GGGGGG
Wednesday, November 14th, 2018
header

Xog: Shariif Xasan Oo Qorshooyin Qarsoon London Ugu Yimid & Sheekh Sharif Oo Uu Kula Kulmay

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on May 11, 2018 by   ·   No Comments

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa safar qarsoodi ah oo aan laga war qabin ku yimid magaalada London ee caasimada UK, halkaasi oo uu ku sugnaa mudo labo cisho kaliya.

Safarka Sharif Xasan oo ahaa mid qarsoodi ah oo aan laga war qabin ayaa warar kala duwan ay kasoo baxayaan, iyadoo mudadii labada cisho ee uu ku sugnaa kula kulmay saraakiil caddaan ah oo ka tirsan laamaha dowladda UK.

Lama oga ujeedada socdaalka iyo waxa ay ka wada hadleen saraakiishaasi, hase ahaatee warar hoose ayaa waxay sheegayaan in socdaalka Shariifka uu la xiriiro howlo horumarineed oo dowladda UK uu ka doonayay iyo ballan qaadyo u dhaxeeyay labada dhinac.

Dhanka kale, waxaa uu Shariif Xasan kula kulmay magaalada London madaxweynihii hore ee Somalia, Sheekh Sharif Sheekh Axmed, iyadoo kulamadooda la ogeyn inuu ahaa mid xiriir la ah socdaalka Sharif Xasan uu ku yimid London. Hase ahaatee Sheekh Shariif ayaa Jaamacadda Oxford waxbarasho ugu socotaa.

Dhanka kale, socdaalka Shariifka ayaa kusoo beegantay xili magaalada Baydhabo ay gaareen saraakiil ka socota dowladda Ingiriiska, kuwaasi oo tababari doona ciidamada maamulka Koonfur Galbeed.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Golaha Shacabka oo maanta Cod u qaadaya ku noqoshada Miisaaniyadda

November, 14, 2018
Xildhibaanada Golaha Shacabka BJFS ayaa maanta kulan ka ...

SAWIRO: Wasiir Cawad oo Itoobiya kula kulmay Xulka Qaranka Soomaaliya

November, 14, 2018
Danjire Axmed Ciise Cawad  Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo ...

Dagaal saakay ka dhacay Mooyaale.

November, 14, 2018
Wararka ka imaanaya deegaanka mooyaale ayaa sheegaya in ...

(Dhageyso)War Deg Deg ah :Wasiiru Dowlaha Amniga Jubaland oo Iska Casiley Xilkaasi

November, 13, 2018
Maxamed Cabdi Kaliil oo ahaa Labadii Sanno ee ...

Raiisal Wasaare Ku xigeenka dalka oo maanta daah furay Shirka Madasha Siyaasadda Dhaqaalaha Qaranka

November, 13, 2018
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed(Khadar) ...

Sawirro:-Wafdi Ka Socda QM Oo Gaaray Baydhabo Lana Kulmay Kusimaha Madaxweynaha KGS

November, 13, 2018
Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa Maanta ...

UK oo wali ka walaacsan dilkii Wariye Jamaal Khashoggi

November, 13, 2018
Wasiirka Arrimaha Dibadda UK Jeremy Hunt ayaa sheegay ...

Ciidanka Kenya oo toogtay haweenay Soomaali ah

November, 13, 2018
Sidda ay xaqiijiyeen Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka degmada ...

Khasaare ka dhashay Qarax ka dhacay Spain

November, 13, 2018
Saddex qof ayaa ku geeriyootay, saddex kalena waa ...

SAWIRO: Banaanbax ka socda Gaalkacyo

November, 13, 2018
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ayaa waxa ...

Maqaallo