GGGGGG
Monday, May 21st, 2018
header

DAAWO:  Puntland Oo Soo Bandhigtay Gadiid ay Ka Qabsatay Ciidamada Somaliland & Warar sheegaya in..

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on May 15, 2018 by   ·   No Comments

Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa sheegaya in dagaalkii ka socdey halkaasi uu hakiyey roob xoogan oo da’aya waxaana hadda ay bada ciidan ku sugan yahiin aagga deegaanka Higlo Cumar Wacays oo u dhexeeya Tukaraq iyo Gambadha.

Dad shacab ah oo gaarey goobaha dagaalka ayaa sawirro ka soo qaaday gaadiid dagaal oo ciidanka Puntland ay ku qabsadeen dagalkii saaka, waxaana xarumaha caafimaadka ee magaalada Laascaanood lageeyey 34 ruuc dhaawac ah.

Maamulka Puntland ayaa shaaciyay in ay lawareegeen Gacan ku heynta deeganaka tuka-raq oo ay saaka ku dagaalameen Ciidamada Somaliland iyo Kuwa Puntland.

Madax weynaha Somaliland oo ka hadlay dagaalka ayaa sheegay in sheegay in Ciidamo ka tirsan Dowladda ay Wareer kusoo qadeen waxaana uu sheeegay in ay ka jawaabi doonan.

Iminka xaalada ayaa dagan waxaana Da;aya Roobab xoog leh oo hakiyay Dagaalka labada dhinac.

HALKAN HOOSE KA DAAWO:

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Dhegayso:Xidhibaan Daahir Aamiin Jeesow oo markale ka hadlay xaaladda magaalada Beledweyne

May, 21, 2018
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka mid ah ...

Sawirro:-Maxaa Kasoo Baxay Kulankii Guddiga Gurmadka Iyo Xubnaha Beesha Caalamka

May, 20, 2018
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mahdi ...

Dhageyso:-Xildhibaan Dr Cabdi Cali ”Xarunta Golaha Shacabku Waxay Isku Bedeshay Gole Geel”

May, 20, 2018
Xildhibaan Dr Cabdi Cali oo ka mid ah ...

Dowladda Soomaaliya Oo Jawaab Ka Bixisay Hadal Kasoo Yeeray Kenya Oo La Xiriiray Dacwada Badda

May, 20, 2018
Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya  Axmed Ciise Cawad ayaa ...

Dhageyso:- Khasaaro Horleh Oo Uu Geystay Roobkii Ka Da’ay Muqdisho

May, 20, 2018
Saacadahii lasoo dhaafay ayaa waxaa roob uu ka ...

Soomaaliland Oo Markale Xukun Culus Ku Riday Boqor Buurmadow

May, 20, 2018
Maxkamada Magalada Hargeysa ee Gobolka la yiraahdo Maroodi ...

Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Dalka OoWarbaahinta la hadlay kana War Bixiyay Safar Uu Ku Tegay Dalka Turkiga

May, 20, 2018
Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi ...

Magalada Baydhabo Oo Laga Mamnuucay Gaadiidka Inay Galaan Xilliyada

May, 20, 2018
Waxaa siweyn loo adkeeyey Amniga Magalada Baydhabo ee ...

AKHRISO:- Imtixaankii dowladda ee dugsiyadda Sare oo baaqday

May, 20, 2018
Wasaaradda Waxbarashadda dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in ...

Somaliland oo xabsiga u taxaabtay  Nabaddoon Maxamed Muuse 

May, 20, 2018
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Burco ee gobolka ...

Maqaallo

AKHRISO:- Duufaantii ku dhufatay Soomaaliya oo sababtay Khasaare badan

May, 20, 2018
Duufaan xoog leh ayaa ka dhacday degaanada ku ...

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com