GGGGGG
Monday, March 25th, 2019
header

Madaxweyne Muuse Biixi:- “23 Jeer Bay Saddexdii Bilood Ee Ugu Danbeeyey Ay Na Soo Weerareen Ciidamada Puntland ..”

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on May 15, 2018 by   ·   No Comments

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo goor dhaweyd ka hadlayey dabaal dega xuska 18 May waxaa uu ka Hadley dagaalka Tuka-raq saaka ku dhex maraaya Somaliland iyo Puntland .

Madaxweyne Biixi ayaa waxaa uu sheegay in ciidamada Puntland ay ciidamada Somaliland soo weerareen saddex bilood ee ugu danbeeyey 23jeer
Madaxweynaha ayaa sidoo kale carabka ku dhuftey in dagaalka saaka uu ka fursan waayey in Somaliland ay ka jawaabto , isla markaana waxaa uu madaxweyne Biixi ku hanjabey in ciidamada Puntland ay u dhigi doonan casharkii ay Somaliland u dhigtey dawlada Maxamed Siyaad Bare .

“Waxaan u sheegayaa qaranka Somaliland in ciidanka Somaliland ay ka gaadheen guulo la taaban karo dhammaan jihooyinkii laga soo weeraray oo ay weliba hubna ka furteen jabiyeenna difaacii ciidanka.” ayuu yidhi madaxwweye Biixi.

DHAWAAN FILO MUUQAALKA 

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Doorasho Maanta ka dhaceysa Magalada Gaalkacyo

March, 25, 2019
  Magalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug waxaa ka ...

Akhriso:-Sababta loo xiray Wadooyinka qaar ee Muqdisho

March, 25, 2019
Waxaa Maanta xiran wadooyinka qaar ee Magalada Muqdisho,waxaana ...

Wararkii Ugu Dambeeyay Dhul-Gariir Caawa Ka Dhacay Kenya

March, 25, 2019
Dhul ruxankii xalay saacaddu markay ahayd 7.22 daqiiqo ...

Yuusuf Madaale”Amniga Muqdisho meeshii ugu xumeyd ayuu joogaa Isbarbar yaac ayaana ka jira”

March, 25, 2019
Iyada oo maalmihii dambe uu sii xumaanayay amniga ...

Wasiir kale oo ka mid ah Somaliland oo Musuq loo heysto

March, 25, 2019
Xeer ilaalinta guud ee Somaliland ayaa sheegtay in ...

Howlgal ka dhacay Muqdisho & dad badan oo lagu qabqabtay

March, 25, 2019
Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya waxaa ay ...

Faah Faahin Dagaal ka dhacay Gobalka Doollo.

March, 24, 2019
Inta la xaqiijiyey 2 ruux ayaa ku dhimatay ...

DEG DEG: Dhulgariir ruxay Kenya

March, 24, 2019
Sidda ay xaqiijiyeen Warbaahinta Kenya Dhulka ayaa ruxmay ...

Ciidamo kale oo ku dhawaaqay in ay kasoo baxayaan Furimaha dagaalka

March, 24, 2019
Cutubyo ka mid ah Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ...

Sawirro:-Ciidanka Danab Oo Al-Shabaab Kala Wareegay Deegaano Hor Leh

March, 24, 2019
Ciidamada Kumaandooska ee Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa wada ...

Maqaallo