliska Kenya u beegsadeen.

Qof la socday Xildhibaanka ayaa sheegay inay isaga  ilaa 2,000 oo Dollar kaga luntay inta ay Booliska baarayeen.

Xildhibaan Maxamuud Sheekh Siraaji oo bishii Feberaayo ee sannadkan loo doortay Xilkaasi waxa uu weli ku jiraa Isbitaal ku yaalla magaalladda Nairobi.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

DFS oo ka hadashay xariga Mukhtaar Rooboow

December, 13, 2018
War qoraal ah oo kasoo baxay Wasaaradda Amniga ...

Xildhibaano cambaareeyay xarigii Mukhtaar Rooboow

December, 13, 2018
Qaar kamid xildhibaanada golaha Shacabka Soomaaliya gaar ahaan ...

sawiro;’Dawladaha Soomaaliya Iyo Qatar Oo Kala Saxiixday Heshiisyo Muhiim Ah

December, 13, 2018
Dowladaha Soomaaliya iyo Qatar ayaa magaalada Dooxa ku ...

Sawiro:- Ra’iisul Wasaare Khayre Oo La Kulmay Dhiggiisa Dawladda Qatar

December, 13, 2018
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali ...

Guddiga Doorashada Koonfur Galbeed: Doorashada Waxaa Ay Dhaceysaa 19-ka December

December, 13, 2018
December 13, 2018 Guddiga doorashada maamulka koonfur galbeed ee ...

DAAWO SAWIRO: Sidda Madaxweynaha Eritrea Muqdisho loogu soo dhaweeyay

December, 13, 2018
Wafdi uu hoggaaminaayo madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki ayaa ...

Dagaal Culus Oo Ka Dhacay Gobolka Galgaduud

December, 13, 2018
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal ...

DEG DEG:-Muqtaar Roobow Oo La Sheegay In Baydhabo Lagu Xiray

December, 13, 2018
Wararka naga soo gaaraya Magalada Baydhabo ee Xarunta ...

Amaro lagu soo rogay Shacabka kunool Baydhabo

December, 13, 2018
Taliska Booliska Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxa ay ...

Xukuumadda Soomaaliya oo ka hadashay Mooshinka laga keenay Farmaajo

December, 13, 2018
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed ...

Maqaallo