GGGGGG
Friday, August 17th, 2018
header

Sidee ayey Warbaahinta Imaaraadka Carabta uga hadashay Booqashada Farmaajo ee Qadar ?

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on May 16, 2018 by   ·   No Comments

Warbaahinta dalka isutaga Imaaraadka Carabta ayaa aad u hadal haya Booqashada uu Madaxweyne Farmaajo ku tagay magaalada Dooxa ee dalka Qadar.

Warbaahinta ayaa booqashada Farmaajo ku micneyneysa qaabab kala duwan, waxa ayna qaarkood tilmaamayaan in booqashadaasi ay tahay mid taageero loogu muujinaayo Qadar.

Wargeysyada ayaa qoray in Dowlada Qadar ay arbushaad Siyaasadeed u abuureyso Somalia, iyadoo ka faa’iideysaneysa Khilaafka Imaaraadka kala dhexeeya Somalia.

Waxa ay qoreen in Qadar ay dano gaara ka leedahay Somalia, taa oo hoostaal Madaxweynaha Somalia, waxa ayna si gaara u tilmaamayaan in qorshaha Qadar uu yahay inay saaxada ka saarto Imaaraadka oo hakat galisay howlahii ay kawaday Somalia.

Qadar ayey sheegen inay u hanqal taageeyso buuxinta dhammaan boosaska ay baneeysay Imaaraadka, sida tababarada, Mashaariicda iyo Howlaha kale oo ay kamid yihiin ka qeybqaadashada Siyaasada iyo Amniga.

Waxa ay sidoo kale, qoreen in Amiirka Qadar Sheekh Tamiim Bin Xamad Al-thaani, uu rabitaankiisa ka helay Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llahi Farmaajo balse aanu weli dhicin Heshiiska lagu bilaabi lahaa dhammaan howlahaasi.

Madaxweynaha Somalia ayey sheegeen inuu ahmiyad gaara siinaayo dowlada Qadar, isla markaana uu ka beyray dhex dhexaadnimadii ay horay u shaacisay Dowlada Somalia, taa oo meesha ka saartay rajada Imaaraadka Carabta.

Madaxweyne Farmaajo ayaa ah Hoggaamiyihii Todobaad oo ka socda dalalka Afrika ee booqda dalka Qatar tan iyo markii ay Xiisadaha Khaliijka bilowdeen bishii June 5-dii ee sannadkii hore.

Booqashadda Farmaajo ku joogo dalka Qatar ayaa ku soo beegantay iyadoo uu Khilaaf xooggan soo kala dhex galay DFS iyo Dowladda Imaaraadka oo galangal xooggan ku lahayd Arrimaha Gudaha ee Somalia.

Si kastaba ha ahaatee, Dowlada Imaaraadka carabta ayaa Saxaafada u adeegsaneysa dagaal Siyaasadeedka ay kula jirto Dowlada Somalia oo ay u aragto caqabad hortaagan

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

XFS oo amartay Hay’adaha DF inay dhaqan-geliyaan sharciga Iibka Qaranka

August, 17, 2018
 Xukuummadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa soo saartay amar ...

(Daawo Sawirro) Dowlada Qatar oo balan-qaad muhiim ah u sameysay Ciidanka Booliska Somalia

August, 16, 2018
aliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/gaas Bashiir Cabdi Maxamed ...

Dhagayso-Barnaamijkii Xiisaha Lahaa ee Xulka Waraysiyada Radio Vos C.waaq

August, 16, 2018
  Halkaan Hoose ka Dhagayso Bar-oo -uu soo jediye ...

Daawo Warbixin :-Dalxiisayaasha Galmo-Doonka Ah Oo Guur Ku Daga Gashaantiyada Soomaalida!

August, 16, 2018
Warbixin lagu baahiyey Tv-ga Channel 4 ee laga ...

DHAGEYSO:-HirShabelle Oo Isbadel Ballaaran Sameysay Afhayeenkii Gobolka Hiiraan Oo Xil Culus Helay

August, 16, 2018
Wareegto kasoo baxday Wasiirka Arimaha Gudaha HirShabelle Maxamed ...

Dhageyso:- Ciidanka Xooga Dalka Qeybta 21-aad Oo Gacanta Kusoo Dhigay Askar Dil Ka Geystay Mudug

August, 16, 2018
Galgaduud Islamarkaasna Ay Fariisin U Ah Guutada 13 ...

Ajaanibta ku sugan gudaha dalka oo la tirakoobayo (SAWIRRO)

August, 16, 2018
 Xukuummadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa go’aamisay in tirakoob ...

Guddoomiyaha BFS oo kulan la qaatay xubno ka socday Midowga Yurub (SAWIRRO)

August, 16, 2018
Kulanka oo uu shir guddoominayay ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ...

Masuuliyiinta Galmudug oo Dhuusa-mareeb kula kulmay Saraakiil Mareykan ah (SAWIRRO)

August, 16, 2018
Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ...

AMISOM oo bilawday ka bixitaankooda Muqdisho Stadium

August, 16, 2018
Hawlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa ...

Maqaallo

Jawaari oo fariin DF ceeb ku ah u gudbiyey caalamka iyo hammi cusub oo galay

August, 16, 2018
Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Shiikh Cismaan ...

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com