GGGGGG
Monday, May 21st, 2018
header

XOG Dowlada DF Oo Go an Ka Qadaneso Hadaladii Axmed Madobe & Gaas…

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on May 11, 2018 by   ·   No Comments

Maamulada Puntland iyo Jubbaland oo ah, labadda dowlad goboleed ee ugu qadiimisan kuwa hadda dalka ka jira, ayaa waxay umuuqdaa kuwa dowlada Federaalka kula loolamaya siyaasadda arrimaa dibadda.

Axmed Maxamed Islaam [Axmed Madoobe], Madaxweynaha Jubbaland oo warbaahinta la hadlay dhowaan wuxuu tilmaamay in maamulkiisa uusan ku waafaqsaneen dowladda dhexe go’aanka dhax-dhaxaadnimada oo ah ka qaadatay xiisada Khaliijka.

“Dariiqa ay dowladu umartay xiisada Khaliijka waxay tahay mid aan sax ahayn, mana ka ah dhax-dhaxaadna, waxayna la safatay Qadar. Sidaas darteeda Jubbaland waxay taageersan tahay Imaaraadka, sababtoo ah iyagaa nooga waxtar fiican Qadar,” ayuu yiri Madoobe.

Cabdiwali Maxamed Cali [Gaas] oo dhankiisa marar kala duwan la hadlay wariyaasha wuxuu ku nuux-nuux saday in maamulkiisa uusan ka maar-min Imaaraadka, maadaama dhaqaalo iyo farsamo ahaan ay ka helaan taageero.

“Dowladda Federaalka waan kala hadleynaa mowqifka ay ka qaadatay xiisadda Khaliijka, sababtoo ah, waxaan aragnaa in Imaaraadka dal nooga fiican aanan hada heli Karin, sidaas darteeda waan ku qacin doonaa DFS inay taageerto,” ayuu yiri.

Isagoo shir Jaraa’id ku qabtay Magaalada Abu Dubai ee dalka Imaraadka ayaa wuxuu yiri mar kale: “Muqdisho kaliya ma ahan Soomaaliya, Soomaaliya ma ahan Muqdisho oo kaliya, sidaas darteeda Puntland, Imaaraadka ayey garab taagan tahay.

Dadka ka faalooda siyaasadda Soomaaliya ayaa waxay ku tilmaameen haladaan dhiilaysan ee kasoo yeeray labadaan masuul kuwa ay ka dambeyso maskax wayn, islamarkaana ay muujiyeen inay ka maarmaan dowladda Dhexe.

Khabiiradda siyaasadda arrimaha dibadda ka faalooda ayaa waxay kula taliyeen dowladda Federaalka inay uyeerto labadaan Madaxweyne, si ay ogaadaan waxa ay aaminsan yihiin, kadibna ay usoo bandhigaan Shacbiga Soomaaliyeed.

Laakiin, hadii aysan sidaas sameyn madaxda dowladda waxay ka digeen in xaalada ay halkaan kasoo fogaan karto, islamarkaana labadaan Madaxweyne ay saameyn ku yeelan karaan Maamul goboleedyadda kale ee dalka ka jira

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Dhegayso:Xidhibaan Daahir Aamiin Jeesow oo markale ka hadlay xaaladda magaalada Beledweyne

May, 21, 2018
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka mid ah ...

Sawirro:-Maxaa Kasoo Baxay Kulankii Guddiga Gurmadka Iyo Xubnaha Beesha Caalamka

May, 20, 2018
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mahdi ...

Dhageyso:-Xildhibaan Dr Cabdi Cali ”Xarunta Golaha Shacabku Waxay Isku Bedeshay Gole Geel”

May, 20, 2018
Xildhibaan Dr Cabdi Cali oo ka mid ah ...

Dowladda Soomaaliya Oo Jawaab Ka Bixisay Hadal Kasoo Yeeray Kenya Oo La Xiriiray Dacwada Badda

May, 20, 2018
Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya  Axmed Ciise Cawad ayaa ...

Dhageyso:- Khasaaro Horleh Oo Uu Geystay Roobkii Ka Da’ay Muqdisho

May, 20, 2018
Saacadahii lasoo dhaafay ayaa waxaa roob uu ka ...

Soomaaliland Oo Markale Xukun Culus Ku Riday Boqor Buurmadow

May, 20, 2018
Maxkamada Magalada Hargeysa ee Gobolka la yiraahdo Maroodi ...

Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Dalka OoWarbaahinta la hadlay kana War Bixiyay Safar Uu Ku Tegay Dalka Turkiga

May, 20, 2018
Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi ...

Magalada Baydhabo Oo Laga Mamnuucay Gaadiidka Inay Galaan Xilliyada

May, 20, 2018
Waxaa siweyn loo adkeeyey Amniga Magalada Baydhabo ee ...

AKHRISO:- Imtixaankii dowladda ee dugsiyadda Sare oo baaqday

May, 20, 2018
Wasaaradda Waxbarashadda dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in ...

Somaliland oo xabsiga u taxaabtay  Nabaddoon Maxamed Muuse 

May, 20, 2018
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Burco ee gobolka ...

Maqaallo

AKHRISO:- Duufaantii ku dhufatay Soomaaliya oo sababtay Khasaare badan

May, 20, 2018
Duufaan xoog leh ayaa ka dhacday degaanada ku ...

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com