GGGGGG
Saturday, November 17th, 2018
header

AKHRISO Madaxweyne Gaas oo Wasiiro Cusub Magacaabay

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on May 12, 2018 by   ·   No Comments

Madaxweynaha  Dowlad Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 12 May 2018 xafiiskiisa kasoo saaray wareegtu lagu magacaabay Wasiirka Wasaaradda Beeraha Iyo Waraabka iyo Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Kalyumaysiga Iyo Khayraadka Badda.

Xeer Madaxweyne Lr.47 May 12, 2018, kuna saabsan magacaabid Wasiir Iyo Wasiir Kuxigeen.

Madaxweynaha Puntland.

Markuu arkay: Dastuurka dawladda Puntland.

Markuu arkay: Aqoontooda, kartidooda Iyo Waayo-Aragnimadooda Shaqo.

Markuu Latashaday: Madaxweyne Kuxigeenka Dawladda Puntland.

  1. Waxaa Daahir Xaaji Khaliif Loo Magacaabay Wasiirka Wasaaaradda Beeraha Iyo Waraabka.
  2. Waxaa Cabdiraxmaan Salaad Maxamuud Loo Magacaabay Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda

Kaluumaysiga Iyo Khayraadka Badda.

Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay Madaxweynuhu.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

CIA:”Amarka lagu dilay Wariye Kashoggi waxaa bixiyay Amir Maxamed Bin Salmaan”.

November, 17, 2018
Hay’adda Mareykanka u qaabilsan Sirdoonka arrimaha dibadda ee ...

Daacish oo u digtay Shabaabka ka dagaalama Soomaaliya

November, 17, 2018
Wargeyska Todobaadlaha ah ee ku hadla afka Daacishta ...

Mareykanka oo Soomaaliya Safaarad ka furanaayo

November, 17, 2018
Xiriirka Mareykanka iyo Soomaaliya ayaa ahaa mid liita ...

Dhagayso:Warka Fiidnimo ee Radio Vos Cw

November, 16, 2018
Halkaan ka Dhagayso Warka oo uu soo jedinayo ...

Dhagayso:Faahfaahin Khasaare ka dhashay dagaal dhexmaray Ciidanka Galmudug iyo Shabaab

November, 16, 2018
Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxa ay kasoo baxayaan ...

SAWIRO: Wasiir Cawad oo kulan la yeeshay Dhiggiisa Kenya

November, 16, 2018
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Danjire ...

SAWIRO: Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay madaxda Jasiiradda Cyprus

November, 16, 2018
Gudoomiyaha Golaha Shacabka Amb Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ...

Waxgarad Nabadeyn u socday oo Shil ku galay Galmudug

November, 16, 2018
Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa waxa ...

Jabuuti oo qorsheynaysa in Eritrea ay ka dacweyso Maxkamada ICJ

November, 16, 2018
Maxamed Saciid Ducaale, oo ah safiirka Dowlada Jabuuti ...

Galmudug oo gacanta ku dhigtay baabuur qarax siday

November, 16, 2018
degmada Caabudwaaq ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada ...

Maqaallo