GGGGGG
Wednesday, November 14th, 2018
header

 Iska horimaad dhexmaray Ciidamada Somaliland iyo Puntland & Warar sheegaya in Ciidamada….

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on May 14, 2018 by   ·   No Comments

Wararka naga gaaraya degaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa waxa ay sheegayaan in saakay halkaasi iska horimaad Kooban in uu ku dhexmaray Ciidamada Somaliland iyo kuwa maamulka Puntland.

Iska horimaadka ayaa ka dhacay meel banaanka ka ah degaanka Tukaraq oo soo xigta dhanka Puntland, waxaana la sheegay in labadda ciidan ay isku dhaceen Xili ay in ay ku jireen howlgal ciidamada Somaliland.

Xaaladda degaanka Tukaraq ayaa hadda degan, balse waxaa jirta wali Xiisad colaadeed.

Saraakiisha ciidamada ee degaanka Tukaraq ayaa waxa ay sheegeen in aysan jirin Khasaare ka dhashay dagaalka saakay ka dhacay degaanka Tukaraq.

Iska horimaadkaan ayaa kusoo beegmaya xilli maalmihii lasoo dhaafay Qaramadda Midoobey ay waday dadaallo Nabadeed oo ku aadan sidii ciidamada halkaasi ku sugan loo kala qaadi lahaa loona soo afkari lahaa colaada labada dhinac.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Golaha Shacabka oo maanta Cod u qaadaya ku noqoshada Miisaaniyadda

November, 14, 2018
Xildhibaanada Golaha Shacabka BJFS ayaa maanta kulan ka ...

SAWIRO: Wasiir Cawad oo Itoobiya kula kulmay Xulka Qaranka Soomaaliya

November, 14, 2018
Danjire Axmed Ciise Cawad  Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo ...

Dagaal saakay ka dhacay Mooyaale.

November, 14, 2018
Wararka ka imaanaya deegaanka mooyaale ayaa sheegaya in ...

(Dhageyso)War Deg Deg ah :Wasiiru Dowlaha Amniga Jubaland oo Iska Casiley Xilkaasi

November, 13, 2018
Maxamed Cabdi Kaliil oo ahaa Labadii Sanno ee ...

Raiisal Wasaare Ku xigeenka dalka oo maanta daah furay Shirka Madasha Siyaasadda Dhaqaalaha Qaranka

November, 13, 2018
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed(Khadar) ...

Sawirro:-Wafdi Ka Socda QM Oo Gaaray Baydhabo Lana Kulmay Kusimaha Madaxweynaha KGS

November, 13, 2018
Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa Maanta ...

UK oo wali ka walaacsan dilkii Wariye Jamaal Khashoggi

November, 13, 2018
Wasiirka Arrimaha Dibadda UK Jeremy Hunt ayaa sheegay ...

Ciidanka Kenya oo toogtay haweenay Soomaali ah

November, 13, 2018
Sidda ay xaqiijiyeen Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka degmada ...

Khasaare ka dhashay Qarax ka dhacay Spain

November, 13, 2018
Saddex qof ayaa ku geeriyootay, saddex kalena waa ...

SAWIRO: Banaanbax ka socda Gaalkacyo

November, 13, 2018
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ayaa waxa ...

Maqaallo