GGGGGG
Saturday, August 18th, 2018
header

Waraysi:Dhismaha Wadada isku Xirta degmada Hobyo Iyo Deegaanka Wisil Ee Gobolka Mudug Oo Lasoo gaban-gabeeyey

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on May 16, 2018 by   ·   No Comments

Xilli Muddooyinkii Dambe Mashaariic Horumarineed ay Ka Socdeen Deegaano Ka Tirsan Gobolka Mudug ee Maamulka Galmudug Oo ay qayb Ka ahaayeen Wadooyinka Isku Xiraya Hobyo Iyo Wasil Iyo magaalada Gaalkacyo ayaa haatan Waxaa la Soo gabagabeeyay Wajiga Koobaad ee Dhismaha Wadooyinkaasi.

Mas’uuliyiin Ka Tirsan Maamulka Deegaanka Wasil Ayaa waxa Ay Tilmaameen In Ay Soo Gaban-gabowday Dhismaha Wadada Isku Xirta Degmada Hobyo Iyo Deegaanka Wisil Ee Gobolka Mudug.

Afhayeenka Deegaanka Wisil Yoonis Abshir Daleel Oo La Hadlay Idaacadda  VOS Ayaa Waxa Uu Sheegay In Maalmo Ka Hor Ay Soo idlaatay Dhismaha Wadadaasi Isla-markaana Uu Xariga Jarkeedu Uu Ka Dhacay Degmada Hobyo Ee Gobolka Mudug.

Waxa Uu Tilmaamay In Ay Faa’iidooyin badan Ku qabaan Shacabka Reer Wisileed Ee U Safraya Degmada Hobyo Ee Gobolka Mudug Kuwaas Oo Dhibaatooyin Kala Duwan Ku Qabay Isagoona Intaa Ku daray In Wadada Baldhaceedu Uu Gaarayo illaa Iyo Labaatan Mitir Oo Jey  Jey ah.

Afhayeenka Deegaanka Wisileed ayaa Waxa Uu Tilmaamay In Shacabka Ku dhaqan Wisil Ka Hor Inta Aan La Dhisin Wadadani Ay Caqabado Badan kala Kulmi Jireen Oo Gawaari Badani Halkaasi Ku Rogman Jirtay.

Sidoo kale Waxa Uu Hoosta Ka Xariiqay In Saacado Badam Oo gaaraya Illaa Iyo Lix Saac Loo Socda Degmada Hobyo Halka Maanta Loo Soconayo saacado yar Oo kaliya….

Dhinaca Kale yoonis Abshir Daleel Afhayeenka Deegaanka Wisil Oo hadalkiisa Sii Wata Ayaa Waxa Uu Tilmaamay In Wadada Isku Xirta Degmada Gaalkacyo Ee xarunta Gobolka Mudug Iyo Deegaanka Wisil Ay Dhismaheedu Billaaban Doonto Maalmaha Soo Socda.

Waxa Uu Carrabka Ku Dhuftay In Wadadani Lagu Dhisi Doono Muddo hal Sano gudaheed Ah Sida Ay Sheegeebn Injineerada Iyo Shirkadda Gacanta Ku Heysa Dhismaha Wadadaani Waxa Uuna Intaa Ku daray In shacabka Deegaanka Wisil Ay Soo Dhaweynayaan.

Mashaariicdaan Horumarineed Ee Ka Socda degaanadan Ka Tirsan Kuwa Maamulka Gal-mudug Ayaa Muhiimad gaar Ah waxa ay u Leeyihiin Shacabka Ku Dhaqan Deefganada Ay Mashaarii dan Ka Socdaan Waxa ayna Kasoo Aadayaan Mashaariicdan Xilli Madaxda Maaulka Gal-mudug Shaaciyeen in Ay dhisayaan dekadda Magaalo Xeebeedka Hobyo Ee Gobolka Mudug.

        Halkaan Ka Dhagayso Waraysiga 

      Wareysi Afhayeenka Deegaanka Wisil Ee Gobolka Mudug Yoonis Abshir Daleel

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Duqa Muqdisho oo dib ugu soo celiyey Gurigooda qoys dan-yar ah+Sawirro

August, 18, 2018
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan ...

Dowladda Qatar Oo Soo Saartey Eedeyn Ka Dhan Ah Sacuudiga Oo Ku Saabsan Arrimaha Xajka

August, 18, 2018
War ka soo baxay Dowladda Qatar ayaa waxaa ...

Xubno ka tirsan dekadda Muqdisho oo xabsiga la dhigay

August, 18, 2018
Ciidamada amaanka ayaa goordhaw waxa ay xabsiga dhigeen ...

Guddoomiyihii Baarlamaanka Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Oo Iscasilay

August, 18, 2018
Wararka aanu hadda ka helayno magaalada Jigjiga ee ...

Akhriso:-Garsoorayaasha Maxkamadda Sare oo la dhaariyey

August, 18, 2018
Gudoomiyaha maxkamada Racfaanka ayaa maanata Dhaariyay Garsoorayaasha Maxkamada ...

Dawlada Tukiga oo sheegtay inaysan jirin cid ay kula tartamayso Soomaaliya

August, 18, 2018
Turkigu kula tartami mayo wadan kale isku dayga ...

Xoghayihii hore ee Qaramada Midoobay Kofi Annan oo geeriyooday isagoo 80 jir ah

August, 18, 2018
Xoghayihii hore ee Qaramada Midoobay, Kofi Annan ayaa ...

Guddoomiyaha Baarlamaanka oo xil u magacaabay ku xigeenkii NISA ee uu Farmaajo xilka ka qaaday

August, 18, 2018
Ku-simaha Madaxweynaha Soomaaliya, ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Mursal ...

RW Kheyre oo ku amray Diblomaasiyiinta Safaaradda Sudan inay degdeg ku soo galaan dalka

August, 18, 2018
Wasaaradda arrimaha dibadda iyo Iskaashiga caalamiga ah oo ...

Mooshin loo gudbiyay Guddoonka Baarlamaanka Puntland

August, 18, 2018
Gudoomiyaha Baarlamaanka maamulka Puntland ayaa ka aqbalay mooshin ...

Maqaallo

SAWIRRO:RW kheyre oo bilaabay la xisaabtanka wasiirada

August, 18, 2018
Raiisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa bilaabay ...

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com