GGGGGG
Friday, August 17th, 2018
header

KASHIFAAD: Xildhibaan Zakariya Xaaji oo soo Banaanka soo dhigay Waxyaabaha Dhabta ah ee Somalia & Imaaraadka isku qabteen

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on May 16, 2018 by   ·   No Comments

Xildhibaan Zakariya Xaaji Maxamuud Cabdi oo ka mid ah Wafdiga Madaxweyne Farmaajo ee booqashada ku tegay dalka Qatar ayaa hadalkaasi ku sheegay Wareysi uu siiyey Wargeyska ASHARAQ ee ka soo baxa magaalladda Dooxa ayaa sheegay inay Dowladda Imaaraadka Carabta ku xad-gudubtay Hawlihii DFS, isla markaana ay Heshiisyo la galeen dhinacyo kale.

 
Xidlhibaan Zakariya Xaaji oo mar Wasiirkii Warfaafinta ka ahaa Dowladdii KMG ee Madaxweyne C/qaasim Salaad Xasan, waxa uu tilmamaay inay Dowladda Imaaraadka ka hor-joogsadeen qorshe ay ku doonayeen inay iyaga ku maaamulaan Ciiddamadda Soomaaliya iyo Xeryahooda.

Khilaafka Siyaasadeed ee DFS iyo Imaaraadka Carabta soo kala dhex galay ayaa qeyb ka ah Khilaafka Dowladaha Khaliijka, iyadoo ay Dowladda Imaaraadka Galaangal aysan DFS ku qancin ka wadeen gudaha Somalia, isla markaana ay Maamulka Somaliland la saxiixdeen Heshiis ay Saldhig Milliteri kaga dhisanayaan magaalladda Berbera ee W/galbeed ee Somalia.

Dhinaca kale, Xildhibaan Zakariya Xaaji Cabdi waxa uu ka hadlay Xiriirka DFS iyo Dowladda Qatar, wuxuuna xusay inuu yahay mid aad u xooggan.

Waxa uu carrabka ku dhuftay inuu Xiriirka labada Waddan yahay mid Taariikhi ah, isla markaana uusan jirin Khilaaf caqabad ku ah Xiriirkaasi.

Dhinaca kale, Dowladda Qatar ayaa kordhisay Taageeradda Maaliyadeed iyo Samafalka ee ay ugu deeaaan DFS iyo Dadweynaha Soomaaliyeed.

Readers Comments (0)




Wararkii ugu dambeeyay

Itoobiya oo sheegtay iney ciidamadeeda ka soo qaadeyso xadka Eretrea

August, 17, 2018
Ciidamada Itoobiya oo muddo 20 sana ah ku ...

Dowladda Qatar oo kordhineysa taageerada ay siiso ciidamada Soomaaliya

August, 17, 2018
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/gaas Bashiir Cabdi Maxamed ...

Sacuudiga oo balan qaad u sameeyay xujeyda Soomaaliyeed

August, 17, 2018
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda ...

Abiy Axmed oo sheegay inuu wax ka qaban doono xiisada Soomaalida iyo Oromada

August, 17, 2018
Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed Cali, ayaa ...

Gen. Bariise “Shalay hadii Laba amar ay bixi jirtay maanta Hal amar ayaa baxaya

August, 17, 2018
Taliyaha ciidanka hoggaanka ilaalinta canshuuraha iyo dhaqaalaha ciidanka ...

Saraakiisha NISA ee Jubbaland oo hawlo nabadeyn ah ka wada miyiga Kismaayo

August, 17, 2018
Saraakiisha ciidanka Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Jubbaland oo ...

Jabuuti oo war ka soo saartay xiriirka ay la leedahay Soomaaliya

August, 17, 2018
Maxamuud Cali Yuusuf oo ah Wasiirka arrimaha dibadda ...

XFS oo amartay Hay’adaha DF inay dhaqan-geliyaan sharciga Iibka Qaranka

August, 17, 2018
 Xukuummadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa soo saartay amar ...

(Daawo Sawirro) Dowlada Qatar oo balan-qaad muhiim ah u sameysay Ciidanka Booliska Somalia

August, 16, 2018
aliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/gaas Bashiir Cabdi Maxamed ...

Dhagayso-Barnaamijkii Xiisaha Lahaa ee Xulka Waraysiyada Radio Vos C.waaq

August, 16, 2018
  Halkaan Hoose ka Dhagayso Bar-oo -uu soo jediye ...

Maqaallo

Itoobiya oo sheegtay iney ciidamadeeda ka soo qaadeyso xadka Eretrea

August, 17, 2018
Ciidamada Itoobiya oo muddo 20 sana ah ku ...

Dowladda Qatar oo kordhineysa taageerada ay siiso ciidamada Soomaaliya

August, 17, 2018
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/gaas Bashiir Cabdi Maxamed ...

Sacuudiga oo balan qaad u sameeyay xujeyda Soomaaliyeed

August, 17, 2018
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda ...

Abiy Axmed oo sheegay inuu wax ka qaban doono xiisada Soomaalida iyo Oromada

August, 17, 2018
Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed Cali, ayaa ...

Gen. Bariise “Shalay hadii Laba amar ay bixi jirtay maanta Hal amar ayaa baxaya

August, 17, 2018
Taliyaha ciidanka hoggaanka ilaalinta canshuuraha iyo dhaqaalaha ciidanka ...

Saraakiisha NISA ee Jubbaland oo hawlo nabadeyn ah ka wada miyiga Kismaayo

August, 17, 2018
Saraakiisha ciidanka Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Jubbaland oo ...

Jabuuti oo war ka soo saartay xiriirka ay la leedahay Soomaaliya

August, 17, 2018
Maxamuud Cali Yuusuf oo ah Wasiirka arrimaha dibadda ...

(Daawo Sawirro) Dowlada Qatar oo balan-qaad muhiim ah u sameysay Ciidanka Booliska Somalia

August, 16, 2018
aliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/gaas Bashiir Cabdi Maxamed ...

Dhagayso-Barnaamijkii Xiisaha Lahaa ee Xulka Waraysiyada Radio Vos C.waaq

August, 16, 2018
  Halkaan Hoose ka Dhagayso Bar-oo -uu soo jediye ...

Daawo Warbixin :-Dalxiisayaasha Galmo-Doonka Ah Oo Guur Ku Daga Gashaantiyada Soomaalida!

August, 16, 2018
Warbixin lagu baahiyey Tv-ga Channel 4 ee laga ...

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com