GGGGGG
Saturday, February 16th, 2019
header

Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobey oo Waqtiga u Kordhiyay AMISOM, Imisa ayaa loogu daray?

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on May 16, 2018 by   ·   No Comments

Golaha amaanka ee Qaramada Midoobey ayaa muddo kordhin u sameeyay Howlgalka Nabadeynta Midowga Afrika ee ka socda Soomaaliya.
Warbixin uu soo saaray Golaha Amaanka QM ayaa lagu sheegay in 30-ka October ee soo socota tirada Ciidanka labesan ee AMISOM ka jooga Soomaaliya ay noqdaan 20,626 oo Askari,halka ay hadda ka yihiin 22,126 oo Askari.

Waxaa lagu sheegay in muddada dhimista Askarta Milatariga ah ay bar bar socoto ku beddelidda Askar Boolis ah oo gaaraya 1,040 Askari oo Booliska AMISOM ah.

Waxaana Booliska loo qeybin doonaan Shan Unug oo ah Boolis xirfadyahanno ah,kuwaas oo ka qeybqaadanaya dhismaha iyo tababarka Booliska Soomaaliya.

Qorshaha howlgalka AMISOM ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in uu yahay in 70% laga dhigo mid rayid ah,iyada oo la dhisayo Ciidan Soomaali ah oo gaaraya 10,900,kuwaas oo xaqiijinaya amniga dalka iyaga oo kaashanaya Booliska AMISOM.

AMISOM waxaa fursad loo siiyay in ilaa dhamaadka Bisha July ee soo socota ay Ciidamo u diri karaan Soomaaliya kaddibna ay billaabaneyso ku beddelidda Booliska.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Booliska Minnesota oo baaraya Toogasho loo geystay wiil Soomaali ah.

February, 15, 2019
Wiil dhallinyaro Soomali ah ayaa lasoo warinayaa in ...

Labada Musharax ee ugu cad-cad doorashada Nigeria oo baaq isku mid ah diray.

February, 15, 2019
Ka hor inta aan la qaban doorashada dalka ...

Al Shabaab oo Weerar Madaafiic ah Ku Qaadday Saldhigga ugu weyn Ciidanka Mareykanka ee Soomaaliya.

February, 15, 2019
Wararka ay allsaaxo  ka heleyso gobolka Shabeellaha Hoose ...

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo kulan la qaatay Guddiga Hanti soo celinta Qaranka

February, 15, 2019
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kulankiisii ...

QM oo Milaayiin Dollar ku bixineysa nabadda Soomaaliya.

February, 15, 2019
Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa in ay Todobaadka ...

Maraykanka oo diyaarinaya talaabo millatari oo ka dhan ah Venezuela.

February, 15, 2019
Wadanka Maraykanka ayaa ciidamadiisa gaarka ah ku sii ...

Qaraxyo miino oo ay ku dhinteen beeralay iyo shaqaale ammaanka qaabilsan oo ka dhacay Jordan.

February, 15, 2019
Beeraley u dhalatay wadanka Jordan ayaa lasoo warinayaa ...

Al-shabaab oo madaafiic ku weeraray Baar Sanguuni

February, 15, 2019
Al-shabaab ayaa xalay saqdii dhexe waxa ay weerar ...

Khasaaraha Ka Dhashay Dab Xalay Ka Kacay Magaalada Gaalkacyo

February, 15, 2019
Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa ...

Xildhibaan isu casilay rooti uu xaday

February, 15, 2019
Xubin ka tirsan xildhibaannada Slovenian ayaa xilka ka ...

Maqaallo