GGGGGG
Saturday, November 17th, 2018
header

Warar ku saabsan xaalada Tukaraq

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on May 16, 2018 by   ·   No Comments

Wararka saakay inaga soo gaaraya degaanka Tukaraq ayaa waxa ay sheegayaaan in saakay xaalad deganaansho laga dareeymayo halkaasi, oo uusan jirin dagaal socda.

Warar ay allsaaxo heshay ayaa sheegaya in xalay markale uu dhacay dagaal kale oo u dhaxeeyay ciidanka Somaliland iyo Puntland, kaasi oo la xiriiray dagaalkii shalay dhhexmaray labadan dhinac.

Ilaa hadda lama xaqiijin kari khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay dagaaladan dhacay waqtiyada kala duwan, inkastoo labada maamul ay guulo ka kala sheegteen dagaaladan.

Wararkii ugu dambeeyay ee saakay naga soo gaaraya degaanka Tukaraq ayaa sheegaya in labada ciidan ay soo kala gaareen gurmadyo ciidan oo ka kala yimid magaalooyinka Garowe iyo Hargeysa.

Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee arrimaha Soomaaliya Michael Keating ayaa war qroaal ah oo uu soo saaray wuxuu ku sheegay in colaad aysan waxba tareyn balse loo baahan yahay in xasarada loo bedelo wada hadal ay yeeshaan Somaliland iyo Puntland.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa dhankiisa war uu soo saaray shalay wuxuu ku baaqay in si shuruud la’aan loo joojiyo dagaalka ka soo cusboonaaday Tukaraq.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

CIA:”Amarka lagu dilay Wariye Kashoggi waxaa bixiyay Amir Maxamed Bin Salmaan”.

November, 17, 2018
Hay’adda Mareykanka u qaabilsan Sirdoonka arrimaha dibadda ee ...

Daacish oo u digtay Shabaabka ka dagaalama Soomaaliya

November, 17, 2018
Wargeyska Todobaadlaha ah ee ku hadla afka Daacishta ...

Mareykanka oo Soomaaliya Safaarad ka furanaayo

November, 17, 2018
Xiriirka Mareykanka iyo Soomaaliya ayaa ahaa mid liita ...

Dhagayso:Warka Fiidnimo ee Radio Vos Cw

November, 16, 2018
Halkaan ka Dhagayso Warka oo uu soo jedinayo ...

Dhagayso:Faahfaahin Khasaare ka dhashay dagaal dhexmaray Ciidanka Galmudug iyo Shabaab

November, 16, 2018
Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxa ay kasoo baxayaan ...

SAWIRO: Wasiir Cawad oo kulan la yeeshay Dhiggiisa Kenya

November, 16, 2018
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Danjire ...

SAWIRO: Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay madaxda Jasiiradda Cyprus

November, 16, 2018
Gudoomiyaha Golaha Shacabka Amb Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ...

Waxgarad Nabadeyn u socday oo Shil ku galay Galmudug

November, 16, 2018
Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa waxa ...

Jabuuti oo qorsheynaysa in Eritrea ay ka dacweyso Maxkamada ICJ

November, 16, 2018
Maxamed Saciid Ducaale, oo ah safiirka Dowlada Jabuuti ...

Galmudug oo gacanta ku dhigtay baabuur qarax siday

November, 16, 2018
degmada Caabudwaaq ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada ...

Maqaallo