GGGGGG
Monday, March 25th, 2019
header

Waraysi:Xiisad Colaadeed Oo Maanta Ka Taagan Deegaanka Tukaraq Ee Gobolka Sool Iyo Maamulka Soomaaliland Oo Lagu Eedeyey In Uu Ka Biyo diiday Waan-waanta Xiisadda Ka Taagan Gobolka Sool

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on May 14, 2018 by   ·   No Comments

Wararka Ka Imaanaya Deegano Ka Tirsan Gobolka Sool Gaar Ahaana Deeganka Tukaraq ayaa Waxa Ay Kusoo Warramayaan In Maanta Dagaala Ka Dhacay Deegaankaasi.

Dagalkaasi ayaa Waxa Ay U Dhaxeysaa Ciidamo Kala Taabacsan Maamullada Deriska Ah Ee Soomaaliland Iyo Puntland Kuwaas Oo Dhawr Maroo Hore Kuwada Dagaallamay Gobolka Sool.

Guddoomiyaha Degmada Boocame Ee Gobolka Sool Xeyle Xasan Shire Oo Wareysi Gaar Ah Siiyey Idaacadda VOS Caabudwaaq ayaa Waxa Uu Sheegay In Labada Ciidan Ay Haatan Isku For-Fadhiyaan Deegaanka Tukaraq Oo Hoos Taga Degmada Boocame Ee Gobolka Sool.

Madaxda Mamulka Soomaaliland Ayuu Guddoomiyuhu Waxa Uu Ku Eedeyey In Ay Ka Biyo Diideen Nabadeybnta Iyo Waan-waantii La Doonayey In Lagu Baajiyo Xiisadda Colaadeed Ee Muddooyinkii Dambe Ka Taagneyd Deegaanka Tukaraq Ee Gobolka Sool.

     Halkaan ka Dhagayso Waraysiga Gudoomiyaha Boocame

      Xeyle Xasan Shire

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Doorasho Maanta ka dhaceysa Magalada Gaalkacyo

March, 25, 2019
  Magalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug waxaa ka ...

Akhriso:-Sababta loo xiray Wadooyinka qaar ee Muqdisho

March, 25, 2019
Waxaa Maanta xiran wadooyinka qaar ee Magalada Muqdisho,waxaana ...

Wararkii Ugu Dambeeyay Dhul-Gariir Caawa Ka Dhacay Kenya

March, 25, 2019
Dhul ruxankii xalay saacaddu markay ahayd 7.22 daqiiqo ...

Yuusuf Madaale”Amniga Muqdisho meeshii ugu xumeyd ayuu joogaa Isbarbar yaac ayaana ka jira”

March, 25, 2019
Iyada oo maalmihii dambe uu sii xumaanayay amniga ...

Wasiir kale oo ka mid ah Somaliland oo Musuq loo heysto

March, 25, 2019
Xeer ilaalinta guud ee Somaliland ayaa sheegtay in ...

Howlgal ka dhacay Muqdisho & dad badan oo lagu qabqabtay

March, 25, 2019
Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya waxaa ay ...

Faah Faahin Dagaal ka dhacay Gobalka Doollo.

March, 24, 2019
Inta la xaqiijiyey 2 ruux ayaa ku dhimatay ...

DEG DEG: Dhulgariir ruxay Kenya

March, 24, 2019
Sidda ay xaqiijiyeen Warbaahinta Kenya Dhulka ayaa ruxmay ...

Ciidamo kale oo ku dhawaaqay in ay kasoo baxayaan Furimaha dagaalka

March, 24, 2019
Cutubyo ka mid ah Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ...

Sawirro:-Ciidanka Danab Oo Al-Shabaab Kala Wareegay Deegaano Hor Leh

March, 24, 2019
Ciidamada Kumaandooska ee Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa wada ...

Maqaallo