GGGGGG
Tuesday, May 22nd, 2018
header

Dhagayso:Waraysi ku saabsan Tukaraq:Iyo Xaalada oo meel Halis ah Taagan

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on May 15, 2018 by   ·   No Comments

Iyadoo Maanta Uu dagaal Aad U Qaraar Ka Dhacay Deegaano Ka Tirsan Gobolka Sool Gaar ahaana deegaanka Tukaraq Oo U Dhaxeeyey Ciidamo Kala Taabacsan Maamullada Puntland Iyo Soomaaliland Ayaa hadda waxaa Lagu Soo Warramaya In Ay Xaaladdu degan Tahay.

Mid Ka Mid Ah Odayaasha Deegaanka Tukaraq Oo La Hadlay Idaacadda VOS  ayaa Waxa Uu Sheegay In Dagaalkaas Uu Ahaa Mid Aad U Xooggan Isla-markaana Uu Dhacay Labada Gelin Ee Maanta.

Waxa Uu Tilmaamay In Dagaalku Uu Joogsaday Waxyar Ka Dib Salaadii Casir Waxa Uuna Sheegay In Uu arkay Dhaawacyada Uu La Daad Gureynayo.

C.rashiid Mire Oo Ka Mid Ah Dadka Deegaanka Tukaraq Ma Sheegin Tirada Dhaawaca Dagaalka Ka Dhashay Maadama Sida Uu Sheegay Dhaawacyada Gawaari Lagu Daad Gureynayey.

Sidoo Kale Waxa Uu Tibaaxay In Weli Labadii ciidan Ee Soomaaliland Iyo Puntland Ay Weli Ishor Fadhiyaan.

Dhinaca Kale C.rashiid mire Oo Ka Mid Ah dadka Deegaanka Tukaraq Waxa Uu Sheegay In Uu Hakad Ku Jiro Dagaalka Oo Loo Kala Nasanayo Isla-markaana Goobtii Uu dagaalku Ka Dhacay Ay Ku Wada Sugan Yihiin Labada Ciidan Ee Soomaaliland Iyo Puntland.

Waxa Uu Tibaabaxay In Shacabkii Ku Dhaqnaa deeganka Tukaraq Ay ka Barakaceen Dagaalka Ka Socda Deegaanka Isla-markaana La Filan Karo In Mar kale Dagaalku Dib Uga Qarxo Halkaasi..

Deegaanka Tukaraq Ee Gobolka Sool Maanta Waxaa Ka Dhacay Dagaal Aad U qaraar Oo U Dhaxeeya Ciidamo Kala Taabacsan Maamullada Puntland Iyo Somaliland Iyadoona Dagaalkaasi Uu Ka Dhashay Khasaaro Labada Dhinac Ah Inkastoo Aan Rasmiyan Loo Xaqiijin Karin Khasaaraha Dhabta Ah Ee Ka Dhashay dagaalkaasi.

Halkaan Ka Dhagayso Waraysi

      C.rashid mire Ciise

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Muwaadiniin Soomaali ah oo si Foolxun loogu dilay Bartamaha London, Magacyada+Sawiradooda

May, 22, 2018
72-kii saacadood ee la so odhaafay waxaa magaalladda ...

DAAWO:- Soomaalida Minnesota oo dhigay Banaanbax (Ogow Sababta)

May, 22, 2018
Jaaliyadda Soomalaiyeed ee Minnesota oo ka jawaabayay warbixin ...

Madaxweyne Axmed Madoobe oo digniin Culus u jeediyay Hay’adaha ka hawlgala Deeganada Jubbaland (OGOW SABABTA)

May, 22, 2018
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed ( Madoobe) oo ...

Wararkii u danbeeyay Dil caawa ka dhacay Muqdisho

May, 21, 2018
Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya degmada ...

Guddoomiyaga G/banaadir oo shaaciyay khasaaraha hantiyadeed ee ka dhashay Roobabkii ka Da’ay Muqdisho

May, 21, 2018
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan ...

Garab ka mid ah maamulka Khaatuma ku Dhawaaqay inay ku Biirayaan Dagaalka Tuka-raq, kana soo horjeedaan…

May, 21, 2018
Madaxweyne ku xigeenkii Khaatumo Cabdalle Maxamuud Cali(Cagalule) oo war ...

Amaro Culus oo la duldhigay Ajaaniibta ku sugan deegaanada Maamulka Koofur Galbeed

May, 21, 2018
Wasaarada amniga maamulka Koofur Galbeed ayaa amar duldhigtay ...

Xog laga helay Madaxweynaha Turkiga oo ka badbaaday isku day dil lala damacsanaa ( YAA KA DANBEEYAY)

May, 21, 2018
Warar soo baxay ayaa sheegaya in madaxweynaha dowladda ...

Dhagays:Khaatumo oo War layaab Leh ka soo Saartay Dagaalka Tukaraq

May, 21, 2018
Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Khaatumo Mudane Cabdalle Maxamuud Cali ...

(Dhageyso+Sawirro)Deeq lacageed oo ka timid DF oo Raashin Gargaar ah loogu qeybiyey ilaa shan Boqol oo qoys oo ku dhaqan degmada Baardheere

May, 21, 2018
Qoysaska la gaarsiiyey Raashinkan Gargaarka ah ayaa isugu ...

Maqaallo