GGGGGG
Wednesday, March 20th, 2019
header

AKHRISO: Wararkii ugu dambeeyay Shirka Maamul Goboleedyada ee Beydhabo

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on May 14, 2018 by   ·   No Comments

Magaalada Baydhabo ee caasimadda KMG ah maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxaa goor dhow ka furmi doona  shirka madaxda maamul goboleedyada, kaasi oo looga hadlayo dhawr ajande oo kala duwan.

Goobta lagu qabanaayo Shirka ayaa hadda waxaa ku sugan Madaxda dowlad goboleedyadda iyo Wafdigooda, waxaana lagu waddaa in uu furmo dhawaan.

Shirkan ayaa waxaa ka qeyb galaya Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas, Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe, Madaxeynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf), Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo Madaxweyne Shariif Xasan oo marti loo yahay.

ammaanka magaalada Baydhabo ayaa si aad ah loo adkeeyay, waxaana xerooyinka laga soo saaray ciidamo cusub, kuwaasi oo la dhigay wadooyinka iyo xarunta shirka lagu qabanayo, si ay uga hortagaan arbushaad dhacda inta uu socdo kulanka.

Dadka falanqeeya siyaasadda ayaa waxa ay sheegayaan in dowladda Soomaaliya ay walaac ka muujineyso waxa ka soo bixi kara shirkan, maadaama maalmahan uu jiray mad madow u dhaxeeyay madaxda dowladda iyo qaar ka tirsan madaxda maamul goboleedyada.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

SAWIRO:-Madaxweynaha Puntland oo dhagax-dhigay Xarunta kaydka xogta Deegaanka

March, 20, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ...

Dowladda oo sheegtay in la soo qabtay madaxii maxkamadda Shabaab ee Bariire

March, 20, 2019
Sida lagu sheegay war lagu daabacay Wakaalada Wararka ...

Mid ka mid ah raggii ugu caansanaa Burcad Badeeda Soomaalida oo la dilay

March, 20, 2019
Wararka laga helayo gobolka Mudug ayaa waxaa ay ...

Macalin Dugsi Qur’aan oo lagu dilay Magalada Muqdisho

March, 20, 2019
Kooxo hubeysan ayaa Xaafada Buundooyinka ee degmada Waaberi ...

Mareykanka oo faah faahiyey duqeyn uu ka fuliyey Shabeellaha Hoose

March, 20, 2019
War qoraal ah oo kasoo baxay Taliska Ciidamada ...

Dowlada Somalia oo sheegtay inay waqtigeeda ku dhaceyso doorashada Galmudug

March, 20, 2019
Wasiirka Wasaaradda arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Maxamed ...

Xil Wareejin ka dhacday Madaxtooyadda Puntland

March, 20, 2019
Agaaasimaha cusub ee Madaxtooyada Puntland Mudane Maxamed Cabdiladiif ...

Barakac ka socda Xeraale

March, 20, 2019
Inta badan dadkii kunoolaa degaanka Xeraale ee gobolka ...

Somaliland oo sheegtay Eriteria in ka Caawinayso ka bixitaanka Soomaaliya

March, 20, 2019
Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland Baashe Maxamed Faarax oo ...

Qarax gaari oo ka dhacay Muqdisho

March, 20, 2019
Qarax Gaari ayaa goordhaw ka dhacay Afaafta hore ...

Maqaallo