GGGGGG
Monday, May 21st, 2018
header

Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya colaada ka taagan deegaanka Tukaraq

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on May 16, 2018 by   ·   No Comments

Waxaa wali soconaya dagaalka qaraar ee ka taagan deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool oo u dhaxeeya ciidamada Puntalnd iyo Soomaaliland.

Dagaalka oo maalmihii ugu dambeeyay ka soconayay deegaanka ayaa ahaa dagaal culus oo leysku adeegsaday hubka culus iyo mid fudud.

Dagaalkaas oo xalay maqribkii istaagan ayaa markale saqdii dhexe ee xalay dib u bilowday, waxaana wararka kala duwan ee soo baxaya ay sheegayaan in dagaalkaas uu sii kordhiyay khasaaraha ka dhashay dagaalkaasi.

Dagaalkii shalay ayaa la tilmaamay in dhaawacu kor u dhaafay boqol askari oo labada dhinacba ah.

Dhaawacyada waxaa la kala geeyay magaalooyinka Garoowe, Hargeysa, Burco iyo Oog iyadoo hadda lagu daweynayo Isbitaaladaasi

Askarta dhimatay waxaa ku jira saraakiil Lix kor u dhaafaya oo labada dhinacba ka dhintay.

Taliyihii ciidanka Somaliland ee Tukeraq Maxamed Daa’uud ayaa la sheegayaa inuu ka mid yahay saraakiisha ku dhintay dagaalka.

Xaalada Isbitaalada la geeyay dhaawacyada ayaa la sheegayaa inay mashquul badan ka jira islamarkaana laga joojiyay dadkii soo booqanayay.

Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee arrimaha Soomaaliya Michael Keating ayaa ku baaqay in la joojiyo colaada ka taagan deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool.

Ergayga ayaa horay u tagay magaalooyinka Garowe iyo Hargeysa oo dirirtu u dhaxeyso islamarkaana kala hadlay joojinta dagaalkaasi.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Dhegayso:Xidhibaan Daahir Aamiin Jeesow oo markale ka hadlay xaaladda magaalada Beledweyne

May, 21, 2018
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka mid ah ...

Sawirro:-Maxaa Kasoo Baxay Kulankii Guddiga Gurmadka Iyo Xubnaha Beesha Caalamka

May, 20, 2018
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mahdi ...

Dhageyso:-Xildhibaan Dr Cabdi Cali ”Xarunta Golaha Shacabku Waxay Isku Bedeshay Gole Geel”

May, 20, 2018
Xildhibaan Dr Cabdi Cali oo ka mid ah ...

Dowladda Soomaaliya Oo Jawaab Ka Bixisay Hadal Kasoo Yeeray Kenya Oo La Xiriiray Dacwada Badda

May, 20, 2018
Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya  Axmed Ciise Cawad ayaa ...

Dhageyso:- Khasaaro Horleh Oo Uu Geystay Roobkii Ka Da’ay Muqdisho

May, 20, 2018
Saacadahii lasoo dhaafay ayaa waxaa roob uu ka ...

Soomaaliland Oo Markale Xukun Culus Ku Riday Boqor Buurmadow

May, 20, 2018
Maxkamada Magalada Hargeysa ee Gobolka la yiraahdo Maroodi ...

Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Dalka OoWarbaahinta la hadlay kana War Bixiyay Safar Uu Ku Tegay Dalka Turkiga

May, 20, 2018
Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi ...

Magalada Baydhabo Oo Laga Mamnuucay Gaadiidka Inay Galaan Xilliyada

May, 20, 2018
Waxaa siweyn loo adkeeyey Amniga Magalada Baydhabo ee ...

AKHRISO:- Imtixaankii dowladda ee dugsiyadda Sare oo baaqday

May, 20, 2018
Wasaaradda Waxbarashadda dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in ...

Somaliland oo xabsiga u taxaabtay  Nabaddoon Maxamed Muuse 

May, 20, 2018
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Burco ee gobolka ...

Maqaallo

AKHRISO:- Duufaantii ku dhufatay Soomaaliya oo sababtay Khasaare badan

May, 20, 2018
Duufaan xoog leh ayaa ka dhacday degaanada ku ...

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com