GGGGGG
Wednesday, March 20th, 2019
header

Ciidamada xasilinta Caasimadda oo dib loogu soo celiyay baraha Kontorool ee Muqdisho

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on May 14, 2018 by   ·   No Comments

Warar aan helnay ayaa waxa ay sheegayaan in Isgoysyada wadada wadnaha ee Magaalada Muqdisho dib loogu soo celiyay ciidamadii xasilinta ee ka shaqeynayay baaritaanka gaadiidka u gudba dhanka wadada Maka Al-Mukarama.

Qaar ka tirsan shacabka Muqdisho ayaa inoo sheegay in Ciidamada xasilinta ay gaadiidka ku baarayaan Baraha Koontarool ee Isgosyada ah oo markii horeba ay joogi jireen, laakiin muddooyinkan dambe laga qaaday.

Meelaha lagu arkay ciidamada xasilinta ee Gaadiidka ay ku baarayaan ayaa waxaa ka mid ah Isgoyska Hawlwadaag, Isgoyska Foloransa iyo Isgoysyada kale ee ka agdhaw halkaasi illaa Isgoyska Darjiinka oo gaadiidka ay ku baarayaan.
Ciidanka xasilinta ayaa horey looga qaaday baraha kontorool ee gudaha magaalada, kadib markii qaraxyo lala beegsaday dhawr baro ciidan oo ay ku sugnaayeen kuwa xasilinta.

Qorshahan dib u soo celinta ciidanka xasilinta ayaa la sheegay in dowladda Soomaaliya ay uga gol leedahay in ammaanka la xaqiijiyo inta lagu guda jiro Bisha Barakeysan ee Ramadaan.

Shacabka Soomaaliyeed ayaa qaba fikirka ah in ururka Al-shabaab ay kordhiyaan weerarada ay ka geysanayaan dalka marka la gaaro bisha Ramadaan, sidaasi darteed dowladda maalmo kahor waxay sheegtay in ay diyaarisay ciidamo suga ammaanka Muqdisho, inta lagu guda jiro bisha barakeysam ee Ramadaan.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

SAWIRO:-Madaxweynaha Puntland oo dhagax-dhigay Xarunta kaydka xogta Deegaanka

March, 20, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ...

Dowladda oo sheegtay in la soo qabtay madaxii maxkamadda Shabaab ee Bariire

March, 20, 2019
Sida lagu sheegay war lagu daabacay Wakaalada Wararka ...

Mid ka mid ah raggii ugu caansanaa Burcad Badeeda Soomaalida oo la dilay

March, 20, 2019
Wararka laga helayo gobolka Mudug ayaa waxaa ay ...

Macalin Dugsi Qur’aan oo lagu dilay Magalada Muqdisho

March, 20, 2019
Kooxo hubeysan ayaa Xaafada Buundooyinka ee degmada Waaberi ...

Mareykanka oo faah faahiyey duqeyn uu ka fuliyey Shabeellaha Hoose

March, 20, 2019
War qoraal ah oo kasoo baxay Taliska Ciidamada ...

Dowlada Somalia oo sheegtay inay waqtigeeda ku dhaceyso doorashada Galmudug

March, 20, 2019
Wasiirka Wasaaradda arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Maxamed ...

Xil Wareejin ka dhacday Madaxtooyadda Puntland

March, 20, 2019
Agaaasimaha cusub ee Madaxtooyada Puntland Mudane Maxamed Cabdiladiif ...

Barakac ka socda Xeraale

March, 20, 2019
Inta badan dadkii kunoolaa degaanka Xeraale ee gobolka ...

Somaliland oo sheegtay Eriteria in ka Caawinayso ka bixitaanka Soomaaliya

March, 20, 2019
Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland Baashe Maxamed Faarax oo ...

Qarax gaari oo ka dhacay Muqdisho

March, 20, 2019
Qarax Gaari ayaa goordhaw ka dhacay Afaafta hore ...

Maqaallo