GGGGGG
Monday, March 25th, 2019
header

Xog:Qorshe halis ku ah Imaaraadka iyo Gaas&Madoobe oo dowlada Soomaaliya ka fushaneyso Xaaf iyo Waare

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on May 11, 2018 by   ·   No Comments

Ayadoo maalmaha soo socda lagu waday in madaxweynayaasha maamul goboleedyada dalka soomaaliya shir oga furmi lahaa magaalada Baydhabo ee xarunta KMG maamulka koofur galbeed ayaa lasheegayaa in haatan dowlada qorshe u degtay.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa isbaheysi la sameyneysa Maamulada Galmudug iyo Hirshabeelle, si ay u yareyso saameynta iyo dhaq dhaqaaqa maamulada kale sida Puntland iyo Jubbaland, oo xilligan xurguf siyaasadeed kala dhaxeyso, waxaana ay qorsheyneysa in ugu horeyn kala dhantaasho aqbaliyada maamul goboleedyada oo dhowaan shir ku leh Magaalada Baydhabo.

Wararka qaar ayaa sheegaya in dowladdu ay wado dadaalo ay ku baajineyso shirkaas ama inay ku qanciso in Madaxweynayaasha maamul goboleedyada Galmudug iyo Hirshabeelle oo xilligan ku sugan magaalada Muqdisho in aanay shirkaas ka qeyb galin.

Labadaan madaxweyne goboleed ayaa lasheegayaa in kulamo la qaadanayaan madaxda dalka si shirkaas oga baaqdaan inkastoo madaxweynayaasha Puntland,Jubbaland iyo koofur galbeed siyaasad ahaan isku dhow yihiin xiligaan.

Lama oga sida oo xaalka noqon doono inkastoo dowlada soomaaliya ay wado qorshayaal ku kala jabineyso hogaamiyaasha maamul goboleedyada kuwaasi oo dhaqaalo xoogan xiligaan ka helaayo dowlada Imaaraadka carabta oo khilaaf kala dhaxeeyo dowlada Farmaajo.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Doorasho Maanta ka dhaceysa Magalada Gaalkacyo

March, 25, 2019
  Magalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug waxaa ka ...

Akhriso:-Sababta loo xiray Wadooyinka qaar ee Muqdisho

March, 25, 2019
Waxaa Maanta xiran wadooyinka qaar ee Magalada Muqdisho,waxaana ...

Wararkii Ugu Dambeeyay Dhul-Gariir Caawa Ka Dhacay Kenya

March, 25, 2019
Dhul ruxankii xalay saacaddu markay ahayd 7.22 daqiiqo ...

Yuusuf Madaale”Amniga Muqdisho meeshii ugu xumeyd ayuu joogaa Isbarbar yaac ayaana ka jira”

March, 25, 2019
Iyada oo maalmihii dambe uu sii xumaanayay amniga ...

Wasiir kale oo ka mid ah Somaliland oo Musuq loo heysto

March, 25, 2019
Xeer ilaalinta guud ee Somaliland ayaa sheegtay in ...

Howlgal ka dhacay Muqdisho & dad badan oo lagu qabqabtay

March, 25, 2019
Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya waxaa ay ...

Faah Faahin Dagaal ka dhacay Gobalka Doollo.

March, 24, 2019
Inta la xaqiijiyey 2 ruux ayaa ku dhimatay ...

DEG DEG: Dhulgariir ruxay Kenya

March, 24, 2019
Sidda ay xaqiijiyeen Warbaahinta Kenya Dhulka ayaa ruxmay ...

Ciidamo kale oo ku dhawaaqay in ay kasoo baxayaan Furimaha dagaalka

March, 24, 2019
Cutubyo ka mid ah Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ...

Sawirro:-Ciidanka Danab Oo Al-Shabaab Kala Wareegay Deegaano Hor Leh

March, 24, 2019
Ciidamada Kumaandooska ee Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa wada ...

Maqaallo