GGGGGG
Wednesday, November 14th, 2018
header

 Al-Shabaab oo soo bandhigay ciidamada uga dagaalama Buuraha Galgala (SAWIRRO) 

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on May 15, 2018 by   ·   No Comments

Ururla Al-Shabaab ayaa Markii ugu horasay waxa ay soo bandhigeen ciidamada uga dagaallama Buuraha Golis ee Gobolka Bari.

Sawirro ay ku soo bandhigeen Warbaahinta ku hadasha afka Al-Shabaab ayaa waxa ay muujinayaan Ciidamo aad u hubeysan ,kuwaasoo ku sugan meel dhir badan Ama howd ah.

Meelaha ay ku sugan yihiin dagaalyahanada Al-Shabaab ee Buuraha Galgala Gobolka Bari, ayaa waxa ay tahay meel ay adag tahay in si fudud looga saaro, marka la eego buuraha ku hareeraysan iyo sida Saldhigyada Militari ay uga sameysteen.

Al-Shabaab oo Markii ugu horreysay oo ay shaaciyaan Muuqaalada iyo Sawirradda Ciidamadda uga sugan degaanada Puntland ,laakiin waxa ay horay u soo bandhigeen muqaallo ku saabsan Weeraro ay ku qaadeen degaanada Puntland.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Golaha Shacabka oo maanta Cod u qaadaya ku noqoshada Miisaaniyadda

November, 14, 2018
Xildhibaanada Golaha Shacabka BJFS ayaa maanta kulan ka ...

SAWIRO: Wasiir Cawad oo Itoobiya kula kulmay Xulka Qaranka Soomaaliya

November, 14, 2018
Danjire Axmed Ciise Cawad  Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo ...

Dagaal saakay ka dhacay Mooyaale.

November, 14, 2018
Wararka ka imaanaya deegaanka mooyaale ayaa sheegaya in ...

(Dhageyso)War Deg Deg ah :Wasiiru Dowlaha Amniga Jubaland oo Iska Casiley Xilkaasi

November, 13, 2018
Maxamed Cabdi Kaliil oo ahaa Labadii Sanno ee ...

Raiisal Wasaare Ku xigeenka dalka oo maanta daah furay Shirka Madasha Siyaasadda Dhaqaalaha Qaranka

November, 13, 2018
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed(Khadar) ...

Sawirro:-Wafdi Ka Socda QM Oo Gaaray Baydhabo Lana Kulmay Kusimaha Madaxweynaha KGS

November, 13, 2018
Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa Maanta ...

UK oo wali ka walaacsan dilkii Wariye Jamaal Khashoggi

November, 13, 2018
Wasiirka Arrimaha Dibadda UK Jeremy Hunt ayaa sheegay ...

Ciidanka Kenya oo toogtay haweenay Soomaali ah

November, 13, 2018
Sidda ay xaqiijiyeen Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka degmada ...

Khasaare ka dhashay Qarax ka dhacay Spain

November, 13, 2018
Saddex qof ayaa ku geeriyootay, saddex kalena waa ...

SAWIRO: Banaanbax ka socda Gaalkacyo

November, 13, 2018
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ayaa waxa ...

Maqaallo