GGGGGG
Wednesday, March 20th, 2019
header

Chelsea Oo Ogolaatay In Ay Alvaro Morata Amaah Ugu Dirto Kooxda Juventus & Faah-Faahinta Heshiiska Oo La Ogaaday

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on May 12, 2018 by   ·   No Comments

Wararka ay qorayso wargayska Tuttosport ayaa sheegaya in ay kooxda chelsea ogolaatay in ay heshiis amaah ah Alvaro Morata ku siiso kooxda Juventus.

25 jirkaan Morata ayaa Chelsea kaga soo biiray kooxda ka dhisan La Liga ee Real Madrid isagoo ugu biiray 60 milyan oo euro laakiin xiddiga reer Spain ayaa ku fashilmay in uu la qabsado Premier League waxana uu dhaliyay 11 gool sidoo kale caawiye ka noqay 11 kale 30 kulan oo uu ciyaaray laaakiin Morata ayaa ka niyad jabsan in uu kaydka fashiyo.

Tuttosport ayaa ku warameysa in Blues ay aqbashay fikradda ah inay amaah ugu dirto weeraryahanka, iyadoo Juventus ay diyaar u tahay in ay xiddiga ku hesho heshiis laba sano oo amaah ah.

Amaahda kadib Juventus ayaa morata kula saxiixan doonta lacag dhan 45 milyan oo euro iyo 15 milyan oo guno ah taas ku kici doonta 60 milyan.

Waxa la sheegayaa in uu Morata Jecel yahay in uu ku laabto Juventus waxana uu diyaar u yahay in uu hoos u dhigo mushaharkiisa si uu ugu biiro kooxda.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

SAWIRO:-Madaxweynaha Puntland oo dhagax-dhigay Xarunta kaydka xogta Deegaanka

March, 20, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ...

Dowladda oo sheegtay in la soo qabtay madaxii maxkamadda Shabaab ee Bariire

March, 20, 2019
Sida lagu sheegay war lagu daabacay Wakaalada Wararka ...

Mid ka mid ah raggii ugu caansanaa Burcad Badeeda Soomaalida oo la dilay

March, 20, 2019
Wararka laga helayo gobolka Mudug ayaa waxaa ay ...

Macalin Dugsi Qur’aan oo lagu dilay Magalada Muqdisho

March, 20, 2019
Kooxo hubeysan ayaa Xaafada Buundooyinka ee degmada Waaberi ...

Mareykanka oo faah faahiyey duqeyn uu ka fuliyey Shabeellaha Hoose

March, 20, 2019
War qoraal ah oo kasoo baxay Taliska Ciidamada ...

Dowlada Somalia oo sheegtay inay waqtigeeda ku dhaceyso doorashada Galmudug

March, 20, 2019
Wasiirka Wasaaradda arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Maxamed ...

Xil Wareejin ka dhacday Madaxtooyadda Puntland

March, 20, 2019
Agaaasimaha cusub ee Madaxtooyada Puntland Mudane Maxamed Cabdiladiif ...

Barakac ka socda Xeraale

March, 20, 2019
Inta badan dadkii kunoolaa degaanka Xeraale ee gobolka ...

Somaliland oo sheegtay Eriteria in ka Caawinayso ka bixitaanka Soomaaliya

March, 20, 2019
Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland Baashe Maxamed Faarax oo ...

Qarax gaari oo ka dhacay Muqdisho

March, 20, 2019
Qarax Gaari ayaa goordhaw ka dhacay Afaafta hore ...

Maqaallo