GGGGGG
Monday, May 27th, 2019
header

XOG:Mucaaradka dowlada oo gor gortan ugu jiro xubnaha ugu muhiimsan golaha wasiirada Yaa kamid ah?

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on May 11, 2018 by   ·   No Comments

warar hoose oo lagu kalsonaan karo oo ka helnay xarunta madaxtooyada dalka soomaaliya ayaa shegaayo in mucaaradka dowlada gor gortan xoogan ugu jiraan qaar kamid ah golaha wasiirada.

Xogta ayaa raacineyso in mucaaradka dowlada kulamo la qaateen madaxweynaha iyo Xasan Cali Kheyre kuwaasi hordhigeyn xubno ay doonayaan in lagu soo daro golaha wasiirada cusub oo dhawaan ladoonaayo in isku shaadheyn lagu sameeyo.

Mucaaradka ayaa isku baheystay kasoo mid noqoshada golaha wasiirada waxaana ka kala imanayaan labada xisbi ugu waa weyn mucaaradka oo kala ah damul-jadiid iyo Daljir.

Gor gortankan ayaa yimid kadib markii heshiis lagu gaaray in Jawaari xilka gudoomiya nimada ka tanaasulo dhinacyada tageersan qeyb laga siiyo kuraasta golaha wasiirada.

Sido kale xogta ayaa raacineyso in mucaaradka dalbadeen ilaa dhowr wasiir oo kala ah wasiiirka arimaha gudaha ,kan amniga iyo maaliyada, waliba wasiirka dastuurka, iyo ra’isulwasaare kuxigeenka dalka.

Lama oga sida kayeeli donaan madaxweyne Farmaajo iyo kooxdiisa doonista mucaaradka dowlada ku doonayaan xubnahaan ugu muhiimsan golaha wasiirada oo dhawaan lagu wado in isku shaadheyn lagu sameeyo.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

SAWIRO:-Mas’uuliyiin kormeeray Goobaha Imtixaanka

May, 27, 2019
Mas’uuliyiin uu horkacayo Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada xukuumadda Soomaaliya ...

Madaxweyne Farmaajo oo soo geba-gabeeyay booqashadii Koonfur Afrika

May, 27, 2019
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalmahaan ...

Sawiro:-Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee K/Afrika

May, 27, 2019
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo weli ...

SAWIRO:-Wasiirka Amniga iyo Duqa Muqdisho oo kormeer sameeyay

May, 27, 2019
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan ...

Maxaa ka jira in markale uu fashilmay Imtixaanka ay qaadeyso Wasaaradda Waxbarashada?

May, 27, 2019
Iyada oo Maanta lagu wado in uu bilaawdo ...

Hay’adaha samafalka oo soo saaray qorsho la xiriira Abaaraha ka jira dalka

May, 26, 2019
Hay’adaha samafalka ee ka howlgala Soomaaliya ayaa todobaadkii ...

Maamulka Jubbaland oo jawaab kulul ka bixiyay Warkii Wasaaradda Arrimaha Gudaha

May, 26, 2019
Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee Dowlad ...

Dhageyso:-Digniin loo diray Dhaqaatiirta Ajanbiga ee ka howlgasha Hir-Shabeelle

May, 26, 2019
Wasiirka Wasaaradda Amniga Dowlad Goboleedka Hir-Shabelle Cabduqaadir Aadan ...

Hir-Shabeelle oo cadeysay mowqifkeeda Go’aankii Wasaaradda Arrimaha Gudaha

May, 26, 2019
Kadib markii Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya ay ...

Galmudug oo ka hortimid Go’aan kasoo baxay Xukuumadda Soomaaliya

May, 26, 2019
Wasaaradda arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa xalay shaacisay ...

Maqaallo