GGGGGG
Tuesday, May 22nd, 2018
header

AKHRISO : Maxaa kala socotaa 4‐ta qodob uu aadka uga cabsanaayo Cabdiweli Gaas?

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on May 16, 2018 by   ·   No Comments

Hogaamiyaha maamulka Puntland Cabdiweli Gaas ayaa wajahaaya mowjado Siyaasadeed oo kaga imaanaya dhanka Dowlada Somalia iyo Mucaaradka maamulka.

Cabdiweli Gaas oo culeesyo kala duwan kala kulmaaya Dowlada Federaalka ah ee Somalia ayaa walaac ka muujinaaya in Dowladu ay uga faa’iideysato xiliga Doorashada maamulka oo aan sidaa usii fogeyn.

Gaas oo muujiyay awoodo uu isku hortaagayo Siyaasada Dowlada Federaalka, ayaa duulaan ka dhigtay in Dowladu ay ku degdegtay go’aanka ay ku cadaadineyso Imaaraadka Carabta.

Baqdinta ugu badan ee C/weli Gaas uu xiligaan ka qabo Dowlada Federaalka ayaa waxaa kamid ah:

1: ­In Dowlada Somalia ay ka shaqeyso inay meesha ka saarto maamulka Gaas, si maamulka cusub ee bedeli doona uu u noqdo mid adeeca Dowlada.

2: ­In qalqal dhaqaale lagu sameeyo Doorashada maamulka oo diyaar garowgeeda uu hadda socdo.

3: ­In qar ka tuurkiisa ay Dowlada Somalia u adeegsato Xubnaha mucaaradka ee xiligaan doonaaya inay booska kala wareegan C/weli Gaas iyo maamulkiisa.

4­: In Dowlada Somalia ay C/weli Gaas kala dagaalanto ololaha oo la rumeysan yahay inay kala dhantaali karto Dowlada.

C/weli Gaas, ayaa u muuqanaaya in mucaaradnimadiisa cusub uu Imaaraadka uga bedelanaayo taageero dhaqaale iyo ballanqaadyo dhanka doorashada maamulka, waxaase muuqaneysa in Siyaasadiisa ay tahay mid u muuqaal eg tan Guddoomiyihii hore ee baarlamaanka Jawaari.

Si kastaba ha ahaatee, Dowlada Somalia ayaa il gaara ku heysa Hogaamiyayaasha Jubbaland Axmed Madoobe iyo Puntland C/weli Gaas oo isgarabtaagay Imaaraadka.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Muwaadiniin Soomaali ah oo si Foolxun loogu dilay Bartamaha London, Magacyada+Sawiradooda

May, 22, 2018
72-kii saacadood ee la so odhaafay waxaa magaalladda ...

DAAWO:- Soomaalida Minnesota oo dhigay Banaanbax (Ogow Sababta)

May, 22, 2018
Jaaliyadda Soomalaiyeed ee Minnesota oo ka jawaabayay warbixin ...

Madaxweyne Axmed Madoobe oo digniin Culus u jeediyay Hay’adaha ka hawlgala Deeganada Jubbaland (OGOW SABABTA)

May, 22, 2018
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed ( Madoobe) oo ...

Wararkii u danbeeyay Dil caawa ka dhacay Muqdisho

May, 21, 2018
Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya degmada ...

Guddoomiyaga G/banaadir oo shaaciyay khasaaraha hantiyadeed ee ka dhashay Roobabkii ka Da’ay Muqdisho

May, 21, 2018
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan ...

Garab ka mid ah maamulka Khaatuma ku Dhawaaqay inay ku Biirayaan Dagaalka Tuka-raq, kana soo horjeedaan…

May, 21, 2018
Madaxweyne ku xigeenkii Khaatumo Cabdalle Maxamuud Cali(Cagalule) oo war ...

Amaro Culus oo la duldhigay Ajaaniibta ku sugan deegaanada Maamulka Koofur Galbeed

May, 21, 2018
Wasaarada amniga maamulka Koofur Galbeed ayaa amar duldhigtay ...

Xog laga helay Madaxweynaha Turkiga oo ka badbaaday isku day dil lala damacsanaa ( YAA KA DANBEEYAY)

May, 21, 2018
Warar soo baxay ayaa sheegaya in madaxweynaha dowladda ...

Dhagays:Khaatumo oo War layaab Leh ka soo Saartay Dagaalka Tukaraq

May, 21, 2018
Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Khaatumo Mudane Cabdalle Maxamuud Cali ...

(Dhageyso+Sawirro)Deeq lacageed oo ka timid DF oo Raashin Gargaar ah loogu qeybiyey ilaa shan Boqol oo qoys oo ku dhaqan degmada Baardheere

May, 21, 2018
Qoysaska la gaarsiiyey Raashinkan Gargaarka ah ayaa isugu ...

Maqaallo