GGGGGG
Monday, May 21st, 2018
header

Da,yarka Liverpool Ee Trent Alexander-Arnold Oo Sheegay Sabab La Yaab Leh Oo Uu Wali Ula Noolyahay Hooyadiisa & Walaalihiis

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on May 12, 2018 by   ·   No Comments

Xiddiga daafaca Uga ciyaara kooxda Liverpool ee Trent Alexander-Arnold ayaa shaaca ka qaaday inuu wali la nool yahay hooyadiis iyo walaalihiis isaga oo waliba sharaxay sababta uu sidaas u sameeyay.

Trent Alexander-Arnold ayaa shaaca ka qaaday inuu wali la nool yahay hooyadiis iyo walaalihiis – madaama uu ka cabsi qabo in uu wajaho dhibaatada xiddigaha da,yarka ah ee qaata mushaharka badan.

Daafaca Midig ayaa 19 jir ah waxana uu ka qayb qaadan doonaa Finalka champions League isaga oo waliba boos ka heli doona koobka adduunka kadib qaab ciyaareed cajiib ah oo uu soo bandhigay xilli ciyaareedkan.

Laakiin xiddiga ayaa ku faraxsan in uu ku noolaado guriga hooyadiis si ay u ilaaliso isaga.

Daafaca reer England ayaa qaab ciyaareed cajiib ah soo bandhigay xilli ciyaareedkan taas oo keentay in uu Klopp fursad ka siiyo kooxda 1-aad.

Alexander-Arnold ayaa u sheegay BBC: “Hooyaday iyo walaalahay – waa qoys isku dhaw”.

“Waxa ay ka soo hor jeedaan in aan kaligay meel dago sababta oo ah waxa aan u malaynayaa in ay xiddigo badan oo da,yar ku deg-degaan in ay kaligood noolaadaan”.

“Waxa ay helaan lacag badan kadib waxa ay ka fikiraan in ay kaligood noolaan karaan waxa ay doonaanaan smayn karaan taas oo kadib wax weyn khalada”.

“Waxa aan u malaynayaa in hooyaday iyo qoyskagu doonayo in uu si dhaw isha iigu hayo aniguna ma doonayo in aan deg-dego”.

“Sidaa darteed inta wakhti laga gaarayo ee aanu heshiis ka gaari doono waan la noolaan doonaa”.

“Iyaga la,aantood waxba maan ahaadeen mana gaareen halka aan haatan joogo”.

“Mar walba way fiicantahay in aad guriga ugu timaado si aad ula wadaagto wakhtiga fiican iyo midka xunba”.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Dhegayso:Xidhibaan Daahir Aamiin Jeesow oo markale ka hadlay xaaladda magaalada Beledweyne

May, 21, 2018
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka mid ah ...

Sawirro:-Maxaa Kasoo Baxay Kulankii Guddiga Gurmadka Iyo Xubnaha Beesha Caalamka

May, 20, 2018
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mahdi ...

Dhageyso:-Xildhibaan Dr Cabdi Cali ”Xarunta Golaha Shacabku Waxay Isku Bedeshay Gole Geel”

May, 20, 2018
Xildhibaan Dr Cabdi Cali oo ka mid ah ...

Dowladda Soomaaliya Oo Jawaab Ka Bixisay Hadal Kasoo Yeeray Kenya Oo La Xiriiray Dacwada Badda

May, 20, 2018
Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya  Axmed Ciise Cawad ayaa ...

Dhageyso:- Khasaaro Horleh Oo Uu Geystay Roobkii Ka Da’ay Muqdisho

May, 20, 2018
Saacadahii lasoo dhaafay ayaa waxaa roob uu ka ...

Soomaaliland Oo Markale Xukun Culus Ku Riday Boqor Buurmadow

May, 20, 2018
Maxkamada Magalada Hargeysa ee Gobolka la yiraahdo Maroodi ...

Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Dalka OoWarbaahinta la hadlay kana War Bixiyay Safar Uu Ku Tegay Dalka Turkiga

May, 20, 2018
Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi ...

Magalada Baydhabo Oo Laga Mamnuucay Gaadiidka Inay Galaan Xilliyada

May, 20, 2018
Waxaa siweyn loo adkeeyey Amniga Magalada Baydhabo ee ...

AKHRISO:- Imtixaankii dowladda ee dugsiyadda Sare oo baaqday

May, 20, 2018
Wasaaradda Waxbarashadda dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in ...

Somaliland oo xabsiga u taxaabtay  Nabaddoon Maxamed Muuse 

May, 20, 2018
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Burco ee gobolka ...

Maqaallo

AKHRISO:- Duufaantii ku dhufatay Soomaaliya oo sababtay Khasaare badan

May, 20, 2018
Duufaan xoog leh ayaa ka dhacday degaanada ku ...

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com